Dabley Hubaysan Oo Tacshiirad Ku Furay Gaadiid Dad Shacab Ahi Leeyihiin Wadada U Dhaxaysa Hargeysa Illaa Sheekh iyo Ciidanka Qaranka Oo Duurka Ku Baacsanaya.
Berbera,21Oct,20155(QJ/SDN)-Booyad shidaal oo mareysay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera ayaa maanta dabley ay rasaas la dhaceen, sida gudoomiyaha gobolka Saaxil ee Berbera Fahmi Cabdi Bidaar uu BBC u xaqiijiyay goor dhoweyd Waxaa kaloo gudoomiyuhu uu cadeeyay in dabley kale iyana rasaas ka rideen saaka wadada u dhaxaysa Berbera iyo magaalada sheekh . Wuxuu intaa…
