|

Wefdiga Somaliland ee wadahadalada u tagay Dubai oo meeqaam aad u sareeya lagu soo dhaweeyay(DAAWO VIDEO)

Dubai June 29,2012(SDN)-Wefdigii Somaliland uga qeybgalay wadahadalada Soomaaliya ayaa waxa Dubai loogu soo dhaweeyay meeqaam aad u sareeya oo aan nuuciisa hore loo arag.

Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa wefdiga Somaliland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa ay u soo dhaweeysay sida dawladaha kale ee dalkaa booqda.

HALKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO BOOQASHADA WEFDIGA SOMALILAND

HALKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO BOOQASHADA WEFDIGA SOMALILAND

 

SDN-Dubai

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed