Hargaysa 04.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa jawaab ka bixiyay warar sheegay inuu is casilayo, islamarkaana uu doonanayso jago Xildhibaanimo oo ka banana Golaha Guurtidda.
https://www.youtube.com/watch?v=01soUB6xJxM
