Hargaysa 06.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed X. Cali Caddami ayaa Warbaahinta Somaliland qaybaheedda kala duwan ugu baaqay inay ka qayb-qaataan dhimaha wadadda Ceerigaabo, isaga oo sheegay inay dhaqaale ahaan kaga qayb-qaataan.
Hadalkan ayaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigu Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami uu Maalintii shalay ka sheegay Kulan ay Gudida dhismaha wadada Ceerigaabo ku faahfaahinayeen Halka ay Hawshu u marayso.
https://www.youtube.com/watch?v=8ojuWc96R3A
