HRW Oo Sheegtay in Wali Xadgudubyo ka dhan ah Haweyn ay ka jiraan Xiyaha Barkacayaasha ee kuyaalla Muqdisho

    Nairobi March 27 2013 (SDN)– Sida saraakiisha hay’ada xaquuqda aadanaha ay sheegeen xadgudubyada ayaa waxaa geysanaya rag hubeysn oo ku lebisan dareeska ciidanka dowlada Soomaaliya. Warbixinta ayaa tilmaameysa in haweenka inta badan ka barakacay Gaajada iyo colaada ee ku jira xerooyinka Barakacayaasha Muqdisho ayaa hadana waxaa la sheegaya in si weyn ay kaga cabanayaan kufsi…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Furitaanka Shir Madaxeedka Jaamacada Carabta

      Dooxa March 27 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta ka qeyb galay Furitaanka Shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha waxaa wehelinayey Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamud Xassan Suleymaan,Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mudane Maxamed Nuur Gacal, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qadar Ambassador Cumar Sh. Cali Idriis iyo Ambassador…

      Read More

        Itoobiya oo sheegtay in ay fashilisay qorshe Al Shabaab ay ku damacsaneyd in ay ku Afduubto Shaqaale Qaramada Midoobey oo dalkooda ku sugan

        Adis Ababa Mar 27,2013(SDN)-Sirdoonka dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay fashiliyeen afduub ay kooxda Al Shabaab damacsaneyd in ay ka fuliyaan guddaha dalka Itoobiya. Sirdoonka Itoobiya waxa ay sheegeen in afduubka lala damacsanaa shaqaalada Qaramada Midoobey ee ka hawgala dalka Itoobiya. Sidoo kale waxa xabsiga la dhigay sideed ruux oo lagu eedeeyay in ay damacsanayeen…

        Read More

          Hooyada Uurka leh iyo Caafimaadkeeda

          waxaan aad u salaamaya dhamaan umadda somaliyeed,waxaynu isku dayi doonaa bal in aynu wax ka taataabano  xanuun ka mida xanuunada dishooday hooyooyinka somalida ah, waa xanuunka Sonkorta oo dhib ku haya hooyada uurka leh. Waa Maxay Saraynta Sonkorta Dhiigga? Saraynta sonkorta dhiigga macnaheedu waa macaanka (sonkorta) oo ku badan dhiigga. Waxaa kale ood maqli karta…

          Read More

            Hadalada Isburinaya ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku wejahan Shirka London,sawir noocee ah ayay Muujinayaan?

            Hargeysa Mar 27,2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa intii uu xilka qabtay waxa siyaasada arrimaha dibedda ee Somaliland hareeyay tuhuno iyo turunturooyin siyaasadeed oo sawir ka muujinaya hab dhaqankiisa hogaan ee uu caanka ku ahaa mudadii uu bulshada hor yimi. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Siyaasada arrimaha Dibedda ee Somaliland waxa uu ku weday habacsanaan…

            Read More

              Ethiopia says foils Somali rebel plot to seize U.N. staff

              ADDIS ABABA (Reuters) – Ethiopia’s intelligence agency said on Monday it has detained eight members of Somalia’s al Shabaab Islamist militant group who it accused of plotting to kidnap U.N. workers. The arrests were the latest in a crackdown on people charged with having links to fighters in neighboring Somalia, where Ethiopia has deployed troops…

              Read More

                Terrorist Has Cooperated With U.S. Since Secret Guilty Plea in 2011, Papers Show

                A Somali terrorist with ties to Al Qaeda whose capture and interrogation aboard a United States naval ship in 2011 fueled debate about the Obama administration’s counterterrorism tactics secretly pleaded guilty in Manhattan and has been cooperating with the authorities, court documents released on Monday show. The terrorist, Ahmed Abdulkadir Warsame, served as a military…

                Read More

                Spain oo 1-0 Ugu Awood Sheegatey France (Qualifiers World Cup) By Jaahuur.

                Paris,Tue-March-26-2013=qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay maanta qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo France. Waxaa si habsami ah u socda isreeb-reebkii kubadda cagta ee Aduunka ,waxaana mardhaweyd kala faraxashey xulka Spain iyo xulka France oo gurigooda lagu ciyaarayey Haddaba ciyaartan oo lawada sugayey ayaan waxba la isu su reeban xag farsamo,adkeysi,hujuum badan oo labada xul isku qaadayeen,waxaana ka soo…

                Read More

                  DHALINTII DALKEENIYO AAWEY DHAAYAHEENII:Qalinkii (Libaan fagadhe) MARKA HORE BISMILAAHI ARAXMAANI ARAXIIM, MARKA XIGTA SALIGA NABAIGAIYO SUURADAHA QURAANKA(CALEYHI SALAATU WASALAAM)

                  DHALINTII DALKEENIYO AAWEY DHAAYAHEENII:Qalinkii (Libaan fagadhe) MARKA HORE BISMILAAHI ARAXMAANI ARAXIIM, MARKA XIGTA SALIGA NABAIGAIYO SUURADAHA QURAANKA(CALEYHI SALAATU WASALAAM) May du u eegaa maydii maalmuu waa maalmii qadhaadhaa oo kale suuqan madow ee bilaabmay waa sidii kii bilaabmay Aprl – May 1988 ee dhexmarey siilaanyo,siyaad bare iyo dilaalkii migiste siyaasada xukuumadana waa(Abaah Qas ) Alle…

                  Read More

                    Tvga Qaranka Somaliland oo war uu sii dayey tvga HCTV uu logadii tvga ku dul qoray magaca madaxwaynaha Iyo Madaxii Wararka Telefiishanka Qaranka Oo Xilkii Laga Qaaday

                    Hargeysa27 Marc13 (SDN)  Wafdiga madaxwaynaha Somaliland ee ku sugan dalka Imaaradka Carabta ayaa waxa si rasmiya ula socda wariyaasha ka hawl gala tvga HCTV oo soo gudbinayey wararka madaxwaynaha markii Tvga qaranku ku guul daraystay inuu wararka madaxwaynaha u soo gudbiyo mujtamaca reeer Somaliland ee  ku sugan daafaha Aduunka taaas ayaa waxa ay sababta in…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo si weyn loogu soo dhoweeyey Kismaayo, lana kulmay maamulka magaalada

                      Kismaayo, March 26,2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waxaana wafdiga garoonka ku soo dhoweeyey saraakiisha maamulka kumeelgaarka ah ee Kismaayo iyo xubnihii horay u sii joogay magaalada ee isugu jiray Wasiirada, xidlhibaanada iyo saraakiisha. Ra’iisal…

                      Read More

                        Xisbiga Kulmiye oo Qoraal uu soo saaray ku cadeeyay in Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbigaaas la qaban doono 31 Bishan

                        Hargaysa 26.March {SDN} Qoraal ka soo baxay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye oo Mudooyinkii u danbeeyay uu ka dhex Oognaa Khilaaf salka ku haya Qabsoomida Shirweynahoodii isla markaana dib loo dhigay ayaa Mar kale waxa ay Sheegeen in la qaban doono Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye 31 bishan March. Waxaana Sidaa lagu Sheegay…

                        Read More

                          Ra’isal Wasaare Saacid oo Tacsi u diray Mid ka Mid ah Xubnaha Golaha Wasiiradiisa oo Nayrobi ku Geeriyooday

                          Muqdisho, 26, Mar, 2013…..Waxaa saaka si lama filaan ah oo naxdin leh ugu geeriyooday Magaalada Nairobi Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Adeega Bulshada Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhad. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) isagoo ku hadlaya magaca Xukuumadda. Kan Shacabka iyo Magaca Ummadda Soomaaliyeed wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed…

                          Read More

                            Wasiirka Caafimaadka oo dhagax dhigay Dhisme Cusub oo loo samaynayo Qaybta Qaaxada ee Wasaarada Caafimaadka

                            Hargaysa 26.March {SDN} Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Xuseen Maxamuud Muxumed ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo laga hirgalinayo xarunta wasaaradda caafimaadka ee magaalada Hargaysa, kaas oo loogu talagalay in ay ku hawlgasho Qaybta xakamaynta xanuunka Qaaxada. Hadal uu halkaas  ka jeediyey wasiirka wasaarada caafimaadku ayaa waxa uu  uga mahad celiyey hay’adda world Vision oo…

                            Read More

                              Wefti Wasiiro ah oo Maanta Gaadhay Degmada Xariirad ee Gobolka Salal

                              Xariirad 26.March {SDN} Wasiirka wasaaradda Gaashaan dhiga Md Axmed Xaji Cali Cadami iyo wafti uu hogaminayo ayaa maanta gaadhay  degmada xariirad ee gobolka salal  socdaalkaas   oo la xidhiidha   u kuurgalida   hawlaha nabad galyada ee degaankaasi . Wasiirka iyo waftigiisa oo ay ka mid yihiin wasiirka  wasaaradda xanaanada xoolaha  Dr Cabdi Aw Daahir  iyo wasiirka duulista…

                              Read More

                                R/wasaaraha Soomaaliya Shirdoon iyo Wafdi uu hogaaminayo Oo gaaray Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose

                                Kismaayo March 26 2013 (SDN)– Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu gaaray Magaaladaasi. Xafiiska Warfaafinta Ra’iisul wasaaraha ayaa xaqiijiyay in Mr Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ay gaareen Magaalada Kismaayo halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha uu…

                                Read More

                                  Maxkamada Ku taalada Denmark oo Xulun ku Riyaday Dhalinyo Asal Ahaan Soomaali ah

                                  Cobanhegan March 26 2013 (SDN)– Maxkamad ku taalo dalka Denmar ayaa Xukun sanadeed gaaraya Seddexsano iyo bar ku riday Labo muwaadin Soomaaliyeed oo walaal ah,kuwaasi oo lagu eedeeyay inay xariir wadaag ay ahaayeen ururka Al-shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya. Maxkamada ayaa shalay oo isniin ahayd sheegtay inay danbi ku heshay Labadani muwaadin,iyagoo la sheegay…

                                  Read More