“KULMIYE Awood Buu U Leeyahy Inuu Khilaaf Kasta La Xaliyo” Muuse Biixi
Hargaysa 22.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi ahana Murashax u taagan jagada Madaxwayne nimo ee Xisbiga KULMIYE ayaa si muwaadin nimo ah u soo dhaweeyay go’aan kama danbaysa oo laga soo saaray khilaafka Xisbiga KULMIYE ,waxanu Guddomiyuhu sheegay inay gali doonaan tartan xorra oo xalaal ah. Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE oo wajigiisa…
