Uncategorized

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ka Gal Gashay Canbaarayn uga Timid Garsoorka Somaliland {DHAGAYSO}

Wasiir-ku-Xigeenka-Amniga-ee-Wasaarada-Arrimaha-GudahaHargaysa 02.March 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenka amniga ee wasaaradda arimaha gudaha jsl md Cabdilaahi Abokor Cismaan  ayaa Maanta  ka hadlay  doorka ay wasaaradda arimaha guduhu ku leedahay amuuraha caddaalada iyo garsoorka isagoo iska difaacay eedayn uga Timid Xubno ka Tirsan Bah’da Garsoorka.

Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland oo ka Mid ahaa Xubnaha ay Magac dhabeen Garsoorayaal Maalintii Shalay Cadeeyay in Xukuumadu ay Faro gelin ku samayso Waaxda Garsoorka ayaa iska fogeeyay eedaas.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Warbixintan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/C.laahiAbokor.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com