Qaramada Midoobay oo mar kale kordhisay Muddada Cunno-qabteynta Hubka Soomaaliya

    Muqdisho,24oct,2015(QJ/SDN)-Qaramada Midoobay ayaa kordhisay muddada cunno-qabteynta hubka ee saaraan Somalia, kaddib shir Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay  ay ku yeesheen magaalada New York. Golaha Ammaanka ee QM ayaa shaaciyay in muddo sannad ah lagu kordhiyay muddada cunno-qabteynta hubka Somalia, iyadoo xilligaasna uu ku eg-yahay bisha November ee sannadka2016-ka. Muddo kordhintan cunno-qabteynta hubka Somalia ayaa waxaa…

    Read More

      “Dalkii Waxaa Helay Casaabado. Casaabad Madaxtooyada Fadhida Oo Iyadu Tirooyinka Xisaabisa Iyo Casaabad Kale Oo Suuqa Jooga”

      Hargeysa,24Oct,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Siiro, ayaa khudbadiisii jimcaha kaga hadlay arrimo ka mid yihiin Iibinta xaruntii waxbarashada dadban ee Haweenka(Women’ Club), dhacdadii ka dhacday jidadka isku xidha Hargeysa iyo Sheekh iyo culaysta ay leeyihiin xilalka dawladdu marka la eegayo diinta Islamka. Sheekh Aadan, ayaa arrimo badan oo dalka ka socda shalay si faahfaahsan uga hadlay “Waxaynu si…

      Read More

        Wasiirka Khaarajiga Itoobiya Oo Ka Hadlay Mawqifka Dalkiisa Ee Qadiyada Somaliland

        Addis-ababa,24Oct,2015(QJ/SDN)–Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Tedros Adhanom, ayaa sheegay in Itoobiya Somaliland u aragto qayb ka mid ah Somaliya islamarkaana in xal laga gaadho qaddiyadda Somaliland u taalo dadka Somalida ah. Wasiirka, oo shalay ka qayb galay kulan ka dhacay London oo lagaga hadlayay dhaqaalaha iyo ganacsiga u dhexeeya Afrika iyo Shiinaha, ayaa qof Somali…

        Read More

          Madaxtooyada Oo Sheegtay In Madaxweyne Siilaanyo Dhex U Yahay Murashixiinta Tartamaysa

          Hargeysa,24Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxtooyada Somaliland ayaa beenisay in Madaxweyne Siilaanyo uu soo kala dhawaysanayo murashixiinta, waxaanay sheegtay in madaxweyne Siilaanyo dhex u yahay murashixiinta ku tartamaysa xisbiga KULMIYE. Afhayeenka madaxtooyada Axmed Saleban Dhuxul oo shalay u waramay shabakadda wararka ee Gudgude, ayaa yidhi  “Madaxweynaha  Somaliland  Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, waa odayga KULMIYE,  waa aasaasihii xisbiga  halkan soo gaadhsiiyay….

          Read More

            Waraysi ay hal-abuur Canab Guuleed Wan-weyn oo Somali Week Festival ka qayb gelaysaa ay kaga hadlayso hal-abuurkeeda DAAWO

            Hargaysa 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Abwaan Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah suugaanyanhannada sannadkan ka qayb gelaya kulanka Somali week festival ee London ka dhacaya, ayaa waraysi hordhac ah oo Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Hargeysa kaga qaaday waxay ku faahfaahinaysaa hal-abuurkeeda. Waxaana waraysiga ku jira maansooyin ay qaar ka mid ah ku luuqaynayso.

            Read More

              Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Isagoona Ka Hadlay Xaaladda Dalka Gaar Ahaan Haamaha Shidaalka DAAWO

              Hargeysa,23Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo todobaadyadii u danbeeyay ku maqnaa dalka dibeddiisa ayaa saaka dalka dib ugu soo noqday, Magaalaa Hargeysa ee Caasimada Somaliland, gudoomiye faysal oo hor kacaayay wefti ka socda dalka jarmalka ayaa markii uu soo gaadhay garoonka diyaaradaha ee cigaal waxa uu warbaahinta kula hadlay…

              Read More

                Xassan Sheekh Maxamuud Oo Sheegay In Dhawaan AMISOM laga Rari Doono Jaamacadda Gahayr.

                Muqdisho,23Oct,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka go’an tahay in la horumariyo adeegyada ay bixiso Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dhawaan dib loo hawl-geliyay, kaddib dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Xasan Sheekh ayaa hadalkan sheegay xilli uu booqanayay Khamiistii shalay ahayd xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho; halkaasoo indho-indheyn ku sameeyay…

                Read More

                  Qaramada Midoobay oo Shaacisay in Soomaaliya laga Cidhib-tiray Cudurka Halista ah ee Dabeysha

                  Muqdisho,23Oct,2015(QJ/SDN)-Hay’adaha Caafimaadka Dunida [WHO] iyo UNICEF ee Qaramada Midoobay ayaa shaaciyay Khamiistii shalay ahayd in laga cidhib-tiray Somalia cudurka dabeysha, kaasoo waxyeelleeyay 192 qof tan iyo sannadkii 2013-kii. Tallaabadan lagu shaacisay in cudurka dabeysha laga cidhibtiray Somalia  ayaa yimid kaddib markii baarayaal ka kala socda haya’adaha UNICEF, WHO iyo xarummo ka cudurkan hor-taga ay baaritaanno…

                  Read More

                    Dowladda Uganda Oo Sheegtay Inay Joojinayso Tababarada Ay Siiso Ciidamada Soomaaliya.

                    Muqdisho,23Oct,2015(QJ/SDN)-Dowladda Uganda ayaa ku shaaciisay inay joojinayso tababarrada ay ciidamadeeda ku sugan Somalia siiyaan ciidamada dowladda Somalia oo ay in muddo ah wadday. Warbixin kasoo baxday xukuumada Kampala oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta dalkaas ayaa lagu sheegay in madaxda Uganda ka doodeen sida uu u socon karo qorshaha lagu tababarro ciidamada dowladda…

                    Read More

                      Garab ka tirsan Ururka Al-shabaab Oo Sheegay Inay Ku Biireen Dowladda Islaamka (DAACISH)

                      Gal-gala,23Oct,2015(QJ/SDN)-Garab ka tirsan ururka Al-shabaab ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay daacad u noqonayaan khilaafada islaamiga ah ee Daacish (ISIS), taasoo ka dhigaysa kooxdan tii ugu horreysay ee Soomaaliya ka socota ee si cad u sheegta inay ku biirayaan Daacish. Kooxdan waxa saldhiggeedu yahay buuraha Galgala ee maamul-goboleedka Puntland ee woqooyi bari Soomaaliya. Kooxdu waxay…

                      Read More

                        Ururka Table7 oo soo dhawayn balaran ku qaabilay Abwaan Ibraahin Xirsi Hurre (Deyrwaa) Gudoomiyaha gobolka Gabilay Mustafe Shiine , Agaasimaha waaxda Masharicda ee Wasarada duulista hawada iyo Captain Khadar oo ka tirsan saadka Ciidamada Bada Somaliland

                        LondonOct23/15(SDN/QJ)Ururka Dhalinyarada Table7 ee ka dhisan  wadanka Uk oo  soo dhawayn balaran u sameyey abwaan Ibraahin Xirsi Hure Derwaa  Agaasimaha Waaxda Mashaariicda wasarada duulista iyo hawada ,Gudoomiyha Gobolka Gabiley Mustafe Shiine ,Captain Khadar oo ka tirsan Ciidanka Bada xafladan oo soo agasimee ururka Table7 oo  ah urur caawiya dadka tabalaysan ,ayaa waxa lagu furay ayaado quraanka kariimka , waxa…

                        Read More

                          Maxakamadda Gobolka Oo Xayirtay Xaruntii Uu Qaadigii U Horreeyey Ee reer Hargeysa Fadhiisan Jiray 1905-tii

                          Hargeysa,23Oct,2015(QJ/SDN)-Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa shalay soo saartay Amar ay ku Xayirtay xarunta waxbarashada dadban ee haweenka ee Womens’ club-ka Hargeysa oo la sheegay in Xukuumadda Somaliland fasaxday, inkastoo aanay jirin war cad oo iibkeeda laga soo saarin, waxaanay Maxkamaddu Amartay in aanu Iibkaasi sharci ahayn. Garsooraha soo saaray Amarka Xayiraada ah ayaa sheegay in xarunta…

                          Read More

                            Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya Oo Shaacisay In La Joojiyay Cashuurihii Laga Qaadi jiray Ganacsatada.

                            Muqdisho,23Oct,2015(QJ/SDN)-Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Somalia ayaa shaacisay shalay inay joojisay gabi ahaan canshuurtii 20-ka doollar ahayd ee laga qaadi jiray ganacsatada wax ku iibiya suuyada Muqdisho. Qoraal wasaaradda ayaa lagu sheegay in iyadoo la tixraacayo wareegtada sumadeedu tahay MOF/OM/0060915 ee kasoo baxday xafiiska wasiirka maaliyada in si toos ah loo joojiyay canshuurtii 20-ka doolar ahayd ee…

                            Read More

                              Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Dibedda ee Maraykanka oo email-kiisii la Jabsaday

                              Hargeysa,23Oct,2015(QJ/SDN)-Emailka gaarka ah ee uu leeyahay Agaasimaha Ha’ayadda Sirdoonka Dibedda ee Maraykanka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano CIA John Brennan ayaa la jabsaday ka dib markii macluumaad laga helay ay soo bandhigtay shabakadda wikiliiikis. Xogaha laga helay E-mailka Agaasimaha waxa ka mid ahaa qoraallo qabyo ah oo laga diyaariyey caqabadaha soo foodsaaraya…

                              Read More

                                Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Haweenka ee Xukuumaddu Iibisay oo Shir-jaraa’id oo Cabasho Qabtay

                                Hargaysa 23.Oct 2015 (SDN/QJ)– Maamulka iyo macalimiinta dugsiga dhaqaalaha guriga ee Xaaji Haweeya womens club ee magaaladda Hargeysa ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo ay kaga cabanayaan iib xukuumaddu ganacsato ka iibisay dhismaha dugsiga iyo gooba uu ku yaalaba.   Shirka jaraa’id ee ay qabteen maamulka iyo macaliinta dugsigu ayaa waxa ay fariin ugu dirayaan madaxweynaha…

                                Read More

                                  Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Dalka Keentay Qalabka Wadooyinka iyo Shirkad Dhista Oo Ay Gaar U Leedahay Hargeysi

                                  Hargaysa 23.Oct 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimaddda Hargeysa iyo xildhibaanadda golaha deegaanka caasimadda ayaa markii ugu horeysay dalka keenay shirkad qalabkeeddu u dhamaystiran tahay oo wadooyinka dhisi doonta oo dawladda hoose leedahay. Qalabkan cususb oo iskugu jira gaadiidka loo adeegsaddo samaynta wadooyinka casriga ah isla markaana ah shirkad dhamaystiran ayaa dawlada hoose ee Hargeysa ka soo…

                                  Read More

                                    SOMALILAND: Laba Wasiir Oo Isku Faro saaray Shirkii Golaha Wasiirada Ee Khamiistii Shalay

                                    Hargeysa,23Oct,2015(QJ/SDN)-Iyaddoo hal maalin uun laga joogo heshiiskii ay ku dhawaaqeen labaddii garab ee Damaca murashaxiinta jagadda Madaxweynaha ku loolamaysaa uu kala qaybiyay, isla markaanna ay kala hogaaminayeen Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo xulufaddiisa oo dhinac ah iyo isbahaysiga ay hogaaminayaan Murashaxiinta kale, ayaa waxa wali jirta kala qaybsanaan u dhaxaysa Siyaasiyiinta labaddaas garab,…

                                    Read More

                                      ‘’Saaxiib Caadi Iska Dhig’’ Sheekadii Ugu Qosolka Badnayd Shirkii Madasha Wada-tashiga Soomaaliya

                                      Muqdisho,22Oct,2015(QJ/SDN)-Muuqaalkii ugu qosol badnaa ee shirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee dhawaantaan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay inuu ku saabsanaa Sheeko qosol badan oo ay halkaas ka soo jeedisay Marwo Caasho Geelle Diiriye oo ku hadlaysay magaca Bulshada rayidka ah. Marwo Caasho Geelle Diiriye oo ku hadlaysay magaca ururada bulshada rayidka ah ayaa…

                                      Read More