|

“Waxaan Idinku Waaninayaa Reerkaas Mushkiladu iyo Dilku u soo Hoyatay inaydaan ka Rogan” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

Xaaji Saalax 28.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ay Weheliyaan Wasiirka Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji baandare iyo Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Xaaji Saalax ee Gobolka Daad Madheedh.

Ujeedada Socdaalka Wasiirka ayaa Salka Ku haya Dilkii aaanada ahaa ee ka dhacay Degmada Xaaji Saalax isagoo Kulan la qaatay Beesha uu ka soo Jeeday Taliyihii la Dilay.

Guji Halkan si aad Warbixintan u Dhagaysato
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AmurahaGudahaXaaji.mp3″]
Xaaji Saalax SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed