Wargeyska Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qoray Loolanka KULMIYE Ee Maxamed Biixi Iyo Muuse Biixi –

    Hargeysa,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisii shalay soo baxay wuxuu warbixin ka qoray loolanka ka taagan shirka golaha dhexe ee KULMIYE ee qabsoomi doono 10 November 2015. Wargeysku, wuxuu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo oo ah 80 jir aanu doorashada dambe tartami doonin, isagoo wargeysku sheegay in tanaasulkaas Madaxweyne Siilaanyo qarxiyay loolanka ficilka ku salaysan ee u…

    Read More

      SOLJA Oo Jawaab Ka Bixisay Cabasho Laga Soo Gudbiyay afar Wargeys Oo Hargeysa ka soo baxa

      Hargeysa,9Oct,2015(QJ/SDN)-Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu jawaab cad ka bixinayaa Cabashooyin kala duwan oo ka soo gaadhay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye iyo Madaxda Booliiska gaar ahaan Taliyaha Ciidanka sareeyo Guuto C/laahi Fadal Iimaan, kuwaas oo ku qotoma Eeddo ay ujeedinayaan qaar ka mid ah saxaafadda oo maalmahan danbe saadaal aan sax ahayn ka bixiyey Loollanka Musharaxiinta…

      Read More

        Gantaal Uu Ruushku Ku Waday Suuriya Oo U Baydhay Iiraan

        Dimishiq,9Oct,2015(QJ/SDN)- Saraakiisha difaaca ee mareykanka waxa ay sheegayaan in afar gantaal oo laga soo tuuray badda Caspianka oo ku wajahnaa bartilmaameedyo Suuriya ah ayaa waxa ay ku dheceen oo ay ku burbureen gudaha dalka iiraan. Ruushka waxa uu beeniyay sheegashadaasi, wuxuuna tilmaamay in madaafiicdaasi ay ku dheceen bartilmaameedka Suuriya. Laakiin wargeys ka soo baxa Iiraan…

        Read More

          Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Shaqo Joojin Ku Sameysay Wariye Ka Tirsanaa TV-ga Qaranka

          Burco,8Oct,2015(QJ/SDN)-Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ah wariyeyaasha ka hawlgala TV afka Xukuumadda Somaliland ku hadla ayaa laga joojiyay shaqadii uu hayay, shaqo joojintan ayaa timid kadib markii uu Wariye Cabdimalik sameeyay filiman yaryar oo muujinaya sida itoobiyaha faraha ugala jirto soomaalida. Wariye Coldoon ayaa majaajilooyin ka sameeyay shir qaar ka mid ah madaxda gobolada…

          Read More

            “Suldaan Wabar Fariin U Diri Maayo,Xili Fariin Loo Diraana Maaha,,Waxaan Leeyahay Reerkiinii Jibriil Yoonis Ayaa Jilib Jilib Isu-haysta.”Wasiir Abgaal DAAWO

            Hargaysa 08.Oct 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Jaamac Maxamed Abgaal, ayaa ka hadlay xubno miisaan kulahaa Gobolka Awdal oo xabsiga loo  taxaabay, kadib weerarkii ka dhacay guriga badhasaabka gobolka awda ee Ramaax. Wasiir Abgaal oo ka soo jeeda Gobolka Awdal, ayaa caddeeyay in Maayarkii hore Saleebaan Xadi iyo masuuliyiinta kale ee loo qab-qabtay…

            Read More

              Ururka Solja oo Warbaahinta uga digay Saadaal ka Bixinta Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye Iyo Derajada Ciidamada

              Hargaysa 08.Oct 2015 (SDN/QJ)- Qoraal ka soo Baxay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Jawaab ka Bixiyey Cabashooyin uga Yimid Hogaanka Xisbiga Kulmiye Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska kuwaas oo ku saabsanaa Loolanka Xisbiga Kulmiye. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Ururka Solja Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto  ayaa u dhignaa Sidan: Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu…

              Read More

                Xidhiidhka Kubada Cagta ee Fifa oo Shaqada Ka Joojiyey Gudoomiyahoodii Bedelkiisina Shaaciyey

                Zurich 08.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xidhiidhka Kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa  Gudoomiyahoodii  Sir Sepp Blatter,ka joojiyey shaqooyinkii uu ka hayey ururka , waxana ay gudoomiye ku meel gaadh ah u magacaabeen Ciise Xayaato oo ah Gudoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta ee Qaaradda Afrika Kulan ay maanta gudiga anshaxa ee ururkaasi ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Zurich ee…

                Read More

                  DAAWO Xulka Gobolka Awdal Oo Mari-waayay Buuhoodle, Daadhmadheedh Iyo Xaysimo Oo Barbaro Ku Kala Baxay Iyo Ciyaaraha Beri oo Jimce ah

                  Boorama,October 8,2015(SDN/QJ)-Gobolada Awdal, Buuhoodle,Daad Madheedh iyo Xaysimo ayaa Maanta Wada Yeeshay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Dalka ee ka Kala Socda Magaalooyinka Boorama iyo Burco. Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle ayaa Ciyaar adag ku Yeeshay Garoonka Xaaji Daahir Cilmi ee Magaalada Boorama. Labada Xul ayaa soo bandhigay Ciyaar ku dhisan Weerar iyo Weerar Celis, Xulka Gobolka…

                  Read More

                    Ciidamada Itoobiya Oo Hawlgal Ay Ku Sugayaan Amaanka Ka Wadda Deegaanada Xadka Ee U Dhaxeeya Dharwanaaje Iyo Aw-Barre

                    Boorama,October 8,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Itoobiyaanka ayaa maanta bilaabayinay hawlgal sida la sheegay ay ku sugayaan ammaanka deeganada xadka ee u dhaxeeya Dharwanaaje ilaa Aw-Barre ka dib markii koox hubaysan oo loo tirinayo Suldaanka falaagoobay ee Wabar ay waabarigii habeen hore weerar ku soo qaadeen guriga uu Boorama ka degganyahay Badhasaabka gobolka Awdal Maxmuud Cali Saleebaan (Ramaax),halkaasoo ay…

                    Read More

                      Afar Dhalinyaro Reer Hargeysa Ah Oo Goordhaweyd Badda Berbera Liqday.

                      Berbera, 08 Oct 2015 (SDN/QJ)-Shil Naxdin leh ayaa Galabta ka dhacay Xeebta Magaalada Berbera Kadib Markii ay Badu Liqday Afar dhallinyaro ah oo ka Tegay Caasimada Dalka ee Hargaysa,una Tegay berbera Dalxiis. Afartan Dhallinyarada ah ee Badu Liqday ayaa Deganaa Degmada Maxamud Haybe Gaar ahaan Xaafadaha Calaamaha iyo Jameecada Waxayna magacyadoodu waxay kala Yihiin Axmed…

                      Read More

                        “Sharciga Ciddina Kama Sarayso, Saxaafadduna Waa Inay Koraan” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

                        Hargeysa, 08 Oct 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland  Prof.  Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa  ugu baaqay saxaafadda in ay ilaaliyaan anshaxa Suxufinimo iyo  xeerarka dalka u yaalla, waxa uu sheegay in go’aankii uu dhawaan ku sheegay inaan saxaafadda la iska xidh-xidhi Karin, aanay macnaheedu ahayn in qofkii khalad gala aan tallaabo laga qaadaynin.  …

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Gaadhay Dalka Ingiriiska Si Weyna Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda London DAAWO

                          London08.Oct 2015 (SDN/QJ)-()Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Waftigii uu hoggaaminaayay ayaa soo gaadhay Waddanka Ingiriiska, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Caasimadda London.   Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigiisa oo maal mihii u danbeeyay booqasho rasmiya ku joogay dalka Jamhuuriyadda Ireland, waxay kulamo kala duwan la qaatay muddadii ay dalkaasi ku sugnayeen…

                          Read More

                            Boorama: Weerarkii Gurriga Gudoomiyaha, Dilkii Labada Askari, Dil Kale, Xadhigii Dadka Iyo Jawaabta Xukuumadda

                            Boorama 08.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Wasiir ku xigeenada arrimaha gudaha ayaa shir jaraa’id oo shalay wadajir u qabteen waxay ku  cambaareeyeen fal argagixiso oo waaberigii shalay ay dablay hubaysani la beegsadeen gurriga badhasaabka gobolka Awdal ee magaaladda Boorama, halkaasoo ay ku dileen laba ka mid ahaa illaaladda Gudoomiyaha, laba kalena ay ku dhaawaceen. Wasiir ku xigeenka…

                            Read More

                              Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Falkii Dhimashadda Iyo Dhaawaca Geystay Ee Guriga Badhasaabka Awdal

                              Hargeysa, 08 Oct 2015 (SDN/QJ)- Labadda Xisbi Mucaarid ee Somaliland, ayaa shalay si kulul u cambaareeyay weerar waabarigii  habeen hore dablay hubaysani la beegsadeen Gurriga Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Saleebaan Ramaax, kaas oo sababay dhimashadda iyo dhaawaca afar askari, isla markaana waxay farriin u direen xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay ugu baaqeen inuu si degdegaha …

                              Read More

                                Nuxurka Shirkii Maanta ee Golaha Wasiiradda Somalia iyo Qodobadii lagaga Wada hadlay

                                Muqdisho, October 8, 2015 (SDN/QJ) – Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyada oo looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Siyaasada Dowladda ee Naafada Qaranka, qorshe ku aadan horumarinta dalxiiska oo ay soo gudbisay Wasaaradda Warfaafinta iyo…

                                Read More

                                  “Dagaal adag kadib Waxaan Gacanta ku soo dhignay Shan ka Mid ah Maleeshiyada Suldaan Wabar” Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland DAAWO

                                  Hargaysa 08.Oct 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa xaqiijiyay inay ciidanka Boolisku shalay gacanta ku soo dhigeen shan ka mid ah maleeshiyaadka Sulaan Wabar ee habeen hore weerarka ku soo qaaday guriga badhasaabka gobalka Awdal. Taliye Fadal wuxuu sheegay in shanta nin la soo qabtay ka dib dagaal adag…

                                  Read More

                                    Wasiir Ka Hadlay Wiil Dhalinyarro Ah Oo u Geeriyooday Xabad Askari Kaga Qaraxday Iyo Aaskii Labadii Askari

                                    Boorama 08.Oct 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee waxaa shalay   Magaalada Boorama aas qaran loogu sameeyay laba askari oo  ku geeriyooday weerar ay koox dabley ahi habeen hore ku qaadeen Guriga Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax) Labada askari ee ku shahiiday dagaalka kooxda dablayda ahi ay ku soo qaadeen guriga Guuddoomiye Ramaax, waxa aaskoodii ka…

                                    Read More