Meehanowga Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Oo Markale Cirka Isku Shareeray Iyo Mushaharkii Oo U Xanniban Masuuliyiinta sare

    Hargeysa:10-March-2014(SDN)-Waxa mar kale cirka isku shareeray Cabshada iyo tawaawaca shaqaale weynaha wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wagyigelinta Somaliland kadib markii  uu mushaharkii ka raagay. Xilligan oo ay bishu gaadhay Toban ayaanay wali shaqaalah wasaaradda Warfaafintu qaadanin wax mushahar ah, iyadoo ay sababtu tahay Murankii dhexyaallay wasiirka iyo Agaasimaha Tv-ga Qaranka oo wali halkiisii taagan. Furdaamin la’aanta…

    Read More

      452-kii Qof Ee Shalay Imtixaanka ay ka qaadday Hay’adda Shaqaaluhu Oo kala Hufiddoodii la Gudo Galay

      Hargeysa:10-March-2014(SDN)-Dhallinyaradii tartanka ugu jirtey boosaskii ka Bannaanaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ee shalay  horraantoodii u fadhiisatay imtixaanka ayaa  la Gudo galay sixitaankooda. Sixitaanka Imtixaankan ayaa bilaabmay isla-shalay gelintii dambe, waxana gacanta ku haya oo saxaya Saraakiil sare oo ka kala socda Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Sida ay sheegayaa wararka ay helayso Qurbejoog.com,…

      Read More

        Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Howlgaladu ma joogsanayaan inta laga xoreynayo kooxaha nabadiidka dhamaan goobaha ay ku harsan yihiin”

        Muqdisho, March 9, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan ballaaran la qaatay saraakiisha ciidanka Qalabka sida, iyo kuwa ciidanka nabad illaalinta ee AMISOM, isaga oo ugu hambalyeeyey guulaha ay ka soo hooyeen howlgalada ka soconaya qeybo ka tirsan gobolada Bakool iyo Gedo, kuwaasoo kooxaha nabadiika looga sifeeyay degaanada…

        Read More

          Aqoon yahan Siciid Xariir Diiriye oo ka hadlaya Musuqmasaqa laaluushka boobka ka imanaya wasiirada ganacsiga macdanta iyo tamarta iyo waxbarashada

          London 10March14(SDN) Asc  waxaan salaamayaa shacabka somaliland iyo madaxda/ culimo_udiinka, indheer_garadka somaliland.salaan ka bacdi madaama Oo uu inagusoo fool leeyahay doorashadii parliemanka iyo madaxwaynaha somaliland ee election 2015 somaliland decides. cidii Parleimanka uga qaaybagalaysa gobolada iyo deeganada ka laduwan ee dalka iyo cidii aay u doornayso madaxwaynaha dalka.waxaa Inta aaynu ogsoonahay tartamaaya sadex xisbi oo…

          Read More

            “Waxa Aan Idinku Salaamayaa Intii Aan Xidhnaa Ee Dibin-daabyada Iyo Xaqdarada Lay Gaystay Sidaad Uga Dagaalamayseen….Guuleed Daahir {DHAGAYSO}

            Burco 09.March 2014 (SDN)- Waxa Maanta Gaadhay Magaalada Burco Isla Markaana Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Guddoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Oo In Muddo Ah Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa. Haddaba Ka Dib Soo Dhawayntiisa Waxa Uu La Hadlay Dadweynaha Waxaana Uu Xukumada Ku Eedeeyey In Ay Xaq-daro Ku Haysatay Mudadii uu…

            Read More

              Wasiirka Caafimaadka oo Balan qaaday inay Xukuumadu Diyaarisay Kabkii Dhaqaale ee Cisbitaalka Wajaale {DHAGAYSO}

              Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka,Maaliyada,iyo Wershadaha oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Gobolka Gebilay iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Degmada Wajaale halkaas oo laga bilaabay dhismaha Cisbitaal Weyn oo ay Somaliland ka Taageerayaan Imaaraadka Carabta. Xubanaha Wasiirada ahi Waxay soo indho indheeyeen qaabka uu dhismaha Cisbitaalkani ku bilaabmay iyagoo Warbixino ka…

              Read More

                Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Fariin u diray Dadka Somaliland ee Diidan Xasuuqii ka dhacay dalka {DHAGAYSO}

                Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka Ah Ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta ka Hadlayay Aas Wadareed loo sameeyay 44 Ruux oo Rajiimkii Siyaad bare ku Xasuuqay Magaalada Hargaysa 1984kii ayaa Sheegay inay  Lagama Maarmaan Tahay In Maxkamad Caalamiya La Horkeeno Dadkii Wakhtigaasi Ka Midka ahaa  Xukunkii Siyaad Barre Isagoona Cod dheer…

                Read More

                  Waraysi Xiiso Badan oo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa kaga Hadlay Inuu Khilaafkii Golahoodu dhamaaday,Hawl Qabadka Gudida Joogtada iyo Himilada Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudiga Joogtadda ah ee Golaha Wakiilaada ahana Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Md. Ibraahim Mahdi Buuba,ayaa maanta Waraysi gaar ah oo uu Xafiiskiisa Ku siiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbejoogta kaga xog-waramay Guddi ahaan iyo sida shaqadoodu ugu socoto, Suura-galnimadda inuu soo laba kacleeyo Khilaafkii Gilgilay Golahooda,Xaaladda Xisbiga uu…

                  Read More

                    Xuddur oo xasilloon kaddib ka bixitaankii Al-Shabaab

                    Xuddur 09.March 2014 (SDN)- Degmada Xuddur ee xarunta u ah gobolka Bakool ayaa xasilloon kaddib markii Jimcihii la soo dhaafay halkaas laga eryaday maleeshiyada kooxda Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macallin Axmed oo ku sugan Muqdisho ayaa  u sheegay in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee…

                    Read More

                      452 Qof oo Maanta u Fadhiistay Imtixaan ay Qaadayso Hay’ada Shaqaalaha Dawlada kuwaas oo 49 ka Mid ah ay Rabaan Wasaarada Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Nuux Sheekh Muuse Ducaale ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyay 452 Xubnood oo ay Imtixaan ka Qaadeen kuwaas oo 49 ka Mid ah Hore u Shaacisay Wasaarada Arrimaha Guduhu inay u qaadanayso Shaqaale. Munaasibada Qaadista Imtixaankan Waxaa ka Qayb galay Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Qaranka, Mas’uuliyiin ka Socday…

                      Read More

                        44 Qof oo ay Xasuuqday Dawladii Siyaad barre oo Aas wadareed loogu sameyey Magalada Hargeysa.

                        Hargaysa 09.March 2014 (SDN)- Wax maanta Aas wadareed loo sameyey 44Qof  oo ay xasuuqeen dawladii  Siyaad Barre 1984 kii, wakhtigaasi oo dadka reer Somaliland lagu sameynayey Xasuuq in dadka loogu aabo yeeleyn. Dadkan ayaa lagu xasuuqay meesha la yidhaahdo  Badhka oo ku taalla Badhtamaha Magaalada Hargeysa oo wakhtigaasi dawladaasi si badheedh dadka inta ay isku…

                        Read More

                          Toronto: Soo dhaweyntii Dr. Fadal ee Xisbiga WADDANI Toronto iyo Khudbadiisii uu ku duray Xukumada Siilaanyo+SAWIRO.

                          Toronto 09.March 2014 (SDN)- Waxa si wayn lugu soo dhawayn magalada Toronto  ee cariga Canada, DR maxamed  cisman fadal oo ah gudoomiya gudiga arima dibada ee xisbiga waddani, waxan xafladaa ka soo qay galay madaxda xibiga qaran ee Toronto iyo tageerashay xisbiga waddani Xafladan oo jawi wacan ku bilaaban tahye, ayaa waxa furuy  gudoomiyaha lanta Toronto…

                          Read More

                            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo amray soo celinta Dhulka iyo Guryaha dawlada

                            Hargeysa Mar 09,2014(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa u xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2314/032014, ku dhaqan geliyey Dib-u-soo Celinta Gacan Ku Haynta iyo Ku-tasarrufka Dhulka iyo Guryaha Dawladda. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 12aad, Faqradiisa 3aad iyo Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay Qodobka 31aad, Faqradiisa 2aad ee Xeerka Maamulka Dhulka…

                            Read More

                              DAAWO:Guddoomiye Ciro oo Abu Dubai lagu soo dhaweeyay

                              Abu Dhabi Mar 09,2014(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku yimi dalka Isu taga Imaraadka Carabta. Guddoomiyaha ayaa halkaa kula kulmay taageereyaasha xisbiga Wadani oo soo dhaweyn u sameeyay wefdiga  oo u badnaa xildhibano ka tirsan gollaha Wakiilada.  

                              Read More

                                Fadeexad:Mayorka Hargeysa oo ku hor kufay shacabka reer Jabuuti

                                Jabuti Mar 09,2014(SDN)-Duqa magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Soltelco oobooqanaya Jabuuti ayaa khudbad uu ka jeediyay xaflad ay magaalada Jauti ku qabsadeen xisbiga taladahaya waxa uu ku aflagaadeeyay siyaasiyiinta iyo mucaaridka dalkaasi. Cabdiraxmaan Soltelco ayaa khudbad guulwadeyn aheyd oo uu halkaa ka jeediyay waxa uu ku amaanay Goaankii Jabuuti ay uga weecatay ka mid noqoshadii Somaliweyn…

                                Read More

                                  Xisbiga Ucid laantiisa Uk oo soo dhawayn balaran u sameyey Mujaahid Cali Gurey daawasho sawiro gaara

                                  London 09March14 (SDN)Taageereyaasha Xisbiga Mucaaridka ee  UCID ee Dalka UK ayaa waxa ay soo dhaweyn balaaran u sameeyeen masuuliyiinka tirsan xisbiga UCID  oo booqasho ku jooga wadankan oo u ka mid  ahaayeen Guddoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga UCID Cali Gurey,Xoghayaha Maaliyada Marwo Faadumo Siciid iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Xisbiga UCID.xafladan oo ay soo qaban qabiyeen Madaxda…

                                  Read More

                                    Waxgaradka Deegaanada lughaya Oo Si Weyn Uga Soo Horjeestay qaxooti Wasiirka Dibudejinta Somaliland Sheegay In Djibouti Laga Soo Rarayo

                                    Lughaya:09-march-2014(SDN)-Waxgaradka Deegaanka Lughaya ee Somaliland ayaa si kulul uga horyimi dhaqdhaqaaqyo uu wasiirka dib u dejintu ka wado deegaanada xeebaha Somaliland uu sheegay inuu qaxooti ka soo celin doono dalka Djibouti. Odayaashan oo shalay shir jaraa’id ku qatay deegaankaas ayaa sheegay inaanay jirin wax qaxooti ah oo deegaanada Lugahay iyo Saylac kaga maqan dhinacca Djibouti….

                                    Read More

                                      Siyaasiga Jaamac Maxamed Qaalib Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Soo Gelitaanka Ciidanka Ethiopia Ee Somalia

                                      Muqdisho:09-March-2014 (SDN)-Siyaasiga caanka ah eek a soo jeeda Somaliland, balse aaminsan Mabda’a soomaaliweyn,  isla-markaana soo noqday Taliyihii ciidankii xoogga dalka somaliyeed xilligii madaxweyne Maxamed siyaad Barre, ayaa sheegay in soo gelitaanka ciidanka Ethiopia ee Somalia aanay wax faa’iido ah soo kordhin doonin. Jaamac maxamed Qaalib ayaa si cad u sheegay inuu aaminsan yahay inaanay ciidanka…

                                      Read More