Diyaarad Ruushku Leeyahay oo Ku dhacday Deegaanka Siinay ee Dalka Masar iyo 224 Ruux oo ku Geeriyooday
Qaahira 31.Oct 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha dalka Masar Shariif Ismail ayaa maanta xaqiijiyey in diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka oo ay saarnaayeen 224 qof ay ku dhacay Deegaanka Dhul weynaha Siinay ee dalka Masar,Diyaaradaas oo ka Kacday magaalada dalxiiska loo tago ee Sharm El-Sheikh. Saraakiisha dalka Masar ayaa sheegaya in diyaaradaasi ay dhacday wax ka…
