Wariye Amal Kayse oo la gudoonsiyey Bilad Sharaf Hablaha Qaranka Somaliyeed oo ku mutaysatay Baraamijka Doorka Haweenka

    London 22March13(SDN)Wariye Amal Kayse oo la gudoonsiyey Bilad Sharaf Hablaha Qaranka Somaliyeed oo ku mutaysatay Baraamijka Doorka Haweenka xafladan oo ahayd mid sanadkiiba  mar la qabto lana gudoonsiyo shahadooyin sharaf ayaa waxa ka soo qayb galaya dadwayne aad u tiro badan oo ku dhaqan dalkan uk waxana khadka telefoonka   kala qayb galay Duqa caasimada…

    Read More

      Wefti ka Socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Socadal ku Yimid Hargaysa

      Hargaysa 22 March (SDN) Wefti ka socda Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa iyo wadamada Qaadhaan-bixiyeyaasha, ayaa  Maanta booqasho yimid Caasimada Hargaysa iyagoo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Weftigan  oo ay  madaar ku soo dhaweeyeen xubno ka tirsan Xukuumada  Somaliland,  waxaana la filayaa in ay  la kulmaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed…

      Read More

        Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda oo ka qarxay Magaalada Marka

        Marka March 22 2013 (SDN)— Dagaal u dhexeeyay Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu ka qaraxay Magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose. Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya uu ka bilaawaday Magaaladaasi iyadoo dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayaan labada dhinac…

        Read More

          Ciidamada AMISOM oo qorsheynaya In ay La wareegaan Gacan ku heynta goobihii ay Baneeyeen Ciidamada Ethiopia

          Muqdisho March 22 2013 (SDN)— Sida ay daabacday wakaalada wararka ee AFP ciidamada midowga Africa ee dagaalka kala horjeeda ciidamada Alshabaab ayaa isku diyaarinaya sidii ay ula wareegi lahaayeen degmada Xudur oo dhawaan markii ay ka baxeen ciidamada Ethiopia ay la wareegeen ururka Alshabaab. “Waxaan gurmad u direynaa si ay u hubiyaan deegaanada Baay iyi…

          Read More

            Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay sameyneyso Sharciyada Saxaafa Soomaaliya

            Muqdisho March 22 2013 (SDN)— Xilli shalay Muqdisho uu ka dhacay shir looga hadlayay xeerka Saxaafadda Soomaaliya isla markaasin ay soo qaban qaabisay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayna ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee warbaahinta ayaa arimihii kulankaasi lagu gorfeeyaay waxaa qeyb ka ahaa de,dejinta sharci hogaamiya Saxaafadda Soomaaliya. Ku xigeenka wasiirka war faafinta…

            Read More

              Warbixin:Soomaali ay saameeyeen dagaaladii Sokeeye oo New Zealand la qabsan kari waayay

              Wellington Mar 22,2013(SDN)-Soomaali faro badan oo qoxootinimo ku tegay dalka Zew Zealand ayaa waxa ku adkaaday noloshii dalkaasi,sida lagu xusay warbixin ay daabacday Jaamacada Canterbury. Xasan Ibrahim oo ah ardey Jaamacada ka barta culuunta waxbarashada oo diyaarinaya shahaadada PhD oo warbixinta isku dubo riday ayaa sheegay Soomaalida sida ba;an uganmuuqato la qabsasho xumida ayaa ka…

              Read More

                Xisbul-xaakimka KULMIYE oo Ka Hadlay Saan-saan Ay Sheegeen Inay Soo Dedejinayso Cimriga Golaha Deegaanka ee Gabiley

                Gabiley Mar 21,2013(SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee gobolka Gabiley Amiin Muuse Xirsi ayaa sheegay in Maamul Xumo baahsani ka jirto xafiiska dhulka ee dawladda hoose ee Gabiley taasi oo sababtay isku dhacyo dhawr ah oo ka dhashay khilaaf dhuleed kuwaasi oo khalkhal galiyey ammaanka guud ee gobolka gaar ahaana Magaalada Gabiley. Guddoomiyaha KULMIYE ee Gabiley…

                Read More

                  Xukuumadda oo Dagaal Ku Bilowday Xisbiga WADDANI,Akhri: Warbaahinta Xukuumadda oo Qortay: WADDANI Ma Waxa Uu Noqday Ilmihii Agnaanka ahaa Ee Ku Tiraabay Waxaan Laaqiga ahayn?

                  Hargeysa Mar 21,2013(SDN)-Xisbiga WADDANI oo ah guri dambayska xisbiyadda Somaliland oo mudadii uu jiray ay tahay hal sano oo kaliya, waxa uu saaxada siyaasadda ku soo galay oo uu dhaqan ka dhigtay qunyar socodnimo siyaasadeed iyo deganaansho ay ku tanaadeen, isla markaana ku dhaafeen shantii urur siyaasadeed ee cusbaa ee ka qeyb galay doorashadii Goleyaasha…

                  Read More