London 03Jul13(SDN)Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk waxa lagu war galinayaa in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan Xubanaha Uk in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa cinwaanka hoos ku qoran.
Xoghayaha Xisbiga ee Uk
Mudane :Cabdilaahi Cumar Shaqale
Tel:07883090192
Tel:07947827586
Email:shaqale101@hotmail.co.uk
Xafiiska Ucid ee Uk :
395High Road
Wembley HA96AA
London
