Guddoomiye Cabdoo Aayar Oo Dhaliilay Mucaaradka Somaliland

    Borama:16-Oct-2013(SDN)- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayar, ayaa Mucaaradka Somaliland Ku Eedeeyey qaar hortaagan horumarka waddanka  ay Xukuumaddu ka waddo. Cabdoo Aayar     oo Maalintii shalay ka hadlayey munaasibadda Ciidal Adxaha, ayaa sidoo kale soo dhaweeyey in Bulshadu gacmaha is qabsato oo hirgeliso mashaariicda lama huraanka ah ee dalku u baahan yahay. Guddoomiye Cabdoo Aayar…

    Read More

      Baarlamaanka “waa waxba kama jiraan in aan Ra’isulwasaaraha ku amarnay inuu codka kalsoonida nasoo weydiisto

      Muqdisho Oct 16,2013(SDN)-Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamayaa war been abuur ah oo ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha qaarkood kaasi oo ku saabsanaa in Gudoonka Baarlamaanka uu u qoray Ra’isulwasaaraha Xukuumadda warqad looga dalbanayo inuu Baarlamaanka soo weydiisto codka kalsoonida. Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji…

      Read More

        DAAWO:Warkii dalka iyo dibedda eeka baxay SLNTV Xalay

        Hargeysa Oct 16,2013(SDN)-Akhtistiyeyaal waxaanu manta halkan idiinku soo gudbineynaa baahintii warka TVga caalemiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland ee xalay. Baahintan oo si gaar ah uGu saabsan hab maamuustii dalka guud ahaan looga ciiday shalay iyada oo masuuliyiintii qarankuna ay ummadda si weyn ula ciideen,HALKAN HOOSE KA DAAWO OO KA BOGO.    

        Read More

          Aqalka Senate-ka oo wada abaabulkii u danbeeyay ee xal looga gaari lahaa khilaafka Miisaaniyada Mareykanka

          Washinton Oct 16,2013(SDN)-Aqalka Senate-ka ee dalka Mareykanka oo ay aqlabiyadiisa heystaan xildhibaanada Dimiqraadiga ayaa haatan gudo galay xal u raadinta khilaafka miisaaniyada dalkaasi. Dawlada Mareykanka oo haatan sadex todobaad aan soo bandhigin adeegyadii dawladeed ayaa bishan 17keeda waxa kaga eg lacagihii miisaaniyada dawladeed. Mareykanka ayaa musalafi doonaa hadaan xildhibaanada aqalada Wakiilada iyo Senate-ka ayaa hadii…

          Read More

            Hillary Clinton Oo London Kala Kulantay Ganaax La Yaab leh

            London:16-Oct-2013(SDN)-Xog-hayihii hore ee Arrimaha Dibadda  MaraykankaHillary Clinton ayaa lagu ganaaxay magaalada London kadib markii ay gaadhigeeda dhigatay goob lacag laga baxiyo iyadoo aan Duldhigin warqadda caddaynaysa inay Bixisay Lacagta Parking-ka. Nin ka mid ah kuwa gawaadhida sharci darada lagu dhigo ganaaxa saara ama u jara oo Goobta yimi ayaa  si geesinimo ah ugu jaray gaadhiga…

            Read More

              Madaxweyne Geelle Oo Jawaab Ka Bixiyey Hanjabaaddii Kaga Timi Al-shabaab

              Djibouti:16-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaacil Cumar Geelle oo maalintii shalay khudbad ka jeediyay munaasabada ciidda carrafo, ayaa sheegay in digniin iyo hanjabaad kasta oo uga timaada Al-Shabaab in aanay wax saamayn ah ku yeelan doonin.   Madaxweynaha  oo ay ka muuqatay kalsooni badani, ayaa sidan hadalkiisa ku bilaabay, “ Hanjabaad waxba nagama tareyso ee u sheega…

              Read More

                Afgaanistaan:Qarax Masaajid lala beegsaday oo uu ku dhintay Guddoomiye Gobol

                Kabul Oct 16,2013(SDN)-Qarax lala beegsaday Masaajid ku yaal Gobolka Bari ee Logar ee dalka Afgaanistaan ayaa waxa lagu khaarijiyay Guddoomyihii gobolkaasi Arsallah Jamal. Guddoomiye Arsallah ayaa ahaa lataliye ay aad isugu dhawaayeen madaxweynaha dalka  Afganistaan Xamiid Karazi oo dilka canbaareeyay “Weerarku waxa uu ahaa mid Islamka lagu qaaday,Argegixiso iyo Talibaan magaca Islamka sheegaanaya ayaa weerarada…

                Read More

                  Sirdoonka Maraykanka Oo Baahiyey Liiska 10-Hoggaamiye Ee Reer Galbeedku Ka Baqaan Iyo Godane Oo Ka Dhex Muuqda

                  Washington:16-Oct-2013 (SDN)- ciidamada Sirdoonka Waddanka Maraykanka, ayaa baahiyey liiska Tobanka Hoggaamiye ee Cabsida ugu weyn ku haya wadamada reer Galbeedka. Tobankan Hoggaamiye ayaa ah Muslimiin ka soo horjeeda siyaasadda maraykan maanta dunida ku hoggaamiyo, waxana ay kooxdan la faafiyey ku caan baxeen colaadda gaamurtay ee ay u qabaan dawladda maraykanka. Tobanka wiil ee maraykanka seexan…

                  Read More

                    Ciidamada Kala Duwan ee Somaliland oo ka walaacsan lacago aan Lagala Tashan Oo Jidka Ceerigaabo Mushaharkooda Looga Jaray

                    Hargeysa:16-Oct-2013(SDN)-Ciidamda kala duwan ee somaliland, ayaa si weyn uga walaacsan lacago loogu magacdaray Qaadhaanka waddada Ceerigaabo oo la sheegay in mushaharkooda laga jari doono Bil kasta. Ciidamada Militariga iyo Booliska oo iyagu ah ah aqoodda ugu badan eeciidan ee dalka somaliland leeyahay, ayaa iyagu ka biyo diidsan Hannaanka loo maray lacago lagu sheegay inay min…

                    Read More

                      Dawlada Kenya oo u qoondaysay lacag malaayin ah sidii ay ugu qancin lahayd dawlada UK inaan Miirooga laga joojin UK

                      London Oct 16,2013(SDN)-Sida aan ka soo xigtay wargeyska Standard ee Kenya. Ila  iyo intii ay dawlada Uk, ku dhawaaqday inay joojinayso Qaadka la keeno  Uk oo ahayd bishii July 3deedi. Waxa jiray olale xoogan oo ka bilaabatay dalka Kenya  khaasatan gobolka uu qaadku ka baxa oo loo yaqaan Miiro County, waxanay  ka tashanayeen sidii ay…

                      Read More

                        Immigration beat: Somali museum opens this weekend

                        North America’s only museum of Somali culture and artifacts is set for a grand opening this weekend in Minneapolis. Mogadishu used to have the world’s only Somali Cultural History Museum, but its contents have been scattered across the globe during the upheaval of civil conflict over the past two decades. Now the first Somali Artifact…

                        Read More

                          DAAWO:Madaxweynihii hore ee Somaliland Dahir Riyaale iyo tiro wasiiro ah oo Salaadii Ciida la tukaday reer Boorama

                          Boorama Oct 15,2013(SDN)-Madaxwenihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Md Daahir Riyaale Kaahin iyo xubno ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa manta salaadii Ciida kula tukaday ummada reer Boorama msjidul caamka caasimada Gobolka Awdal. Halkan Hoose ka daawo khudbadihii kala duwanaa ee madashaasi laga jeediyay iyo sidii quruxda badneyd ee ay reer Boorama manta ku ciideen.   Halkan…

                          Read More

                            Mudaharaadyo lagu diidan yahay Xadhiga M.Weynihii hore ee Ximin iyo Xeeb iyo Hogaamiyihii Budhcad badeeda oo ka dhacay Cadaado

                            Cadaado 15.October 2013 (SDN)- Banaan-bax looga soo horjeedo xarigga ay dowladda Belgium u geysatay madaxweynihii hor ee maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan (Tiiceey) iyo hoggaamiyihii hore ee burcad badeedda Soomaalida Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne)  ayaa maanta ka dhacay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaas. Dibad-baxa oo ay soo qaban-qaabiyeen ururrada bulshada rayidka ee ayaa…

                            Read More

                              Somali Migrants Victims of Urban Transformation in Ankara

                              Ankara, Oct 15, 2013 (SDN)— Immigrants and migrants from Somalia who sought shelter in Ankara’s shanty towns after living temporarily in other places will need to once again leave their homes because of urban transformation projects. The Somali migrants in Ankara are among those who will be directly affected by urban transformation projects, which are…

                              Read More

                                Nuxurka Khudbada uu Wasiirka Madaxtooyadu ka Jeediyay Magaalada Ceerigaabo {DHAGAYSO}

                                Ceerigaabo 15.October 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan oo Hogaaminaya Wefti ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Shacabka ku dhaqan Magaaladaasi kala qayb galay Tukashada Salaada Ciidul Adxa. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi oo hadal ka Jeediyay Fagaaraha Beerta Xoriyada ee Daalo ayaa ka waramay ahmiyada balaadhan ee ay dalka iyo dadkaba u leedahay…

                                Read More