|

Wasaarada Hawlaha Guud oo Shaacisay Liisamada Casriga ah ee Wadista Gaadiidka {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.June (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta haatana loo Magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Doorashooyinka Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa Maanta Shaaciyay Liisamada Cusub ee Wadista Gaadiidka oo la Jaanqaadaya Kuwa Caalamka Isla markaana ay Qandaraas ku siiyeen Mid ka Mid ah Shirkadaha Wadaniga ah .

Mudane Axmed Cabdi Xaabsade Waxa uu Xusay in Si Nidaamsan loo bixin doono Liisamadan si looga Taxadiro ayuu yidhi in dad aan Wadista Gaadiidka aqoon aanay u helin taas oo hadii ay dhacdo keeni karta inuu  bato Khasaaraha ka dhasha Shilalka Gaadiidka.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XAABSADELIISAN.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed