Uncategorized

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Ka Warbixiyay Shirkado ay Heshiisyo Macdan iyo Shiidaal baadhis ah la Galeen {DHAGAYSO}

Hargaysa 06.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaarada Tamarta iyo Macdanta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa mudanayaasha warbixin ka siiyey hawlaha balaadhan ee ay wasaaradiisu qaranka u hayso, isaga oo sheegay in ay qabato hawlaha soo saarista, kala xadaynta iyo horumarinta Tamarta iyo Macdanta.

Wasiirku waxa uu sheegay intii ay isku jireen Tamarta, Macdanta iyo Biyuhu in ay qodeen ilaa 50 ceel iyo mashruuca Biyaha ee xumbo-weyne oo ah mashruuca ugu weyn ee biyaha oo hawshiisu socoto, isaga oo intaa ku daray inuu  curintiisa iyo ka midho dhalintiisa uu lahaa wasiir ahaan.

Guji Halkan oo Mobilkaaga Ka Dhagayso Warbixinta Wasiirka Macdanta
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirkaMacdanta06.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com