London 03Jul13 (SDN)Ciidamada wadanka Masar aya xilkii kala wareegay madaxwaynaha sharciga ee la soo doortay iyaga oo ku dhawaqay in Gudoomiyaha Maxkamada sare in uu xilka kala wareego , in dastuurka la joojiyo ,in la qabto doorasho dagdega iyada oo hada ay waxa ka bilaabmay gooba badan isu soo bax iyada oo laga baqayo isku dhac labada dhinac
waxii soo kordha kala socoo qurbejoog.com

