Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasiir ku-xigeen U Magacaabay Wasaaradda Dib u dejinta

    Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dib-u-dejinta Jamhuuriyadda Somaliland.   Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;   Markuu Arkay: In baahi loo…

    Read More

      Dib U Xasuuso: Maxay Iska Shabahaan Is Casilaada Wasiiradii Todobaadkan iyo Kuwii Daahir Rayaale Kaahin.

      Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Maalmihii u danbeeyey ee Xil haynta Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Xubno ka Tirsan Golihiisa Wasiiradu Waxay Shaaciyeen inay Iska Casileen Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin. Waxaanu halkan maanta oo jimce ah idiinku soo gudbinayna xusuus taariikhi ah, oo ku saabsan waxay iska shabahan iscasiladda wasiiraddii Rayaale iyo…

      Read More

        “Ragga Ku Dhaawaaqaya Inqilaab Ayay Wasiiradii Is-casilay Wadeen Waa Qaar Aan Habeena Jirin,”Wasiirkii Hore Hawlaha Guud.

          Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo Guryaynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo kamid aha Wasiiradii dhawaan Xilkay Xukuumadda ka hayeen iska casilay, ayaa wax lagu qoslo iyo dacaayado raqiis ah ku tilmaamay wararka laga faafiyay ee sheegaayay in qorshahoodu aha riditaanka dawladda, Inqilaab iyo wax yeelida ammaanka. Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo u waramay…

        Read More

          Khilaafka Kulmiye Oo Dib U Curtay+ Yaa Ku Kala Tagay Khilaafka Kulmiye? Yaase Ku Midoobay? Faallo

          Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Heshiiskii Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye gaadhay 21-kii bishan ee ku qotomay qabanqaabinta shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa mar kale burburay, waxaana muuqata in khilaaf cakirani soo baxay. Kadib khilaafkii  xisbiga iyo xukumadda labada garab ka dhigay intii madaxweyne Siilaanyo ku maqnaa safarkiisii Ireland ayaa 21-kii bishan waxaa xarunta dhexe ee xisbigu Hargeysa…

          Read More

            “Xisbiga Kulmiye Guddihiisa Waa Inay Ka Dhacaan Tartamo Wanaagsan Oo Nadiif Ah Oo Daahfurnaan Leh Oo Si Furan Looga Wada Qayb Galayo, Haddii La Doonayo ” Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar

            Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo xukumadda Siilaanyo ka soo noqday wasiirka ganacsiga iyo wasiirka arrimaha dibadda ayaa maanta dalka ku soo laabtay, wuxuuna ka talo bixiyay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo xukumaddiisa kala qaybiyay. Waxa uu sidoo kale bogaadiyay madaxweynaha iyo guddoomiyaha Kulmiye oo uu ku tilmaamay inuu aqlabiyadda golaha dhexe kasbaday. “Waxaan jecelahay inaan halkan…

            Read More

              Khilaafka Kulmiye Ma Soo Celin Doonaa Doorkii Lumay Ee Golaha Wakiillada iyo Midnimada Shirguddoonka?: Faallo

              Hargeysa,30Oct,2015(QJ/SDN)-Taniyo markii xukumadda Siilaanyo xilka la wareegtay sanadkii 2010, waxaa muuqatay in aqlabiyadda mudaneyaasha golaha wakiillada ay hogaaminayeen xubnaha xisbiga Kulmiye ugu jira golaha wakiillada. Waxay aakhirkii gaadheen in 56 ka mid ah 82 mudane ee golaha wakiilladu daacad u ahaadaan awaamiirta iyo rabitaanka xukumaddu ka leedahay golaha wakiillada, taasina waxay sahashay in shaqadii iyo…

              Read More

                Qaabkee Ayuu Ahaa Hawl-galkii Loo Is-ticmaalay Sirdoonkii Dabagalka iyo Xogaha Ka Soo Ururiyey Samaale, Xirsi, Biixi,Dr. Cabdi Aw-daahir Iyo Wasiiradda La Socda ee baadhistii Sannadka Qaadatey.

                Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- “Maalin-nimadii Kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee Sannadkii hore ayay ahayd markiii uu Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadii Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Kulmiye….Continue Reading Qorshihii songs kala daadiyey kooxda “Halista” ” Hawl-galkii siyaasada ee sannadka qaatey “. Maalin – nimadii kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee sannadkii yay…

                Read More

                  Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub ee Congress ka maraykanka loo doortay Paul Davis Ryan ?

                  Washington 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wuxuu ku dhashay magaalada Janesville, Wisconsin, 29 January 1970 kii.waana gudoomiyii ugu da da yaraa ee soo mara Congress ka dalka maraykanka in ka badan 150 sanadood. Ryan yaraantiisii wuxuu galay dugsi Catholic School ah oo ku yaala magaalada Janesville ee gobolka Wisconsin. Dgsigiisii sarena Joseph A. Craig High School oo…

                  Read More

                    Guddida Doorashooyinka Dalka Tanzania Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashadii Madaxtinimada

                    Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddida doorashooyinka dalka Tanzania ayaa ku dhawaaqay maanta in murashaxii xisbiga talada Tanzania haya ee CCM, John Magufuli uu ku guuleystay doorashadii madaxnimo ee dalkaas ka dhacday. Magufuli ayaa ku guuleystay 58.46% codadkii la dhiibtay, halka murashaxii la tartamayay ee mucaaradka, Edward Lowassa uu isna helay 39.97% codadkii la dhiibtay, inkastoo…

                    Read More

                      War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandhayn Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukuumaddiisa.

                      Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3641/102015 ku magacabay wasiiro, wasiiru-dawlayaal, Wasiiro ku xigeeno, Agaasimeyaal guud iyo La-taliyeyaal Madaxweyne.   Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                 Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey:        Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka; Markuu Arkay:                 In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasiirada,…

                      Read More

                        Shiinaha Oo Oggolaaday In Qoysku Dhali Karo Laba Caruur Ah

                        Bejein,29Oct,2015(QJ/SDN)-Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inay joojinayaan siyaasadeeda in qoyska uu yeelan karo hal cunug. Reer walba hadda waxaa loo ogol yahay inay yeeshaan laba carruur, wakaalada warfaafinta shiinaha ayaa ka soo xigatay xisbiga hantiwadaaga ee talada haya. Sharciga la isku qilaafsanaa ayaa la hirgaliyay 1979 si loo yareeyo tirada dadka ee kordhaysa. Laakiin walaac laga…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Wakiilka IGAD U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya.

                          Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka mid ah urur goboleedka IGAD. Sida uu Warbaahinta qaar ka mid ah u sheegay xoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Hogaamiyaha xisbiga Ucid waxa uu kulan gaar ah la qaatay wakiilka somaliland iyo somaliya u qaabilsan urur goboleedka…

                          Read More

                            ‘’Madaxweyne In Miyirkaagu Dhanyahay iyo In Aanad Dhamayn Makala Garanayno..’’ Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere.

                            Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Dheere) oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xildhibaanada Xisbiga KULMIYE ayaa markii ugu horreysay ka hadlay iscasilaadda wasiirada iyo khilaafka xisbiga Kulmiye, xildhibibaanka oo Hargeysa warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in madaxweyne siilaanyo la saftay garab ka mid ah labadii garab ee ku loolamaayay xisbiga kulmiye isagoo weliba…

                            Read More

                              Wasiirkii Ciyaaraha Ee Iscasilay Oo Maanta Loo Dhaariyay Ka Mid Ahaanshaha Golaha Wakiilada Somaliland

                              Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo hore u ahaan jiray wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu maalinkii shalay  iska casilay xilkii wasiirnimo. Dhaarinta Mudanahan ayaa ka dhacday Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dib markii uu Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji…

                              Read More

                                Somaliland: Xusuusta Qaraxyadii Maanta Oo Kale Ka Dhacay Magaalada Hargeysa 29,Oct,2008.

                                Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-7 Sano ayaa laga joogaa maanta oo kale markii qaraxyo is-miidaamin ah ka dhaceen magaalada Hargeysa gaar ahaan XarumahaSafaarada Itoobiya,Xaruntii Qaramada Midoobey iyo Madaxtooyada Somaliland. Qaraxyadaas ayaa waxaa ku dhintay 24 oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland, oo uu ka mid ahaa Xog-hayihii Xafiiska Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin Alle ha u naxariistee,…

                                Read More

                                  Shirkii India iyo Afrika oo ka furmay New Dalhi iyo Ballan-qaad loo Sameeyay Afrika – SAWIRRO

                                  New-Delhi,29Oct,2015(QJ/SDN)-Shir-madaxeedkii dalalka Afrika iyo India ayaa ka furmay maanta magaalada New Delhi ee xarunta dalka hindiya, iyadoo ra’iisul wasaaraha Hindiya, Narendra Modi oo kaga dhawaaqay shirka inuu dalalka Afrika ku caawinayo 600 oo Milyan oo doollarka Mareykanka. Waxaa shirkan ka qayb-galay in ka badan 50-hoggaamiye oo Afrikaan ah oo uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya, Xasan…

                                  Read More

                                    Nadaafad Darrada Magaalada Muqdisho, Burburka Waddooyinka iyo Xilliga Roobka – SAWIRRO

                                    Muqdisho,29Oct,2015(QJ/SDN)-Magaalada Muqdisho ayaa mudoyinkii dambe aheed mid dhinaca horumarka u jiheesatay, waxaana Magaalada laga dhisay dhismooyin aad u qurux badan, waxaa sidoo kale la dhisay Laamiyo badan oo kuyaala Magaalada Muqdisho oo horey u bur bursanaa Dowlada Turkiga ayaa dhistay Laamiyo badan oo Muhiim ah oo kuyaala Magaalada Muqdisho gaar ahana laamiga dheer ee Maka…

                                    Read More

                                      Dhagaysiga Idaacadda VOA Oo Laga Mamnuucay Deegaanada Maamulka Puntland.

                                      Garowe,29Oct,2015(QJ/SDN)-War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntiland ayaa deegaanada maamulkaasi ka taliyo looga mamnuucay in laga dhageesto ama Idaacadaha kuyaala ay sii daayaan Laanta Afka Soomaaliga ee VOA. Wasiirka Warfaafinta Puntiland ayaa ku eedeeyay Idaacada VOA in ay caadeesatay tabinta Warar aan xaqiiqo aheyn uu sheegay in ay dhaawacayso sumcada iyo jiritaanka…

                                      Read More