“Inkasta Oo Aan Ahaa Garabkii Gale Ee Diidanaa Oo Aan Islahaa Waxbaa Khaldan Hadana Markii Uu Heshiiskii Sax Noqday Waan Imid Meesha Oo….” Xildhibaan Bulqaas (DAAWO)

    Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)- Hirdanka Xisbiga Kulmiye ayaa hadal hayntiisu aad ugu badan tahay Suuqyada Siyaasadda,Waxaa la is weydiinayaa Waxa ka soo Bixi doona Shirka Golaha Dhexe. Labada Garab ee Xisbigu u Kala Fadhiyo ayaa Mid kastaa Goonidiisa u sheeganayaa inuu haysto aqlabiyadii Golaha Dhexe. Xildhibaan Bulqaasi oo ka Tirsan Golaha Wakiiladda ayaa Mar uu…

    Read More

      Afhayeenkii Hore ee Qasriga Madaxtooyada oo Ku Hambalyeeyay Afhayeenka Cusub ee Xilkii uu Iska Casilay loo Magacaabay

      Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)- Afhayeenkii hore ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul waxa uu farriin hambalyo iyo bogaadin ah u diray Xuseen Aadan Cigge oo shalay  loo magacaabay Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland,waxaannu ku sifeeyay shaqsiyad hawshaas gudan karta oo khibrad leh Afhayeenkii hore ee Madaxweynuhu Mr Dhuxul waxa uu sheegay in sunnaha dawladnimaddu uu yahay…

      Read More

        Maxaa ka taqaan guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir?

        Muqdisho 28,Oct 2015 (SDN/QJ)- Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa guddoomiyaha cusub ee  gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho loogu magacaabay Sheekh Yuusuf  Xuseen Jimcaale oo ka tirsan xisbiga madaxweynaha, muddo dheerna loo saadaalinayay inuu xilkan qabto. Sheekh Yuusuf  wuxuu ka soo jeeda gobolka Banaadir, wuxuuna in muddo ah ku noolaa dalka Masar, halkaas…

        Read More

          Shan Wasiir oo Madaxweyne Siilaanyo ka Difaacay inuu Murashax Muuse Biixi Si Gaar ah Dhabarka u Taabtay DAAWO

          Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah golaha wasiirada somaliland ayaa ka hadlay xaalada nabad galyo ee dalka iyo is casilaadii ay sameeyaan wasiiradii ka tirsanaa xukuumada madaxweyne Siilaanyo. Xubnahan oo  maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta wasaarada gaashaandhiga ayaa kala ahaa wasiirka gaashaandhiga, wasiirka caafimaadka, wasiirka macdanta iyo tamarta, wasiirka ganacsiga iyo wasiirul…

          Read More

            Wasiiradii Xukuumadda iska Casilay oo Shir Gaar ah ku Yeeshay Hargaysa,Cadeeyayna in aanay Ka Tanaasulayn Damacooda Murashaxnimo DAAWO

            Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xubnihii Wasiirada ahaa ee Maalintii Shalay ku Dhawaaqay inay iska Casileen Xilkii ay ka hayeen Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Maanta isugu Yimid Shir ay diirada ku saarayaan Masiirkooda Siyaasadeed. Kulankan oo ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen oo Saxaafadu dibada ka Joogtay ayaa markii uu soo dhamaaday Waxay ka hadleen Waxyaabihii…

            Read More

              Kulan howleed ku aadan dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu qabtay Muqdisho

              Muqdisho, October 27, 2015 (SDN/QJ)-Kulan howleed ku aadanaa dib u eegista Dastuurka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Dastuurka ayaa maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kulankan goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Maxamed Sh. Cismaan “Jawaari”, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, Guddoomiyaha Maxkamadda sare Avv. Ceydiid Ilka-xanaf, Wasiirka…

              Read More

                “Arrintani Waxay U Muuqanaysaa inqilaab, Maadaama Xukuumad Dhan Ragii Ugu Awooda Badnaa Is Casileen” Boqor Buur Madow

                Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Buurmadow ayaa ka hadlay iscasilaadii dhawr iyo tobanka masuul eek a tegay shaqadii ay xukuumadda u hayeen.Buurmadow oo dhacdadaa ka hadlayaana wuxuu yidhi; “Horta aad iyo aad baan uga xumay inay wasiiradani iscasilaan, ragani waa rag dalka wax badan u soo qabtay oo ay Taariikhdu xusi doonto. Runtii waxaynu odhan…

                Read More

                  “Waxaanu aamminsan nahay in laga fogaado kooxaysiga qori-isu-dhiibka ah iyo ku-danaysiga magaca reeraha oo ay Xukuumaddan Siilaanyo si baahsan u adeegsatay “ Aragtida Waddani ee Khilaafka Kulmiye DAAWO

                  Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)-“Xukuumadda Kulmiye ee uu hoggaaminayo Mudane Siilaanyo, waxay abuurtay shaki iyo mugdi isku gedaamay Somaliland oo werwer iyo walaacba ku abuuray beesha caalamka iyo dadkii maal-gashan lahaaba. Dhaqanka Xukuumaddan iyo Xisbigani, wuxu waxba-kama-jiraan ka dhigayaa tacabkii iyo guulihii dhiigga lagu hantiyay ee shacbiga Somaliland. Waxaanu shacbiga Somaliland u sheegaynaa in aanu dariiqa…

                  Read More

                    Wasiirkii Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre oo ku dhawaaqay is casilaadiisa DHAGAYSO

                    Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre Prof. Faarax Cilmi Geedoole ayaa iska casilay xilkii uu qaranka u hayay. Wasiirka ayaa telefishanka Startv u sheegay in gabi ahaanba xilkaasi iska casilay. Prof Geedoole, ayaa ah musharax u taagan jagada Madaxweyne xigeenka ee Xisbiga Kulmiye, taasi oo la filayo in lagu doorto shirka…

                    Read More

                      “Kulmiye Ma aha Markii Kowaad ee la Iska Casilo,Rag badan ayaa hore uga baxay Laakiin arrinta iminku waxay u Muuqataa…” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

                      Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex dhashay Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye ee Sababay in Tiradii ugu badnayd ee Wasiiro ahi ay Shalay ku dhawaaqeen inay Iska Casileen Xilalkii ay ka hayeen Xukuumadda iyagoo Iftiimiyey in Madaxweynuhu uu Garab siinayo Mid ka…

                      Read More

                        War Deg Deg ah:Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Xubno ka Mid ah Xilalkii ay Baneeyeen Wasiiradii Shalay is Casilay

                        Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3631/102015 Isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey golaha wasiirada Somaliland, isagoo buuxiyey qaar ka mida wasaaradihii ay baneeyeen wasiiradii hore iyo Magacaabayna Afhayeen Cusub. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey:…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Kulmiye oo ka Hadlay inuu Madaxweynuhu Taageersan yahay,Muxuu ka Yidhi Wasiiradii is Casilay DAAWO

                          Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa u taagan Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Goor dhawayd Saxaafadda kula hadlay Xarunta Xisbiga ee Magaalada hargaysa ayaa ka hadlay Taageero la sheegay inuu Madaxweynuhu u Muujiyey si uu uga reebo Murashixiinta Kale, Muuse Biixi Cabdi waxaa kale oo uu ka hadlay…

                          Read More

                            Farshaxan Amin Caamir Oo Sawir Ku Muujiyay Burburka Xukuumadda Kulmiye.

                            Hargeysa,27Oct,2015(QJ/SDN)-Farshaxanka Amin-Arts, ayaa Sawir gacmeed ku muujiyay burburka ku yimi xukuumada madaxwayne Siilaanyo. Haddii madaxwaynaha ina hufnaan hogaamiyenimo iyo tudhaale dal ku jiro kursiga wuu baneyn lahaa, waayo shantii Sanno ee dadku u coddeeyeen xilkii wuu ku fashilmay oo dalka doorasho wuu gaadhsiin kari waayey. Ta labaad muxuu dal hogaamiyaa xisbigiisii baa gacantiisa ku burburay…

                            Read More

                              Shirkad Somaliland Ka Caawin Doonta Ururinta Macluumaadka Oo Hargeysa Laga Daah-furay.

                              Hargeysa,270ct,2015(QJ/SDN)-Shirkadda Oracle oo Somaliland kala shaqayn doonta ururinta macluumaadka (Data base system) ayaa shalay si rasmi ah looga furay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Furitaankii shirkadan wax ka qayb galay madaxweyne-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, guddoomiyaha maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed, wasiirka xidhiidhka goleyaasha iyo tiknoolajiyada Cali Xaamud Jibriil, wasiirka duulista Maxamuud Xaashi Cabdi, saraakiil…

                              Read More

                                Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaadhay Dalka Sucuudiga iyo Kulamo Uu La Leeyahay Boqorka Dalkaasi – SAWIRRO

                                Riyadh,27Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaadhay magaalada Riyadh ee xarunta Saudi Arabia, halkaasoo isaga iyo wafdigiisa si diirran loogu soo dhaweeyay. Wafdiga Xasan Sheekh ayaa waxaa ka mid ah; wasiirrada arrimaha dibadda, maaliyadda warfaafinta, taliyaha nabad-sugidda iyo xubno kale oo dowladda federaalka Soomaaliya ka tisran. Socdaalka madaxweynaha ayaa salka…

                                Read More

                                  Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar Oo La Filayo In Loo Magacaabo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland

                                  Hargeysa,27Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa la filayaa in loo magacaabo wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah oo uu baneeyay Maxamed Biixi Yoonis oo shalay is casilay. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay inay madaxtooyada Somaliland la xidhiidhay Dr. Maxamed oo ku sugan dalka Kenya, lana filayo inuu…

                                  Read More

                                    War Degdega: Ambasador Axmed Aden Dagaal (Ahmed Safiina) Safiirka somaliland Ee Arimaha Xajka oo xilkii iska casilay kuna sababeyey khilaafka xisbiga kulmiye anu ka hadhay asxaabtisa

                                    Saudi Arabia 27oct15(SDN)Safiirka Somaliland u qaabilsan arrimaha Xajka dalka Sucuudiga Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa goor aan sidaa u sii fogayn bogiisa Facebook ku shaaciyey inuu xilka safiirnimo iska casilay. Qoraal koobaan oo uu ku shaaciyey bartiisa Facebook ayuu ku yidhi Anigoo ah Ambasador ahmed Adem dagaal (ahmed Safiina) Safiirka somaliland ee arimaha Hajjka…

                                    Read More

                                      Dil Dilaaca Xisbiga Kulmiye, Xukuumad Wakhti u hadhay Oo Wasiiradeedii si Tusbax Furan ah Isu Casileen iyo Sababaha Keenay FAALADA SHABAKADA QURBEJOOG

                                      Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ):- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo, Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana. Khilaafka Xisbiga Kulmiye ma aha Mid ku Cusub Saaxada…

                                      Read More

                                        Baaxaadega iyo Marin Habowga ay Xukuumadu ka qaaday Wasiiradda iska Casilay iyo Madax diiday Xilal loogu yeedhay

                                        Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxtooyada somaliland ayaa ku jahawareersan sidii ay isga moosi lahaayeen Daadadka Siyaasadeed ee hafiyey waxaana tan iyo shalay galab Baaqiga kasoo hadhay Xukuumada Siilaanyo Odayaal Dhaqameed Beesha Madaxweynaha kasoo jeeda iyo Gamboolayda Marwada la safani ay ku hawlan yihiin soo xulida xubno Miisaan leh oo iyagu buuxiya jagooyinka adhaxda lagaga jabay…

                                        Read More

                                          “Oohow Kuma Xasilo Geel Haduu Aar u Soo Dhaco’’ Aragtida Gudoomiye Cali Guray ee Foos burburka Kulmiye

                                          Hargaysa 27.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Sheegay In Xisbiga Kulmiye uu baa’bay,Waxaanu ku baaqay in loo baahan yahay Shir deg deg ah oo Lagu badbaadiyo Waddanka oo Sida uu Sheegay haadaan ka sii dhacaya. Cali Guray ayaa Qoraal uu arrintaas kaga hadlayo Wuxuu ku faafiyey Barta…

                                          Read More