Uncategorized

Xildhibaan Cali Gebilay oo Sheegay inay Distoorka Somaliland u Bedelayaan in Madaxweyne Siilaanyo intuu Nool yahay uu Talada dalka Hayo {DHAGAYSO}

Hargaysa 19.March 2014 (SDN)- Xildhibaan Cali Gebilay oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee hore uga soo baxay Xisbigii Udub kuna Biiray Xisbiga Kulmiye lagana soo doorto Gobolka Awdal ayaa Maanta Sheegay inay Distoorka Somaliland oo dhigaya in Madaxweyne kastaa aanu laba Jeer wax ka badan isa soo sharaxi karin ay u bedelayaan inuu Talada Hayo inta Noloshiisa ka hadhay.

Xildhibaan Cali Gebilay ayaa Sidaa ku Sheegay Mar uu Maanta  Xogwaran Khaas ah Siinayay Shabakada Qurbejoog.com Waxaa kale oo uu ka Hadlay Khilaafkii Ka dhex aloosnaa Xisbiga Kulmiye ee uu haatan ka Tirsan yahay.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XOGWARANKA XILDHIBAANKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CaliGebilay.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com