“Waxaan Qabaa in Madaxweynuhu aanu Marnaba kala raacayn Murashixiinta Kulmiye ee uu dhex u Yahay” Xildhibaan Kijaandhe
Hargaysa 25.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), oo ka tirsan golaha wakiillada JSL ahna Musharax u tartamaya jagadda Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa, ayaa waxa uu ka dhawaajiyey madaxweynaha qaranka in aannu ka fillayn in uu musharax si gaar ah u taageero islamarkaana oo uu dhex u noqon doono xubnaha tartamaya. Musharaxa jagadda Madaxweynaha…
