Uncategorized

Wasiir ku Xigeenka Ganacsigu Muxuu ka Yidhi Fadeexadii Labada Agaasime ee la Magacaabay {DHAGAYSO}

Hargaysa 21.July (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland Mudane Bashiir Cabdi Xariir ayaa maanta markii u horaysay ka hadlay fadeexad ka dhalatay agaasime Guud oo dhawaan Xilka Wasaaradaas loo tiriyay kadib markii uu ku soo baxay Liiska Magacaabista ee Madaxweyne Siilaanyo Shaaciyay.

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga oo Ka Hadlayay Madal uu Xilka Wasaaradaasi kula Wareegayay Agaasimaha Guud ee Cusub ee Wasaarada Ganacsiga.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ganacsibashiir.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com