Home » 4:05 pm Entries posted on “September, 2012”

Warbixin Xaaladaha Qallafsan ee Bulshada Qorrax Joogga Deegaannada Gubanka “Fuguxo, Shacable, Biyo-cas iyo Sabawanaag” ee lughaya iyo Bullaxaar

 Waxa ku dhaqan xeelliga badda ee woqooyiga iyo bariga deegaanka Cabdi-geedi ama xeebta u dhaxaysa deegaanka Ceelsheekh iyo Lughaya ee xarunta degmada Lughaya bulsho xoola dhaqato ah oo boqolkiiba inta badan ah dadka loo yaqaanno qorrax-joog ee sida rasmiga ah u deggan gubanka iyo xeebaha badda gu iyo jiilaal iyo xagaa kastaba.d Anigoo qayb ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

1 Child Killed, 3 Wounded in Kenya Church Attack

Kenyan authorities say a hand grenade has ripped through a church in the capital, Nairobi, killing one child and wounding three others. Police say the attack appeared to target a Sunday school class for children. There has been no claim of responsibility for Sunday’s attack on the St. Polycarp church on the outskirts of Nairobi. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi u diray wasiirkiisa Daakhiliga

Hargeysa 30, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray wasiirkiisa Daakhiliga Mr. Maxamed Nuur Carraale oo aabihii maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisa tacsida ah Illaahay uga baryay marxuum Nuur Carraale Bulaale inuu u naxariisto, wuxuuna dhambaalkaasi u dhignaa sidan; “Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shir beeleed Bariga Sanaag ka socday:Faroole kalsoonidii ayaanu kala noqonay,somaliland ayaan xiriir la sameysaneynaa

Badhan Sept 30 2012(SDN)-Shir maalmihii u danbeeyay uga socday Beesha Aadan Siciid magaalada Badhan ayaa maanta la soo gunaanaday isla markaana laga soo saaray qodobo. Shirka beesha u socday ayaa looga wada hadlayay aayo ka tashiga beesha,waxaana laga soo saaray qodobo xasaasiya. Qodobada beesha Aadan Siciid ay soo saareen waxa ka mida; Midnida Beesha Aadan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Wadani oo yeeshay Afhayeen,xiriiriye Woqooyiga Amerrica iyo Yurub

London Sept 30,2012(SDN)-Guddoomiyaha ururka Wadani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa war saxaafada loogu talo galay isla markaana la gaarsiiyay xubnaha urur siyaasadka ayaa lagu sheegay in ururkaasi yeeshay Afhayeen iyo xiriirye ay yeelanayaan qaaradaha Woqooyiga America iyo Yurub. Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka wadani ayaa afhayeenka Ururkau magacaabay Xildhibaan Mahdi Ibrahim Buubaa. Guddoomiyuhu waxa uu sidoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

GEFKII CIIDANKA CIRKU GALAY DAGAALKII 1977. QAYBTA II.

Sidii aan ugu soo tilmaamay maqaalkii kan ka horreeyey gefka 2aad ee maamul ahaan Ciidamada Qalabka sidaa ay galeen wuxuu ahaa qaladkii loo fahamay odhaahda “Ciidamada Cirka iyo kuwa Baddu waxay taakuleeyaan ciidanka dhulka. Hadalka macnihiisa saxani waa labadaas ciddan waxay ciidamada u fududeeyaan in ay ka gacan sarreeyaan ciidamada cadawga. Ma ka dhashay qaladka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Ka Hadlay Xaalada Magaalada Baladweyn iyo Kismaayo

Mogadisho, 29, Sept, 2012(SDN)-ku–Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa maanta Shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Xorayntii Magaalada Kismaayo iyo Fatahaadii wabiga Shabelle ee Magaalada Baladweyn, iyo Amniga magaalada Muqdisho. Ugu horayntii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabab Withdraws From Kismayo, Its Last Somali Stronghold

Somlia’s militant group al-Shabab says it has withdrawn from its last stronghold in the country. The group said Saturday it has abandoned the Somali port city of Kismayo, a day after Kenyan forces attacked the port city in an operation designed to drive out the militant group. Al-Shabab vowed to strike back. The Kenyan military […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bal soo tiri Aafadaada…! – W/Q. Maxamed S. Cumar

Maalinba maalinta ka dambaysa waxa mugdi sii gelaya qaddiyaddii ummadda, waxaana sii aasmaya garashadii suubbanayd, kaskii saalloonaa iyo dammiirkii xumaanta ka guban jiray. Waxa kale oo kaalinta ka sii baxaya aqoontii, iimaankii iyo aragtidii dadnimo ee dhalin lahayd waxqabad la mahadiyo. Dabcan, waxa lala dagaallamayaa mudantii iyo mudanihii ku sii hadhay maamulka, waxaanay taladu gacanta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray qoyska marxuum Xaaji Jaamac Maxamed (Caamiye) oo ku geeriyooday UAE

Hargeysa 29, Sept.2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska uu ka baxay marxuum Xaaji Jaamac Maxamed (Caamiye) oo ku geeriyooday dalka isutaga Imaaraadka Carabta. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Illaahay uga baryay inuu u naxariisto, wuxuuna tilmaamay in marxuumku ka mid ahaa aasaasayaashii tacliinta Somaliland, wuxuuna dhambaalkaasi u […]

Posted in Uncategorized | Read More »