Uncategorized

Wariye Kismaayo Lagu dhawacay dhawaan oo xaaladiisa caafimaad ay soo hagaageyso

Kismayo June 4, 2013 (SDN)— Xaalada wariye C/qaadir C/risaaq Jaamac (Jii-jiile) oo dhawan kooxo hubeysan ay ku  dhaawaceen Magaalada Kismaayo ayaa soo hagaageysa.

Wariyaha ayaa lagu dabiibayaa Isbital weyn oo kuyaalla Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose iyadoo xaaladiisa ay soo roonaaneynso maalinba maalinta ka danbeysa.

C%