Gabar Wariye Ah oo Xalay Lagu dilay Magaalada Muqdisho
Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Kooxo hubaysan ayaa xalay waxa ay Magaalada Muqdisho ku dileen gabar la sheegay inay la shaqeynaysay Radio Cabudwaaq oo kamid ah Idaacadaha maxaliga ee ka shaqeeya Degmada Caabudwaaq. Iyadoo dilka Gabadhaasi warar kala duwan ay kasoo baxayeen ayaan waxaan la xiriirnay Agaasimaha Radio Caabudwaaq C/kariin Axmed Bulxan,isaga oo sheegay in…
