Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Federaalka oo Muqdisho dib ugu soo laabtay kadib safarkii Xarunta Q/midoobay

    Muqdisho, October 10, 2015 (SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu safar ku tagay xarunta Q/midoobay ee New York, halkaasoo uu kaga soo qeybgalay shirkii 70-aad ee golaha loo dhanyahay, waxaana kulankan uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa…

    Read More

      Wasiirka Wershadaha Somaliland oo Dabin Siyaasadeed Geliyey Xukuumadda Somaliland Kadib Markii uu Shir la Fadhiistay Somalia Iyo Punt land DAAWO

      Denmark ,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta wadanka Denmark kaga qayb galaya shir uu soo abaabulay urur lagu magacaabo SPARK oo la isugu keenayo wasiirada wershadaha iyo ganacsiga ee Somaliland, Somaliya iyo Puntland. https://www.youtube.com/watch?v=Jmq4Qt6mkys Jaaliyada Somaliland oo ku baraarugay ajandayaasha shirkan oo la qaybinayo  ayaan soo dhawayn wasiirka shirka ganacsi ee kooban kala…

      Read More

        Tartankii Ciyaaraha ee Maanta Gobolada Sool iyo Sanaag oo Weli Socda iyo Gebilay oo Saaxil dhulka Jiiday LIVE U DAAWO

        Burco 10.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xulalka Gobolada Gebiley,Saaxil,Sanaag iyo Sool ayaa Maanta Wada yeeshay Ciyaar ka Mid ah Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Magaalooyinka Boorama iyo Burco. Xulalka Labada Gobol ee Gebiley iyo Saaxil ayaa Ciyaar adag ku Wada yeeshay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee Magaalada Boorama,Xulka Gobolka Gebilay ayaa qaybtii hore ee Ciyaarta waxay…

        Read More

          Caddaalad Darada Ka Muuqata Magacyada Iyo Beelaha Ay Kasoo Jeedaan Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ee Kala Reebi Doona Musharixiinta Loolamaya Akhri

          Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu dhawaaqay bishii Afaraad ee 2014, oo ahayd kal hore, xubanahani waa magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, waana xubanaha ay musharaxiinta xisbiga Kulmiye ku loolamayaan kasbashadooda. Liiska hoos yaalaana waa magacyadii iyo beelaha ay ka soo jeedaan, waana…

          Read More

            Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Galay Fasax Bil iyo Badh ah iyo Dardaaranka Gudoomiye Saleebaan

            Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Guurtidu jamhuuriyada Somaliland  ayaa maanta si rasmi ah usoo gabogabeeyey ajandahooda kalfadhiga 57naad ee Golahaasi ,ajandahaasi oo ay ku soo gudo jireen in muddo ahba. Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida jamhuuriyada Somaliland oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Guurtida S/land Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha golahaasi ku wargaliyey in maanta…

            Read More

              Diyaarado joog hoose ku duulaya oo Cabsi galiyey Dadka iyo Duunyada ku dhaqan deegaan ka tirsan Awdal

              Qulujeed 10.Oct 2015 (SDN/QJ):- Deegaannada gobolka Awdal ee ku teedsan Xadka u dhexeeya dalalka Somaliland iyo Itoobiya, ayaa lagu arkay labadii gelin ee Shalay oo Jimce ahayd  Diyaarado joog hoose ku duulaya oo ku dul-wareegayey dhulkaas, kuwaasoo loo maleynayo inay leeyihiin Ciidammada dawladda Itoobiya, kuwaasoo dadka cabsi galiyey sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen dadka deegaanka qaarkood….

              Read More

                Dawlada Itoobiya oo Gacanta ku dhigtay Maleeshiyaad uu Hogaamiyo Suldaanka Somaliland ka Falaagoobay ee Wabar

                Boorama 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Waddanka Itoobiya gaar aha kuwa Kililka Shanaad ayaa magaalada Aw bare ka qab-qabtay Xubno ka mid ah Kooxda Suldaan Wabar oo ay dabbo gal ku waddeen. Warar xogogaal ah oo naga soo gadhaya Magaalada Aw barre ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan itoobiya ay kooxdaasi ku weeraren duleedka magaaladasi isla…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Guddaha Markii Kowaad Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Badhasaabka Gobolka Awdal DAAWO

                  Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Guddaha Somalilnd Md: Cali Maxamed Waran cade oo shir jaraaid maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargaysa ayaa si adag uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee lagu qaaday Hoyga badhasaabka gobolaka Gobolaka Awdal .   Wasiirka arrimaha Gudaha Somalilnd ayaa sheegay in kooxad Suldaan waber ay soo dhabar taabato dawlada…

                  Read More

                    “Kulmiye wax uu isu ogol yahay iyo wax uu heshiis ku yahay ma jirto bal eeg Waxa Madaxweynaha Iyo Gudoomiyaha Kulmiye kala haysta” Mujaahid Cali Guray

                    Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay hadalada Is khilaafsan ee ka soo baxaya Xisbiga Talada haya ee Kulmiye ee Mar Muujinaya in Madaxweynuhu aanu Murashax ahayn Marna Sheegaya in Madaxweynuhu u taagan yahay Murashaxa Xisbiga Kulmiye ee Doorashada Soo socota. Cali Guray oo qoraal…

                    Read More

                      12 qof oo Soomaali oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Yemen

                      Sanca 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- 12 qof oo muwaadiniin Soomaali ah ayaa ku dhintay markii ay diyaaradaha dagaalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ay duqeyeen gobolka Sa’da ee dalka Yemen. Wakaalada Wararka ee dalka Yemen ee Saba ayaa xaqiijisay Soomaalida  lagu dilay weerarka dhinaca cirka ee diyaaradaha dagaalka Sacuudi Carabiya. Sidoo kale diyaaradaha ayaa bambooyin la dhacay degmada Khawlan…

                      Read More

                        Shirkii looga hadlayay Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Furmay Muqdisho

                        Muqdisho,10Oct,2015(QJ/SDN)-Shirkii looga hadlayay mooshinkii Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud laga keenay ayaa goor-dhow ka furay Muqdisho, iyadoo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu si rasmi ah u furay shirkan, isla markaana ka hadlay muhiimadda uu shirkan leeyahay. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka a ra’iisul wasaaraha iyo qaar ka mid ah xildhibaannadii mooshinka keenay, iyadoo lagu…

                        Read More

                          “Siyaasiyiinta Somaliland Ku DHacaa Markay Xamar Tagaan Ayay Waxaan Jirin Ku Riyoodaan” Wasiir Xigeenka Arrimaha Dibada

                          Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab cad ka bixisay hadal   ka soo yeedhay dawladda Xamar oo sheegatay in ujeedada ay ka leedahay wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya in uu yahay sidii ay u soo celin lahaayeen wax ay ugu yeedheen midnimaddii Soomaali-weyn. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Axmed Aaddan Ismaaciil (Axmed Kayse)…

                          Read More

                            Sarkaal Ka Tirsan Wasaaradda Dalxiiska Oo Ka Dayriyay Fadhataysi Lagu Hayo Goobaha Aataarta Qadiimiga Ah Ee Somaliland, Dhaliilo Adagna u Jeediyay Saddex Maayar

                            Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sahamiyaha Ataarta qadiimiga ah ee Somaliland Maxamed Cabdi Cali, ayaa walaac xoogan ka muujiyay fadhataysi iyo bililiqaysi baahsan oo lagu hayo goobaha ay ku yaallaan aataarta qadiimiga ah ee dalka Somaliland. Maxamed Cabdi Cali oo xalay u waramayay  wargeyska DAWAN, ayaa waxa uu ku dhaliilay Maayarrada magaalooyinka waaweyn ee dalka in…

                            Read More

                              Mudane Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo Ciidamada Booliska ku amaanay Hawl Galka ay ku soo qabteen Maleeshiyada Suldaan Wabar.

                              Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay weerarkii dhawaan lagu qaaday Badhasaabka Gobolka Awdal, waxaanu sheegay in Weerarkaas lagu soo qaaday Somaliland, balse ay Xukuumadda iyo Ciidamada Somaliland kaalintoodii ka qaateen, kuna amaanayo. Xildhibaan Jaamac Xasan Aadan oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah…

                              Read More

                                “Ma Jiro Meel Beesha Arab Xubnaheeda Golaha Dhexe ku Taageereen Musharaxnimada Xildhibaan Axmed Kijaandhe” Xoghayaha Guud ee Kulmiye

                                Hargaysa 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Anigoo ah Xasan Siciid Yuusuf, Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE, kana tirsan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga ee beesha Arab, waxaan halkan ku beeninayaa war been abuur ah oo ay qortay shabakadda wararka ee Hadhwanaagnews, kana xigteen warbaahin kale, warkaas oo ay ku sheegtay in xubnaha golaha dhexe ee beesha Arab…

                                Read More

                                  Wasiir Somaliland Ka Tirsan Oo Wasiiro Somaliya Iyo Puntland Ah Shir Kala Qayb Galaya

                                  Hargeysa,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta wadanka Denmark kaga qayb galaya shir uu soo abaabulay urur lagu magacaabo SPARK oo la isugu keenayo wasiirada wershadaha iyo ganacsiga ee Somaliland, Somaliya iyo Puntland. Shirkan oo maanta furmaya, sida jadwalkiisa ka muuqata waxa lagaga hadlayaa maalgashiga, ganacsiga, shaqo abuurka iyo arrimo kale oo khuseeya arrimaha…

                                  Read More