Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Cali Xasan Mareexaan oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Shakhsi Siyaasadiisu Mudakar tahay Isla markaana leh dad isku Wad isagoo Tusaale u Soo Qaatay Qaabka uu u hago Golaha Wakiilada ee uu Gadhwadeenka ka Yahay.
Guji Halkan oo Mobilkaaga Ka Dhagayso Hadalka Xildhibaan Cali Mareexaan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Mareexaan9.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
