RW Cabdiwali Ayaa Caawa Ka Qayb Galay Kulan Lagu Soo Bandhigayey Wax Qabadka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

    Muqdisho, May04, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Cabdikarin Xusein Guuleed, Wasiiru dowlaha Amniga  Da’ud Cabdikarin Sh. Cumar iyo Wasiiro ku xigeeno ayaacaawa booqday xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si ay uga qayb galaan kulan lagu soo bandhigayey wax qabadka ciidanka oo ay soo qaban qaabiyeen…

    Read More

      Khasaaraha ay Sababtay Booyad Shidaal Siday oo Hargaysa ku Qaraxday Kadib Markii ay Qalibantay {DHAGAYSO}

      Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee hal qof,ayaa ku geeriyooday  mid kalena wuu ku dhaawacmay booyad shidaal oo ku gaddoontay agagaarka xaruntii hore ee ay ku jirtay UNICEF ee magaalada Hargeysa ugu yaraan laba gurina wey ku shuf beeleen. Booyada shidaalka sidday,ayaa ka soo daadegtay dhanka jidka ka yimaadda xaafadda Xero  Awr waxaanay…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

        Read More

          ” Waxaan ka Shaqaynayaa Nabadgalyada Waxaan Gobolka Ka Fulin doonaa Mashaariic”Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo Buuhoodle {DHAGAYSO}

          Buuhoodle 04.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Socdaal Shaqo ku tagay Magaalada Buuhoodle halkaas oo Si balaadhan loogu soo dhaweeyay . Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland ayaa Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle Waxa uu kala Hadlay Meel Fagaare ah waxaanu sheegay inuu Gobolkani dalka intiisa…

          Read More

            Hargaysa Booyad Shiidaal Siday oo Qalibantay iyo Qarax ka dhashay SAWIRO

            Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Booyad shidaal oo nooceedu yahay waaraad isla markaana shidaal sidday,ayaa ku gadoontay agagaarka xarunta CID-da ee magaaladda Hargeysa dhismayaasha u dhaw guriga uu deggan yahay Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Axmed Yuusuf Yaasiin iyo inta u dhaxaysa Xarunta CID-da. booyada ayaa la sheegay inay qalibantay ka dibna ay qaraxday halkaana uu a kacay…

            Read More

              Xaglo-toosiye Oo Buuhoodle Soo Dhaweyn Lama Filaan ah Ka Helay, Cali Khaliif Oo Muraara-dillaacay iyo Shacabka Deegaankaas Oo Deeqdii ugu Horraysay Ee Somaliland Ka Timaadda Helaya

              Buhodle:May,04,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Buuhoodle gaadhay Wasiirka wasaaradda  Caafimaadka Somalilandd Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xagla-toosiye) tan iyo markii uu Noqday wasiirka Caafimaafka Somaliland. Wasiirka ayaa Magaalada Si caadi ah oo aanay soo dhaweyn masuuliyadeeda ka muuqan  galay Magaalada, Waxan si weyn goobo magaalada ka sokeeya ugu soo dhaweeyey Odayaasha iyo waxgaradka Beeshiisa. Sida ay noo sheegayaan wararka…

              Read More

                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Jidka Kala Baydh iyo Wajaale SAWIRO

                Hargaysa 04.May 2014 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada tog-wajaale halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.   Madaxweynaha oo ay socdaalkiisa ku wehelinayaan mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Somaliland ayaa markii uu magaaladaasi gaadhay waxa uu Xadhiga ka jaray wadada laamida ah ee isku…

                Read More

                  Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Murashaxa Madaxtinimda Ee Doorashadda 2015-ka {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 04,May,2014 (SDN/QJ)-Muuse Biixi Cabdi,ayaa goor dhawd si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu Yahay Musharaxa Jagadda Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye ee Doorashadda Madaxtinimda ee 2015-ka. Arintan ayaa uu kaga dhawaaqay warysi uu siiyay laanta Afka Somali-ga ee BBC-da. GUJI HALKAN SI AAD MOBILKAAGA UGA DHAGAYSATO BADHEEDHAHA MUUSE BIIXI [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MuuseBixi04.mp3″] SDN/QJ-Hargaysa daacad@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com  

                  Read More

                    Ujeedada Safar aan hore loo shaacin oo Madaxweyne Siilaanyo ugu baxay Gobolka Gabiley

                    04,May,2014 (SDN/QJ)-warar hadda soo gaadhaya Shabakadda warar ee Qurbejoog.com,ayaa sheegaya in Madaxweyne Siilanyo uu safar ugu baxayo Magaaladda Tog-wajaale ee Gobolka Gebilay.ilaa hadda si rasmi ah looma oga Waxa uu daaranyahay safarka Madaxweyne Siilaanyo iyo Wafdiga uu Hogaaminayaa.hase yeeshee warar ay helayso Qurbejoog.com ee la xidhiidha safarka Madaxweynaha ayaa tilmaamaya inuu madaxweynuhu xadhiga ka soo…

                    Read More

                      Dacwadii loo haystay Masuuliyiinta Haatuf oo Maanta dhegaysigeeda dib loo dhegay

                      04,May,2014 (SDN/QJ)-wararka haatan naga soo gaadhaya Maxkamadda Gobolka Hargaysa,ayaa sheegaya in dib loo dhigay dhegaysiga Dacwadii Wargeyska Haatuf ee Madaxa banana,kana soo baxa Caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Ilaa hadda si rasmi looma oga waxa keenay Dib dhaca ku yimid Dacwadii ay Xeer-ilaalintu kusoo oogaysay Masuuliyiinta Wargayska Haatuf oo markii hore balatu ay ayhayd maanta oo…

                      Read More

                        Madaxweyne Geele oo Maraykanka Gaadhay,Xili la Abaabulayo Mudaharaad ka dhan ah Imaatinkiisa

                        04,May,2014 (SDN/QJ)-Madaxwaynaha wadanka Djibouti mudane Ismail Omer Geele iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo, ayaa saaka ka dagay giroonka wayn ee ciidama Markanka andrews ee ku yaala gobolka Marland ee duleedka magaalasda waashington. Wafdiga waxaa soo dhaweeyay saraakii ka socota wasaarada arima dibada, cidamada marakanka iyo safaarada wadanka DJibouti. Wuxuuna ka gudoomay salaan sharaf cutubyo…

                        Read More

                          Axmed Karaash Oo Ku Hanjabay Inay Somaliland Xoog Kaga Saari Doonaan Deegaanada Bariga ee ay Gacanta Ku Hayso

                          Garowe:May,04,2014(SDN/QJ)-Wasiirka arrimaha gudaha, dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan(karaash)- ayaa ka hadlay Xiisadda ka taagan deegaanada Xuduudda Somaliland iyo Puntland u dhaxaysa.   Wasiirka oo la hadlay idaacada Daljir ee Galkacayo, ayaa sheegay in Soomaaliland ay gardaro ku joogto deegaanka Holhol ee gobolka Sool, halkaas oo ay dhowaan qabsadeen, waxana…

                          Read More

                            “reerkaa Tolkeenna ah (Puntland) midda la isku hayaa waa Waxayga iyo waxaagaba aan Cuno, danta naga dhaxaysaana waa noo muuqataa, laakiin…..” Cali Khaliif

                            Buuhoodle:May,04,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia, isla-markaana horboodaya  Maamulka Khaatumo ee aan Natiijada Gaadhin, ayaa sheegay inay Rabitaanka KHaatumo ka dambayso Cadaadis kaga yimi Somaliland iyo waliba Maamulka Puntland. Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlayey Magaalada Buuhoodle, ayaa Shacabka Halkaas Deggen u sheegay inaanay Bulshada caalamku wali waxba u qaban…

                            Read More

                              Dabkii Xalay ka Kacay Kaalinta KAAH Oo Dibadda Soo Dhigay Karti-darrada Xukuumadda Siilaanyo ee Dhanka Adeegga Bulshada Iyo Taliye Fadal Oo Ciidan Bilaa Ujeeddo ah Goobta Dhoobay

                              Hargeysa:May,04,2014(SDN/QJ)-Dabkii Habenekii xalay Baabi’iyey Kaalintii shidaalka ee KAAH oo ku taallay Bariga Magaalada Hargeysa, ayaa dibadda u soo saaray tabcaan-nimada xukuumadda siilaanyo ee dhinaca adeegga arrimaha Bulshada. Dabkan  oo muddo saacado ah socday, ilsa-markaana aanay xukuumaddu ka qaybqaadahin demintiisa, ayaa ahaa mid ay shacabku markii dambe ku guulaysteen innay Damiyaan inkastoo uu khasaare ballaadhani gaadhay…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Wuxuu Tacsi Gaadhsiinayaa Mulkilayaasha KAAH HOTEL

                                London May 03,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Oo wakhtigan ku sugan dalka Filand isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka Xibiga  Waddani, waxa uu Tacsi gaadhsiinyaa mulkilayaasha KAAH HOTEL, isagoo ka tacsiyaynaya Hantidii ku gubatay  galabta fiidkii dab qabsaday Xarunta Ganacsiga ee KAAH HOTEL. Waxaanu isagoo arikaasi ka hadlaya yidhi…

                                Read More