Uncategorized

Dilkii Ugu Foosha Xumaa ee Hargaysa ka Dhacay,Halka Maydka lagu aasay Iyo Qaabka lagu Helay ka DAAWO QURBEJOOG.COM

HogHargaysa 02.March 2014 (SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Galabta ka Hadlay Dil Waxashnimo ah oo Haweenay lagu magacaabo alle ha u naxariistee Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle loogu Gaystay Magaalada Hargaysa laba Todobaad ka Hor .

Haweenaydan ayaa lagu dhex aasay God ka Qodan Guri ku yaala Xaafada Macallin haaruun ee duleedka bari ee Hargaysa ,kaas oo ay u doonatay Lacag ay ku lahayd.

Fadlan Ha Daawan Hadaad Calool Jilicsan tahay

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com