“Xaglatoosiye Wuxuu Maanta Helay Quluubtii Shacabka Somaliland”Jamaal Cali Xuseen

    Hargeysa,11Nov,2015(QJ/SDN)-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye) inuu hantay quluubta shacabka reer Somaliland, isla markaa bogaadiyay.   Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa ku sheegay qoraal koobaan oo uu soo saaray, waxaanu sheegay Dr. Saleebaan Ciise Axmed inuu u qalmo xilkasta oo uu raadsado…

    Read More

      “114-kii Xubnood Ee U Codeeyey Dr. Xaglotoosiye Waxay La Mid Yihiin 114-ka Suuradood..” Xildhibaan Indho-Indho.

      Hargeysa,11Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa uu ku eedeeyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) inuu ka baxay dhex-dhexaadnimadii oo uu u codeeyey Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici,isla markaana waxa uu ka dalbaday inuu raali-gelin ka bixiyo arrintaas. . Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), ayaa waxa ku…

      Read More

        Madaxweynaha Jibouti Oo Ka Qayb-galaya Shirka Wadamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America

        Riyadh,11Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wefti uu Hoggaaminayo ayaa ka qayb-galaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Wadamada Koonnfur America. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa uu ka dhacayaa magaalada Riyaadh ee isla boqortooyada Sucuudi Careebiya. Shirweynaha ayaa waxa ka qayb-qaadanaya Hoggaamiyayaasha madaxda carabta iyo wadamada Koonfurta America…

        Read More

          Hooyo Soomaaliyeed Oo Ku Xanuunsanaysay Duleedka Magaalada Garoowe Oo Si Wanaagsan Loo Soo Caawiyay DAAWO

          Garowe,11Nov,2015(QJ/SDN)-Qoys Soomaaliyeed Oo Danyar ah kuna nool duleedka magaalada Garowe ayaa waxa Caawinnimo gaadhsiiyay Bulshada Soomaaliyeed ee Daafaha Caalamka ku kala sugan. Muuqaal laga soo duubay oo baraha bulshada si weyn ugu faafiyay ayaa muujinayay Ayeeyo Soomaaliyeed iyo Gabadh ay dhashay oo ay ka muuqato darxumo iyo baahi aad ku daran kuwaasi oo deganaa banaanka…

          Read More

            “Al-shabaab Weli Waxay Leedahay Awood Ay ku Geysato Weerarro Waxyeello Geysan kara..” Danjire Nickolas Kay

            Washington,11Nov,2015(QJ/SDN)-Ergayga QM ee Soomaaliya, Nicholas Kay oo ka jeedinayay khudbad shir lagaga hadlayay arrimaha Somalia oo ka dhacay xarunta guud ee QM ee New York ayaa sheegay in Somalia ay ka gudbayso guul-darrooyinkii horay u soo maray ayna u muuqato dal soo kabanaya dhibaatooyinkaas. Danjire Kay wuxuu xusay in is-beddelka Somalia uu yahay mid si…

            Read More

              Dowladda Kenya Oo Lagu Eedeeyay Inay Ku Durkayso Xuduuda Dalka Soomaaliya

              Baladxaawo,11Nov,2015(QJ/SDN)-Dadka deggan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Kenya ay ku soo durugtay xadkii u dhexeeyey labada dal ee ku beegnaa inta u dhaxaysa magaalooyinka Beled Xaawo ee Soomaaliya iyo Mandheera ee Kenya. ×  Gedo Mas’uuliyiinta magaalada Beled Xaawo iyo nabaddoono ayaa VOA u sheegay in dadka reer Kenya…

              Read More

                Daawo- Ardayda Soomaaliyeed ee Ankara oo la kulmay madaxweyne Shariif

                Ankara Nov 11,2015(SDN/QJ)-Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa soo dhawayn ballaaran u sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed. Soo dhawayntan ayaa waxaa qaban qaabiyay maamulka ardayda Soomaaliyeed ee Ankara oo uu horkacayo guddoomiyahooda cusub mudane Mustafa Maxamed Cali (Mustafa Caadle). Munaasabad ballaaran oo soo dhawaynta madaxweyne Shariif…

                Read More

                  Ururka Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Askari Ugandhis Ah Oo Ay Ku Qabsadeen Weerarkii Jannaale

                  Muqdisho,11Nov,2015(QJ/SDN)-Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay soo bandhigay askari Ugandhis ah kaas oo ay ku qabsadeen dagaalkii jannaale ee bishii lasoo dhaafay horraanteedii. Muuqaallo iyo sawirro lagu baahiyay warbaahinta xarakada Al-shabaab ayaa muujinaya baaxadda dagaalka iyo sida uu u dhacay dagaalkaasi,  sidoo kale waxa muuqaalada lagu arkayaa hub iyo saanad millatari oo gacanta u galay…

                  Read More

                    “Madaxweynuhu Wuxuu Been u sheegay Xisbigiisa Markuu Yidhi Dhex baan u ahay Murashixiinta,Wuxuu Codka Siiyey Saylici” Cali Guray

                    Hargaysa 10.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Buriyey Hadal Maanta ka soo Yeedhay Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye ka Sheegay inuu dhex u yahay Murashixiinta ku Tartamaysa Xisbigiyada qaranka Iyo ka Kulmiye . Cali Guray Wuxuu sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo si cad ula…

                    Read More

                      “Xaalka Guddoomiye Muuse Biixi Waa labbaatan jir Mudug jooga illaahay uma xilqarin” Guddoomiyaha Xisbiga Waddani C.raxmaan Cirro

                      Hargaysa 10.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxman Maxamed  Cabdilaahi (Cirro) ayaa si kulul uga jawaabay eedeymo uga yimid guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi, waxaanu Guddoomiye Cirro Muuse Biixi ku sifeyey in uu la mid yahay labbaatan jir Mudug jooga oo aan illahay u xil qarin. Sidaasi waxa uu ka sheegay mar uu qudbad ka…

                      Read More

                        Hal Qof oo Ku Geeriyooday iyo Afar Xubnood oo ku dhaawacmay dagaal Maanta Ka dhacay Magaalada Ceerigaabo.

                        Ceerigaabo 10.Nov 2015 (SDN/QJ):- Is rasaasaynta iyo dagaal udhexeeya ciidamada Booliska iyo Jabhad hubaysan oo uu wato sarkaal magaciisa Lagu sheegay Gaashaanle sare Axmed Cadib ayaa Galabta ka dhacay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag. Walow hada is rasaasayntii istaagtay, balse labada dhinac ee ciidamada Dawladda iyo kuwa sarkaalkani hogaaminayo, waxay dhufays kaga…

                        Read More

                          Murashixiintii Is bahaysiga Kulmiye oo Sheegay in aanay aqbali doonin Natiijo kasta oo ka soo baxda Shirka Golaha Dhexe DAAWO

                          Hargaysa 10.Nov 2015 (SDN/QJ):- Murashixiinta is bahaysiga Kulmiye ee Maanta Dibada ka Joogay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye uga qabsoomay Caasimada Hargaysa isla markaana lagu doortay Murashixiinta Jagada Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye uga qayb galaya Doorashooyinka Madaxtinimo ayaa sheegay in aanay aqbali doonin Go’aanka ka soo baxa Shirka Golaha Dhexe.

                          Read More

                            Wasiirka Warfaafinta oo ka dhabeeyay inaanu Taageerin Murashaxnimadda Muuse Biixi iyo Ku Xigeenkiisa Saylici Iyo Jawigii Madasha

                            Hargaysa 10.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta ka dhabeeyay balan uu hore ugu qaaday Saaxiibadiisii Wasiirada ahaa ee iska casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Wasiir Cukuse oo barbar fadhiya Madaxweyne Siilaanyo isla markaana ka qayb galay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Waxa Codkiisa ku diiday Murashaxnimadda Madaxweyne…

                            Read More

                              Mudaharaadka Ka Dhacay Ceerigaabo,Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Sarkaal Ciidanku rabeen in la Qabto oo Hadal ka Jeediyey Dagaalkan DAAWO

                              Ceerigaabo 10.Nov 2015 (SDN/QJ):- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, waxaa ka dhacay mudaharaad rabshado wata oo ay dhigayaan qaar ka mid ah bulshada degaanka Ceerigaabo. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya dhimashada hal qof iyo dhaawaca dhawr ruux. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay cabashada dadweynaha mudaharaadaya balse xogaha hor dhaca…

                              Read More

                                Nuxurka Khudbada Madaxweyne Siilaanyo ee Shirkii Maanta ee Golaha Dhexe,Sababaha uu cuskaday Tanaasulkiiisa DAAWO

                                Hargaysa 10.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Khudbad dhinacyo badan leh ka jeediyey Kulanka 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa dib ugu noqday Taariikhdii Xisbiga Kulmiye waxa uu Xusay in dabayaaqadii Sannadkii 2002-dii ay ku aasaaseen xisbiga Kulmiye oo Xiligaas ahaa Urur Siyaasadeed isagoo sheegay in Mudo…

                                Read More

                                  Weedhihii ay Ka Jeediyeen Murashixiinta Guulaystay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

                                  Hargaysa 10.Nov 2015 (SDN/QJ):-Ergada ka qayb qaadanaysay Shirka 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye waxay ugu horayn u cusboonaysiiyeen Mudo Xileedkoodii Hogaankii Golaha Dhexe oo ka Kooban Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ku Xigeenkiisa iyo Xoghayaha Guud waxaa Markaas Kadib Khudbad Kooban madashaa ka Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka waramay Shirkan…

                                  Read More

                                    Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo New York kaga qayb-galay shir lagaga hadlay Arrimaha Soomaaliya

                                    New-York,10Nov,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo gaaray magaalada New york ee Maraykanka , isagoo uga qaybgalaya shir looga hadlayo horumarka Soomaaliya, kasoo ay kasoo qaybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan Qarmada Midoobay. Shirka oo uu shir-gudoominayay xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain Philip Hammond ayaa looga hadlay hormarka Somalia ee dhinacyada amaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda, waxaana…

                                    Read More

                                      Bankiga adduunka oo bogaadiyay Hufnaanta Nidaamka Maaliyaddeed ee dalka Somalia

                                      Muqdisho 10.Nov 2015 (SDN/QJ):-Bankiga adduunka ayaa bogaadiyay isla markaana ammaanay horumarka iyo hufnaanta Nidaamka maaliyaddeed ee dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib kulan ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka, waxaana sidoo kale kulanka joogay khubaro…

                                      Read More

                                        Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka KULMIYE Oo Makale Loo Doortay Cabdiraxmaan Saylici

                                        Hargeysa,10Nov,2015(QJ/SDN)-Shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ee ka socday magaalada Hargeysa ayaa lagu doortay musharaxa madaxweyne ku-xigeenka ee xisbigaasi. Xilkan oo ay ku tartamayeen laba Murashax oo kala ahaa Saylici iyo Xaglo-toosiye, ayaa waxa ku guulaystay Saylici isagoona Helay 230 cod halka Xalglo-toosiye uu ka helay 114cod Waxaanu Saylici sidaas ku noqday musharaxa madaxweyne ku-xigeenka…

                                        Read More