Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee omaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Burco Duuray oo uu ka dhacay dagaalkii dhex maray Xoogagii SNM iyo Taliskii Macangaga ahaa ee Siyaad bare inuu ahaa kii u horeeyay ee ay si foolka fool ah isaga hor yimaadaan Mujaahidiintii Xaq u dirirka SNM iyo Ciidamadii Rajiimkii Siyaad bare .
Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibada Maalinta Shuhadada oo lagu qabtay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ee Magaalada Hargaysa.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalkii Wasiirka Warfaafinta
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cukuse17oct.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
