Kooxihii Ka Soo Horjeeday Axmed Madoobe Oo Ku Dhaqaaqay Abaabul Dagaal Oo Ka Dhan ah Maamulkii Shalay La Dhisay iyo Xukuumadda Somalia Oo Dusha Ka Daawanaysa.
Kismayo:21-Jan-2014(SDN)-Maalin ka dib markii la sheegay in Maamulkii Jubba land la dhisay loona cumaamaday Madaxweynenimada Axmed Madoobe, ayaa waxa soo Baxay Warar dhiilo leh oo ay wadaan Kooxaha ka soo horjeeda Maamulkiisa oo muddo horeba dagaal la galay. Kooxaha oo dhawaan qaarkood warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaanay waxba kala soconin dhaqanka uu Axmed madoobe…
