Uncategorized

Halkan Si Toos ah ug Dhagayso Ciyaarta Dhexmaraysa Xulalka Gobolada Hawd VS Badhan {DHAGAYSO}

Hargaysa 03.June (SDN) Xulalka Kubada Cagta ee Gobolada Hawd iyo Badhan ayaa Isaga Hor Yimid Ciyaar adag oo ka Mid ah Ciyaartii Kubada Cagta ee Gobolada Somaliland taas oo Si Toos ah uga Socota Garoonka Hargaysa Studium .

Taageerayaasha Labada Xul ayaa u Muuqda kuwo dhiirigalinaya Labada Xul oo ku Wada Jira Group ka B Hadaba Halkan ka Dhagayso Tebinta Tooska ah iyo Cod Saafi ah oo kaaga Imanaya Garoonka Hargaysa Stadium .

Ciyaartan ayaa noqonaysa tii labaad ee dhex marta Gobolada Somaliland kadib markii uu shalay furmay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

 

Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com