|

Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Sheegtay inay Wax ka bedel ku samaysay Cashuuraha {DHAGAYSO

wasiir samaaleHargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta la Kulmay Gudidii Golaha Guurtidu u Xilsaaray Shaqaaqadii Khasaaraha Sababtay ee ka dhacay Caasimada Hargaysa isla markaana ay Sababtay Kor u Kicii Booyadaha Biyaha .

Shirkan oo ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday Waxa uu Wasiirku u Waramay Warbaahinta Waxaanu Sheegay inuu wax ka bedel ku Sameeyay Cashuuraha aasaasiga ah.

Guji oo Halkan ka Dhagayso hadalkii Wasiirka oo dhamaystiran
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/samaale-cod.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed