“Madaxweynuhu Wuxuu U Yeedhay Wasiiro Qoyskiisa Ah. Waa Xaqiiqo Aan Been Ahayn. Haddii La Beeninayo Been Baa La Sheegaya” Samaale

    Hargeysa,29Oct,2015((QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale, ayaa shir jaraa’id oo uu Hargeysa ku qabtay wuxuu ku hogotusaaleeyay dhibaatooyin dalka ka jira, waxaanu dib u saxay hadal uu dhawaan yidhi. Wasiir Samaale, wuxuu yidhi “Waxaan jecelahay inaan saxo waxaan u jeedayna caddeeyo hadal aan dhawaan warbaahinta siiyay, waxaa hadalkaygaas ka mid ahaa “haddii madaxweyne Shaanidii ku…

    Read More

      Falanqaynta Saamaynta Ay Is Casilaadda Dabarka Goosatay Ku Yeelanayso Madaxweyne Siilaanyo, Mustaqbalka Xisbiga KULMIYE Iyo Shaqada Qaranka

      Hargeysa,29Oct,2015(QJ/SDN)-Toddobaadkan waxa iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo tiro 12 wasiir ah oo isugu jira wasiir iyo wasiir-xigeeno iyo weliba agaasime guud iyo afhayeenkii Madaxweynaha. waxaana wasiiradan ku jira wasiiro muddo dheer ahaa gacanta midig ee Madaxweyne Siilaanyo. Waxay noqotay markii u horaysay ee tiro intan leegi ay iska casilaan xukuumad talada haysa, waxaanay wasiiradani ka…

      Read More

        Madaxweyne Alassane Ouattara Oo Mar Labaad La Doortay

        Ivory coast,28Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Ivory Coast Alassane Ouattara ayaa ku guulaystay markii labaad madaxweynenimada  doorashada dalkaasi, isagoo ku guulaystay siddeetan iyo saddex boqolkiiba codka la dhiibtay. Doorashada oo ah tii ugu horaysay tan iyo doorashadii 2010, waxaa natiijada doorashadii 2010 ka dhashay dhimashada 3,000 qof kadib markii madaxweynihii wakhtigaasi diiday inuu xilka ka dego. Dhowr mucaarad…

        Read More

          Qiso dhab ah – Caruur loo iibshay Ipads iyo khatarta ka iman karta‏

          Ottawa Oct 28,2015(SDN/QJ)-Tiknoolojiyada ay caruurtu isticmaalaan khatarteeda ayay leedahay hadaanay caruurtu si taxadar ku jiro u isticmaalin. Waalidku waa in ay caruurta yaryar ka war hayaan sida ay u isticmaalayaan aaladaha kala duwan ee ay u iibiyaan. Barmaamijkan waxa aan ku falanqayn doonaa khatarta ka iman karta hadaan waalidku ku foojignayn khatarta ka iman karta…

          Read More

            Ururka Midowga Afrika oo dhinacyada South Sudan ku dagaallamaya ku eedeyay inay galeen dambiyo

            Jubba,28Oct,2015(QJ/SDN)-Muddo dheer kaddib ayuu ururka Midowga Afrika wuxuu markii ugu horreysay shaaciyay warbixin ka hadlaysa xad-guduyada kala duwan ee ka dhashay colaadaha ka socda dalka Koonfurta Suudaan. Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in dhinacyada ku dagaalamaya Koonfurta Suudaan ee xukuumadda iyo kooxaha uu hoggaamiyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalkaas, Riek Machar ay galeen dambiyo…

            Read More

              Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Fariin U Diray Ururka Al-shabaab

              Muqdisho,28Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo saaray farriin ku socota xubnaha Al-shabaab. Taas oo uu sheegay inay la xidhiidhto khliaafka soo dhexgalay kooxda, sida lagu sheegay warbixin uu madaxweynuhu soo saaray. “Waxaan si dhow ula soconaa khilaafka aan qarsoonayn ee soo kala dhex-galay xubnaha ururka Al-shabaab ee ku saabsan inay daacad u noqdaan…

              Read More

                ”Wasiirada iscasilay Waxaan leeyahay ALLE Meel khayr qabta ha idin mariyo..” Madaxweyne Siilaanyo

                Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa maanta muddo dheer kaddib booqday xaruntii xisbigiisa Kulmiye, isla markaana qaatay kaadhkii shirweynaha golaha dhexe lagu galayey oo maalmihii u dambeeyey ka socday xarunta xisbigaasi ee magaaladda Hargeysa. Madaxweynaha oo ay garab socdaan xubnihii wasiiradda cusbaa qaarkood ayaa sheegay in xisbiga kulmiye lagu dhex tartamayo, isla markaana  u mahad naqay…

                Read More

                  ‘’Maanta mar haddaan ka tagayo waxba Cabasho muujin maayo, Dumarkaa cawda, Anigu nin rag ah ayaan ahay oo caban maayo..’’ Wasiirkii Ciyaaraha

                  Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo goordhaweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ayaa sheegay in iscasilaadiisu la xidhiidhin khilaafka xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiintii dhawaantan iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirku waxa uu sheegay in isagu horayba u damacsanaa in uu isku casilo, ka dib markii ay socon weyday shaqadii uu hayay sababo…

                  Read More

                    Nuxurka Jawaabo Nicholas Kay Ka Bixiyay Su’aalo Laga Waydiiyay Somaliland

                    Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Danjiraha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr Nicholas Kay, ayaa sheegay in qaramada midoobay xidhiidh wanaagsan la leedahay Somaliland, wuxuuna ka jawaabay su’aalo la waydiiyay.   Mr Nicholas Kay oo wariye ka tirsan telefishanka Universal waraysi la yeeshay ayuu Somaliland laba su’aalood ka waydiiyay waxayna ku saabsanaayeen mawqifka qaramada midoobay ee gobolada Sool…

                    Read More

                      Somaliland: Wasiirkii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Oo Goordhaweyd Iscasilay.

                      Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada Madaxweyne Siilaanyo MD Axmed Cabdi Kaahin ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu xukuumadda ka hayay. Wasiirkan ayaa noqonaya masuulkii 14aad ee xukuumadda Axmed Siilaanyo iska casilay,iyadoo hore ay iskaga casileen 13masuul oo wasiiro,ku xigeeno iyo Afhayeenkii madaxtooyada ah. Arintan ayaa ka dhalatay kadib markii la sheegay in Madaxwayne…

                      Read More

                        Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Wasiirada Is Casilay Iyo Loolanka Ka Dhex Jira Xisbiga KULMIYE

                        Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro), oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn, ayaa ka hadlay khilaafka cusub ee ka dhex qarxay Xisbigia Kulmiye, ee sababtay in masuuliyiin ka mid ah Wasiiradu is casilaan, waxaanu ka digay in khilaafkaasi sii socdo. Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan Siiro),oo wareysi gaar ah…

                        Read More

                          Sidee Ayuu Wasiir Sacad U Arkaa Xilka Cusub Ee Loo Dhiibay?

                          Hargeysa,28Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Sacad Cali Shire, oo shalay loo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibada kadib markii uu Maxamed Biixi Yoonis iska casilay xilkan, ayaa Madaxweynaha ugu mahadnaqay xilkan cusub ee uu u magacaabay, waxaanu sheegay in sida ugu wanaagsan uu xilkan uga soo bixi doono.  Wasiir Sacad Cali Shire oo…

                          Read More

                            Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Puntland Oo Iscasilay.

                            Garowe,28Oct,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyihii Barlamanka Maamulka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa shir jaraa’id oo uu goordhaweyd Magaalada Garowe ku qabtay sheegay inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee Baarlamaanka Maamulka Puntland. Gudoomiyaha ayaa shaaciyey inuu iscasilay kadib markii xildhibaano gaadhaya 40 mudane ay moohsin ka keeneen. Wuxuu sheegay Siciid Xasan Shire in Ciidamo ay leeyihiin dowladdu ay  inqilaab ku…

                            Read More

                              Hogaamiyaha Falastiin Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Hor Jeedinaya Golaha Xuquuqal Iisaanka Qaramada Midoobay.

                              Brussels,28Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka Falastiiniyiinta, Maxamuud Cabaas, ayaa waxa uu khudbad ka jeedin doonaa kulanka gaarka ah ee golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay uu maanta ku yeelanayo magaalada Geneva. Waa markii ugu horreysay oo hogaamiye Falastiini ah uu ka hadlo golahaas. Falastiiniyiinta ayaa saddex sanno ka hor loo ogolaaday in ay golahaasi korjooge ka noqdaan iyagoon…

                              Read More

                                Burco:Dhacdo Murugo Leh Waa Gabadh Yar oo Hooyadeed aan arag Mudo 24 Sanno ah ‘’ Hooyadey baan Rabaa’’ DAAWO

                                Burco 28.Oct 2015 (SDN/QJ)- Waa Dhacdo Saamayn ku Yeelanaysa Qof kasta oo Daawada Waa Muuqaal ka Turjumaya Duruufaha Bulshada Somaliyeed ay ka dhaxleen Dagaaladii Iyo Colaadihii Wehelka la Noqday. Magaalada Burco Waxaa lagu daadiyey Waraaqo Baafin ah oo ay Ku Qoran Yihiin Kuna Sawiran Tahay Ayaan C.laahi C.qaadir Waxay rabtaa Cid u sheegta Hooyadeed oo lagu…

                                Read More

                                  Gudoomiye Muuse Biixi Oo Bayaamiyay Ciqaabta Xeerka Xisbiga KULMIYE Jidayn Karo In Lagu Fuliyo Wasiirradii Is Casilay

                                  “Waxa la Is Weydiin Doonaa Miyay ka Hor Yimaadeen (Wasiirradii Iscasilay) Barnaamijkii Xisbiga,  Haddii Ay Noqoto HAA Inay Ka Hor Yimaadeen Oo  Waliba Si Abaabulan Uga Horyimaadeen. Xeerka Xisbigu wuxuu Tilmaamayaa In Tallaabooyin Laga Qaado” Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga talladda Somaliland haya ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ahna Murrashax ka mid ah tartameyaasha u…

                                  Read More

                                    ”Ninka Xukumadda KULMIYE Cadaalada Usamayn Waayey,..” G.Xigeenka Xisbiga WADDANI Seed Oo Ka Hadlay Wasiiradii Iscasilay DAAWO

                                    Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Tafsiir ka Bixiyey Iscasilaadii ugu Tirada badnayd ee Mar qudha ka dareeray Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa Sheegay in Madaxweyne Siilaanyo inuu Cadaalad u samayn kari waayay Xisbigiisii Kulmiye.

                                    Read More

                                      Burji Siyaasadeedka Saddex Cali Oo Madaxweynuhu Xilal u Magacaabay Iyo Qorshe Ay Hal Mar Ku Dallaceen Saddex Masuul

                                      Hargaysa 28.Oct 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu  buuxiyay   oo magacaabay siddeed ka mid ah xilalkii ay baneeyeen xubnihii Golaha Wasiirrada iyo afhayeenkii madaxtooyadda ee Isniintii todobaadkan isku casilay sababo la xidhiidha  xanafta loolanka murrashaxiinta madaxweynaha iyo madaxweyne Ku xigeenka ee xisbiga KULMIYE dhexdiisa  ee lagu wado inuu ka dhaco 10-ka…

                                      Read More