Hargaysa 16.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Waxyaabaha Hoos u dhigaya Himilada ummada.
Wasiir Warancade Waxa uu sheegay in Somaliland lagu Tilmaamo umad fakhri ah oo haysata dal qani ah oo wax soo saar badan laga helayo.
Hargaysa SDN/QJ
