Wasiirka Madaxtooyada ee Imaaraadka oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Madaxweyne Axmed Siilaanyo
Dubia 24.March (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda dawladda Imaaraadka carabta Sh. Mansuur Binu Saa’id ayaa saaka si milgo iyo maamuus sare leh u qaabiley Weftigii madaxweynaha Somaliland ee shalay socdaalka shaqo ku tagay dalkaasi. Wasiirka Madaxtooyadda ee Imaaraadka Carabtu waxa uu si meeqaam sare leh ugu soo dhaweeyay xafiiskiisii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo…
