Ethiopia Oo Sheegtay In ay gacanta ku dhigtay Rag ka tirsan Al Shabaab oo Afduub ka geysan rabay dalkaasi

    Addis Ababa March 25 2013 (SDN)– Laanta Sirdoonka Ethiopia ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 8-ruux oo ka tirsan Al Shabaabka Soomaaliya kuwaasi oo ay ku eedeeysay in ay maleegayeen Afduub ay u geystaan Shaqaalaha qaramada Midoobay ee ku sugan dhulka ay ka taliso. NISS-ta Ethiopia ayaa tilmaamtay in kooxdan ay qabteen ay doonayeen…

    Read More

      Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shirka Jaamacada Carabta ee Dooxa Ka Furmidoona

      Dooxa March 26 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ka soo degay caasimadda Qadar ee Dooxa, si uu uga qeyb galo shirka Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Amiirka dalka Qadar Amir Hamad Bin Khalifah Al Thani, iyo dhaxal sugaha Sheekh Tamim Bin Hamad Bin Khalifah…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Dalka Qadar

        Muqdisho March 26 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Max’ud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka duulay magaalada Muqdisho ayagoona u kici timay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar. Madaxweynaha oo sodaalkiisa ay ku wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan dowlada ayaa warbaahinta uga warbixiyey ujeedka socdaalkiisa, isagoona sheegay in uu ka qeyb geli doono shirka madaxda…

        Read More

        Michael Owen oo Ka Hadaafaya Ciyaaraha Xagaagan Una Micilisanaya Inuu Noqdo Maneger Ama Tababare (By Jaahuur)

        London-March-25-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku fiirineynaa xagaa iyo Ingiriiska. Xiddigii reer Ingiriiska una ciyaara Naadiga tabarta yar ee (STOKE) ahaan jireyna xulka qaranka ee carigaas Michael Owen ayaa ka dhawaajiyey inuu ciyaarta kubadda cagta ka fadhiisan doono xagaagan una micilisanayo inuu noqdo Maneger ama Tababare. 33-dex jirkan ayaa la soo kifaaxay Naadiyaal badan ayaa khaati…

        Read More

          Taliyaha Booliska oo Warbixin dhinacyo badan taabanaysa Siiyay Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada DHAGAYSO

          Hargaysa 25.March (SDN) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaanu tilmaamay Waajibaadka Ciidanka Boolisku u Xilsaaran yihiin, Tababaradooda,arrimaha Kufsiga Haweenka,Dhismayaasha ay Ciidanka Xarumahooda ku soo kordhiyeen…

          Read More

            Maareeyaha Wershada Korontada Hargaysa oo Xog Waran Siiyay Gudida joogtada ee Golaha Wakiilada DHAGAYSO

            Hargaysa 25.March (SDN) Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada oo Maanta Xog waraysi la yeeshay Maareeyaha Warshada Laydhka Weli Axmed Xaawo,Kaas oo uu Dhawaan Wasiirka Hawlaha Guud Axmed Cabdi Xaabsade uu ka hor Sheegay Isla Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada inay Xilkii ka qaadeen isagoo ku magacaaban Digreeto Madaxweyne waxa uu ka sheekaynayaa Dhibaatada taala…

            Read More

            Madaxwaynaha Somaliya iyo Wafdi uu hogaminayo oo gadhay Qatar iyo kulan la filayo inuu ku dhex maro Madaxwayne Siilanyo Dalka Imaaradka Carabta

            Qatar25March13 wafdi balaran oo uu hogaminayo madaxwaynaha somaliya ayaa soo gadhay caasimada wadanka Qatar ee Doha wafdigan ayaa waxa la filayaa inay ka qayb galaan shirka jaamacda carabta ee la filayo inuu ka furmo barii wadanka Qatar,ilo xogaala oo ay heshay qurbejoog.com ayaa waxa noo sheegeen in madaxwanaha somalilanad iyo madaxwanaha somaliya si rasmiya ugu…

            Read More

              Reduction of Rape Cases and Violation of Women in Somalia

              Mogadishu March 25 2013 (SDN)— Rape cases in Somalia have reduced significantly.This great news was a result of a massive campaign throughout the city where majority of internally displaced people live. The campaign against rape and gender violation was spearheaded by celebrated nationalist and noble peace prize winner Lady Asho Haji.She is known for her…

              Read More

                Wasiirka Gaashaandhigga oo galabta kormeeray xerooyin Ciidan oo ku yaala Kismaayo

                Kismaayo, March 25,2013(SDN) Wasiirka gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa galabta booqday xerooyin ciidan oo ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Sarkaalka ugu sareeya ciidanka Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, iyo sidoo kale saraakiisha ugu sareysa ciidanka Xoogga dalka ee Kismaayo ku sugan. Wasirka ayaa ugu horeyntii booqday…

                Read More

                  Star Media Waxay Idiin haysaa Hool shirarka lagu qabto (Conference Hall) oo casriyaysan, Hoolkan ah mid kooban ayaa waxaa kuugu diyaara dhamaan warbaahinta Af Somaliga kuhadasha siiba Websites: Hoolkan ayaa loogu talagalay in lagu Qabto:

                  Ma Rabtaa inaad qabsatid  Shir-Jaraaid, Amaba Xaflad Isla Markiiba Warbaahinta Laga socodo. Haday jawaabtu tahay Haa Lasoo xidhiidh Star Media Conference Hall oo ah Hool- kiro ah Star Media  Waxay Idiin haysaa Hool shirarka  lagu qabto  (Conference Hall) oo casriyaysan, Hoolkan  ah mid kooban ayaa waxaa  kuugu diyaara dhamaan warbaahinta Af Somaliga kuhadasha siiba Websites:…

                  Read More

                    Qof ku Dhintay Tuulada Garabis iyo Dawgii Degmada Sheekh oo la Xidhay kadib markii ay Dhagxaan Waaweyni ku soo Rogmadeen Wadadii Gaadiidku marayay

                    Hargaysa 25 March { SDN} Gudoomiyaha Degmada Fara weyne Faysal Maxamed Jaamac ayaa maanta Sheegay in hal qof ku dhintay Lix kalena ku dhaawacmeen dabaylo xoogan oo ka dhacay Shalay Galab deegaanka Garabis,Sidoo kalena Maamulada Aw barkhadle iyo Mandheera ayaa digniin u diray gaadiidlayda,halka gebi ahaanba la joojiyay isu socodka gaadiidka ee Dawga Sheekh  ….

                    Read More

                      DALKU MA TALO QARAN AYUU U BAAHAN YAHAY MISE SHIR BEELEED?!!!!!!! G. XIGEENKA XISBIGA UCID KAMPALA UGANDA

                      (KampalaSDN)Asalamu Alaykum, salaan ka bacdi fikirkayga oo aad u kooban hadaan ka hadlo, Markaan arkay halka ay wax marayaan ama lagu wado dalkii SOMALLILAND ee lawada lahaa Qaranimadiisa oo aan lala tashanayn dadkii reer somalliland, Taladiisiina ay ku suu uruurtay in yar oo wax magarato ah oo madaxtooyada dhex fadhida oo awoodii dalka muquunsatay. Dalkii…

                      Read More

                        Hambalyo Boqor Ahmed Sheikh Cumar Ceesh iyo Boqorada Hoodo Ahmed Cise Oomaar Oo xalay Arooskoodu ka dhacay Caasimadda Somaliland Hargeisa Gaar ahaan Hotelka Scandanaviyanka.

                        Waxaanu hambalyo Aroos u direynaa Boqor Ahmed Sheikh Cumar Ceesh iyo Boqorada Hoodo Ahmed Cise Oomaar Oo xalay Arooskoodu ka dhacay Caasimadda Somaliland Hargeisa Gaar ahaan Hotelka Scandanaviyanka. Waxaanu Ilaahay iddiinka baryeynaa Ubad kheyr Qaba, nolol wanaagsan oo cissi iyo sharaf badan Aamiin Aamiin. Waxa Hambalyada Diraya Dhamaan Reer Oomaar oo kala ah: 1. Aabo…

                        Read More

                          Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Xadhiga ka jaray Duulimaadyo Cusub oo ay bilowday Shirkada Ultimate Air

                          Hargaysa 25March {SDN) Wasiirka wasaarada  Duulista Hawada JSLand Mud, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maanta si rasmiya Xadhiga uga Jaray  Duulimaadyada Shirkada Duulimaadya Ultamat Air, taasi oo isaga gooshaysa Dalka Gudihiisa. Wasiirka duulista Hawada Mud, Maxamuud xaashi cabdi,oo xaflada furitaanka Duulimaadyada Dayuurada  shirkada Ultamat ka hadlay, ayaa waxa uu sheegay inay si wayn  u soo dhoweynayaan …

                          Read More

                            Kulan lagu darsayay Meel Marinta Nidaamka Xukun daadajinta oo Hargaysa lagu qabtay

                            Hargaysa 25 March { SDN}  Kulan lagaga hadlayey  meel marinta Siyaasada dawladda ee maamul daadejinta  oo uu gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuriyada Somaliland Mud,C/raxman C/lahi ismaaciil Saylici  ayaa maanta lagu qabtay  huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Kulankan oo  loo qabtay Qaar ka Mid ah Wasaaradaha dawlada waxaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee wasaarada arimaha Gudaha …

                            Read More

                              Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Warbixiyay Xaalada Nabadgalyo ee dalka

                              Hargaysa 25 March { SDN} Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland. Sareeye Guuto Fadal waxa uu warbixintiisa ku sheegay in ay jiraan caqabado soo noqnoqda oo…

                              Read More

                                Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugida Qaranka Soomaaliyeed Fiqi oo Iscasilay

                                Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Agaasimihii hay’adda Nabadsugida qaranka ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu haye ee ahaa agaasimaha hay’adda Nabadsugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi. Axmed Macalin Fiqi oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Hay’adda Nabadsugida ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu…

                                Read More

                                  Faroole Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujiyay Xalinta Khilaafka Ka Taagan Maamulka Jubaland

                                  Garoowe March 25 2013 (SDN)– Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xalinta khilaafaadka kala duwan ee ka taagan maamulka Jubaland ee iminka shirarkiisa ay ka socdaan Magaalada Kismaayo. Isaga oo ka hor hadlaye mudanayaasha Baarlamaanka ee maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in hadii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…

                                  Read More