Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Xog Waran ka siiyay Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada Sicir bararka dollarka iyo Meceeshada

    Hargaysa 23 March.(SDN)  Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirir Cabdi ayy maanta warbixin ka siiyey gudida joogtada ah ee golaha Wakiilada Somaliland sicir bararka doolarka iyo maceeshada quutul daruuriga Md Dirir waxa uu sheegay in isbedelka aan fadhiyin ee suuqa sarifka lacagaha qalaad ay door ku leeyihiin sariflayaasha madaxabanaan. Gudoomiyaha Baanka oo ka…

    Read More

      Shir hawleed lagu diyaarinayo Qorshaha Komiishanka Maamul Wanaaga oo Hargaysa ka furmay

      Hargaysa 23 March.(SDN)   Gudida maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa maanta waxa u furmay kulan socon doona muddo labo cisho ah kuna saabsan diyaarinta qorshaha kumishinka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa. Kulankaasi oo loo qabtay xubno ka kala socday wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda oo ay wehelinayaan qaybaha bulshada rayidka ah iyo aqoonyahano kala…

      Read More

        Xaflad lagu soo dhawaynayey wasiirka macdanta iyo biyaha somaliland iyo fadexad ka dhalatay Talafashan Carabiya goobtii ka dubtay Decomanti ka hadlaya shirka Somaliya iyo gudiga qaban qabada oon ka war hayn

        London Mar 23,2013(SDN) Xaflad ay soo qaban qabisay safarada Somaliland ee Uk ayaa waxay ka dhacday galbeeka London, xafladan oo maqaamkeedu aad u hoseyo ayaa lagu soo dhawayey wasiirka macdanta iyo biyha somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale. Xaflada ayaa waxa isagu yimid tiro koban oo reer Somaliland ah oo u badneyd taageereyaasha Kulmiye ayna ka…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Safar ugu Kicitimay Wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta

          Hargaysa 23 March.(SDN) Waxa maantadalka ka dhoofay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa u kicitimay Imaaraadka Carabta ka dib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen Imaaraadka Carabta, waxa uu safarkani qaadan doonaa mudo laba ama saddex Cisho ah. Waxa uu madaxweynuhu ka dhoofay madaarka Caalamiga…

          Read More

            Odoyaasha Baydhabo iyo Ciidamada AMISOM uu kulan Yeeshay

            Baydhabo March 23 2013 (SDN)— Kulankaan oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ayaa waxaa looga hadlay ka bixitaanka ciidanka Ethiopia ee Gobalada Baay iyo Bakool. Odayaasha dhaqanka ee Gobalka Baay iyo sidoo kale saraakiil ka socotay AMISOM ayaa yeeshay kulanka iyadoo Saraakiisha AMISOM ay shaaciyeen in ciidanka Ethiopia howl badan ay qabteen. Sarkaal…

            Read More

              Mahdi Ibrahim:Fooxa iyo Beyada ka baxa Sanaag Balaayiin Dollar ayaa laga sameyn karaa(DHEGEYSO)

              Vermont Mar 23,2013(SDN)-Ganacsade Mahdi Ibrahim oo mudo toban sanaadood ka badan ku hawlanaa ka miro dhalinta sidii ganacsi mug leh looga sameyn lahaa Fooxa iyo beeyada ka baxa buuraha gobolka Sanaag. Mahdi oo nooga waramay marxaladihii uu ka soo maray ka ganacsiga Fooxa ayaa rajo weyn ka muujiyay baraaruga ganacsigiisa ka dhashay ee haatan caadkii…

              Read More

                Shirkadda Samaysa Boodhadhka Casriga ah ee SAGAL JET oo Xarun Cusub Ka Furatay Gobolka Togdheer

                Hargeysa Mar 23,2013 (SDN) Shirkadda Daabacaadda,Boodhadhka iyo Xayaysiinta casriga ah ee SAGAL JET ayaa markii ugu horaysay Xafiis ka Furatay Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, Shirkadan oo ah ta ugu wayn dalka ee dhinaca xayaysiinta ayaa waxa maalintii khamiistii xafladda xadhiga lagaga jarayey xanunta cusub ee ay ku yeelanayso magaalada Burco lagu qabtay Huteel…

                Read More

                  Sheekh Aaden Siiro“Waar Talada Ummadda Wax Hala Iska Waydiiyo,Haddii Kale Karis Xun Iyana Wax Ku La”

                  Hargeysa Mar 23,2013(SDN)- Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro), ayaa ku baaqay in la dhowro wixii shacabka reer Somaliland ku heshiiyeen, isaga oo sidoo kalena soo jeediyey in xukuumaddu la tashato dadkeeda. Sheekh Aaden Siiro, waxa uu tilmaamay in qofka hogaamiyaha ah looga baahan yahay inuu dadka la tashado, halkii kaligii go’aan ka gaadhi…

                  Read More

                    Xogo Muhiim ah oo Wargeyska HUBAAL ka Helay Ajandaha Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo+Mawqifka Feysal Cali Waraabe oo DUBAI ku sugan

                    Hargeysa Mar 23,2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyaddan Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hor kacayo ayaa Maanta u duulaya Wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, iyaga oo magaalada Hargeysa kaga baqooli doona Diyaarad Khaas ah oo Dawladda Wadankaasi u soo dirtay. Safarka Madaxweynaha oo Sida la sheegay salka ku haya shir aan lagala tashan Somaliland…

                    Read More

                      Xilmagacabid Xisbiga UCID

                      Xilmagacabid Xisbiga UCID XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY Mr: khadar mohamed nour ( bitijoor )    GUDDOOMIYAHA xisbiga ucid bariga africa uganda (kampala) oo hore uu ahaa gudomiye xigeenka xisbiga ucid laantiisa uganda kampala, hadana buuxiyey jagada gudomiyaha xisbiga ucid ugandha kampala oo uu baneeyey gudomiyihii hore xisbiga ucid ugandha Md ahmed abdi ibrahim oo…

                      Read More

                        The Pain of the Ogaden Somali People

                        “Every night, they took all of us girls to [interrogations]. They would separate us and beat us. The second time they took me, they raped me… All three of the men raped me, consecutively”. Human Rights Watch (HRW) report in Collective Punishment, along with 15 other female students, this innocent 17 year-old Ogaden  girl, was…

                        Read More