Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta Yeeshay Kulan Xasaasi Ah (Warsaxaafadeed)

    Khamiis, March 21, 2013—-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen qorshe loogu magac daray “The New Deal”, Arrimaha Amniga, iyo soo celinta hantidii dowladda gaar ahaana Warshaddihii dalka….

    Read More

      Faallo:Maxaa Keenay Wakhtigan Inuu Guddoomiyaha Kulmiye Miciin-Sado Shir-Beeleed? Halkay-Se Iska Shabahaan Shirarkan Iyo Is-Bahaysiyadii La Eeday Ee Ba-Hooyinka U Qaybiyey Beesha Galbeedka Iyo Waqooyiga Hargeysa?

      Qofkasta oo wax ka yaqaana taariikhda ay bulshaddani soo mareen marka ugu horaysa ee uu maqlo magaca Shir-beeleed, waxa markaaba Maskaxdiisa ku soo dhacaya ama uu qaadanayaa dareen aan fiicnayn, isla markaana waxa uu xasuusanayaa Cahdi ay dadkani la noolaayeen dhibaatooyin, tabashooyin dhexdooda ah iyo godobo siyaasadeed, waxaanu qofkaasi qirayaa hadii Shir-beeleed meesha soo galo…

      Read More

        Shirweynihii Dalada SONSAF oo Hargaysa lagu Soo Gabo Gabeeyay iyo Hogaan Cusub oo ay doorteen

        Hargaysa 21.March (SDN)  Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Soo Gunaanadaay Shirweynihii Sadexaad ee Dalada Ururada aan Dawliga ahayn ee SONSAF isla markaana lagu doortay hogaankii Daladaas ee Labada Sanno ee soo Socda . Shirweynahan oo ka socday Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Khabiir Ka socda Qaramada Midoobay

          Muqdisho March 21 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga Qaramada Midoobay uqaabisaln xuquuqda aadanaha oo maalmahan booqasho ku joogay Magaalada Muqdisho. Kulan labada dhinac ay wada qaateen kadib ayeey siwadajir ah ula hadleen saxaafada iyaga oo sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha ay kawada hadleen.Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…

          Read More

            Barnaamij cusub oo habeenka khamiista ka bixi doona universal tv 6:00 ilaa 7:00 fiidnimo oo la magac baxay iiwad sheekada waxa idiin daadihinaysa Fananada Nimco Degan iyo Maxamed Saxaaf Dawasho wacan

            London 21March13(SDN)Barnaamijka II Wad Sheekada ayaa ah barnaamij cusub oo ay si wada jir ah u daadihin doonaan saxafiga da’da yar ee Maxamed Siciid Asahaaf iyo fanaanada Nimca Degan. Barnaamijkaan ayaa ah mid si gaar ahaaneed looga soo shaqeeyay oo ay gacan ka geysteen maamulka iyo shaqaalaha Universal TV iyo weliba farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Amin…

            Read More

              Maayar Ku Xigeenka Caasimada oo Kulan la Yeeshay Gudiyada Nabad galyada ee Hargaysa

              Hargaysa 21.March (SDN)   Maayar ku xigeenka caasimaadda Hargaysa ahna ku simaha Duqa caasimadda ayaa maanta kullan la yeeshay  gudoomiyayaasha dagmooyinka iyo guddiyadda nabadgalyadda caasimadda. Kulanka oo ay ka soo qayb galeen Taliyayaasha ciidankla bilayska qaybaha Bariga iyo galbeedka  caasimada Hargeysa iyo Hogaanka howl-gelinta ciidanka Booliska, Waxa ugu horayn halkaasi  war-bixino   maayir ku xigeenka ku siiyey …

              Read More

                Xuska Maalinta Biyaha Adduunka oo Somaliland si weyn looga Xusay Xili lagu Jiro abaar Xoogan

                Hargaysa 21.March (SDN)  Munaasibad  lagu xusayey Maalinta Biyaha aduunka oo kubeegan maalinta berrito ee Jimcacaha ah,    ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Beerta Xoriyada ee magaalada Hargeysa. Munaasibada Xuska maalinta Biyaha aduunka  oo ay ka soo qayb galeen wasiirka wasaarada Beeraha , Agaasimaha Guud ee wasaarada Qorshaynta,ku simaha agaasimaha Guud ee wasaarada Mac-danta iyo biyaha iyo…

                Read More

                  Booliska Zampia oo gacanta ku dhigtay Muhaajireen Soomaali iyo Ethiopian isugu jira

                  Lusaka March 21 2013 (SDN)– Ciidamadda ammaanka ee wadanka Zambia ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 11-muhaajiriin Soomaali oo si sharci-daro ah ku soo galay dalkaasi. Muhaajiriintaas ayaa lagu qabtay Tuuladda Nakonde, xilli ay doonayeen inay kaga sii gudbi lahaayeen Caasimadda dalkaasi ee Lusaka.Gaariga ay la socdeen Muhaajiriintaas ayaa waxaa jidka u galay askar ka…

                  Read More

                    Yemen oo Amar kubixisay in Saacdo Gudahood looga qaado Markiib Soomaaliyeed oo yaala Dakada Cadan

                    Cadan March 21 2013 (SDN)– Hay’ada maamusha Dekada Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa amar kasoo saartay maraakiibta Soomaalida ee taala dekada Magaaladaasi in saacado looga saaro gudaha dekada. Amarkaan kasoo baxay Hay’ada maamusha Dekada Magaalada Cadan ayaa waxaa lagu wareejiyay isaga oo qoraal ah qunsulka Soomaaliya ee dalka Yemen Axmed Suudaan.Arintaan ayaa ka dambeysay…

                    Read More

                      Soomaaliya: Siyaasadda Geeska Afrika ee Maanta

                      Guud ahaan dalalka dunidu waxay leeyihiin dan ee ma leh saaxiib, asii ay danta daleed qeexayso in dalku uu yagleelo saaxiibbo badan oo joogto ah oo danaha lagu gabraarto. Siyaasaddu na waa wixii suurogal ah oo kula gudboon, ma aha wixii aad lexejeclo u qabto ee waa wixii had iyo goor dantu ku jirto, ayada…

                      Read More

                        Somali Youth Get Jobs, Businesses From U.S.-Funded Training

                        Vocational training funded by the U.S. African Development Foundation opens the door to good jobs for more than 300 youth in Somalia’s capital, Mogadishu. In Somalia’s coastal capital, Mogadishu, vocational training funded by the U.S. African Development Foundation (USADF) has opened the door to good jobs for more than 300 youth, such as these shown…

                        Read More

                          Puntland oo faah faahin ka bixisay dad la soo afduubtay oo ay qabteen

                          Garoowe March 21 2013 (SDN)– Kadib markii shalay ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ay gacanta ku dhigeen shan hablo oo la sheegay in laga soo afduubtay deeganada koonfurta Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa faah-faahin ka bixiyay Wasaarada haweenka ee Puntland. Agaasimaha waaxda daryeelka caruurta Aamino Maxamuud Nuur ayaa sheegtay in hablahaan lagu qabtay Koontaroolka Magaalada Garoowe…

                          Read More