Bounty on two Americans tied to Somali terror group

    The State Department has put a multimillion-dollar bounty on the heads of two Americans who the United States claims belong to an al Qaeda affiliate in Somalia, CNN has learned. Posters and matchbooks in Somali and English emblazoned with the names and pictures of Omar Shafik Hammami and Jehad Serwan Mostafa tout rewards up to…

    Read More

      Hambalyo Meher Cabdi casiis Ismaacil Cabdi Xasan Rakuub iyo Hibaaq Xasan Nuur

      Anagoo kala ah Aabo Ismaciil cabdi Xasan Rakuub,Hooyo Hibo Xasan Faarax ,Ishraax Ismacil cabdi,Fadxiya Ismaciil Cabdi,Fahima Ismacil Cabdi,cabdikariim Ismaciil Cabdi,Cabdiqadir Ismacil Cabdi,Yasmiin Ismaciil cabdi ,Samsam Ismacil Cabdi,Nimco Ismacil Cabdi,Cabdilaahi Ismacil Cabdi,Cabdirsaaq Ismaciil Cabdi, waxay Hambalyo Meher u Dirayaan ,Cabdi Casiis Ismaciil cabdi iyo Hibaaq Xasan Nuur oo Meherkoodu ka dhacay Hargaysa. reerki lagu waro ala…

      Read More

        Hal-doorka Deegaanka: Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) Qaybta 1aad. Inbox x

        Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare waxa ay ka mid tahay haweenka Somaliland ee guusha ka gaadhay horumarinta naftooda iyo dalkooda, iyada oo ka mid Guddigii u horreeyay ee Doorashooyinka Somaliland ayaan bartay. Waagaas waxa ay ahayd haweenayda keliya eek u jirta guddigaas. Hadda oo aasaaska Komishanka laga joogo ugu yaraan 11 sanno ma ay dhicin…

        Read More

          Muj. Ibraahim Dhagaweyne:Xukuumadani Iyadaa Looga Taag La’aa Ka Qaybgalka Shirarka Somalia Oo Sharciyadii Ka Taalayna Baabiisay, Maantana Way Ku Soo Oodantay, Ninka Is Yidhaahda Dalkan Iyo Dadkan Khiyaamee Isagaa Jabaya

          Hargeysa, We-20-March-2013 (somalidaispornews) – Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne) oo ka mid ahaa hogaamiyeyaashii Milatari ee ururkii SNM ee dalka xoreeyay, isla markaana ahaa gudoomiyihii urur siyaasadeedka Udhis ee lagu reebay qiimayntii ururada ayaa sheegay in xukuumadu ay ku hungowday wada hadaladii Somalia ee shuruucdii mabnuucaysay ka qaybgalka shirarka Somalia ay u laaleen. Mujaahid Dhagaweyne…

          Read More

            Garsoore Cismaan Ibraahin Daahir oo ah garsooraha xukumay boqor Rabi oo ka warbixiyey sharciga loo adeegsaday

            Hargeysa Mar 20,2013(SDN)-Garsoore Cismaan Ibrahim Daahir oo ka waramay Xukunka boqor Raabi ayaa waxa uu sheegay in xukunka boqorka loo adeegsaday xeerka ciqaabta guud, isaga oo ka hadlayana waxa uu yidhi “boqorka waxa lagu xukumay  laba sanadood oo xadhig ah, waxaana loo cuskaday qodobka 212 ee xeerka ciqaabta guud, waxaanu ka qayb galay shirar ka…

            Read More

              Ilaalada Madaxweyne Cabdi Iley Oo Maanta Si Xun Qudha Uga Jaray Nin Ganacsade Ah Oo U Dhashay Somaliland Degmada Ina Buur Muuse Wakhti Uu Madaxweynuhu Ku Sugna Gaashamo

              Gaashamo We-20-March-2013(SDN)– Ciidamadda ilaalada gaarka ah u ah madaxweynaha maamulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia Cabdi Iley ayaa maanta duhurkii waxay si fool xun qudha uga jareen nin ganacsade ah oo alla ha u naxariistee la odhan jiray Warsame Saleeban Haybe  Dubbe oo reer  Somaliland ah kana soo jeeda beesha Habarjeclo Aadan Madoobe oo reer Xaaji Ah,…

              Read More

                Xildhibaan Qabille Oo Si Adag U Cambaareeyay Sharciyada Labada Xil Ee Guddoomiye Cirro Ku Tun-Tuunsaday

                Hargaysa, We-March-20-2013 (SDN) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ku baaqay in go’aan laga gaadho labada xil ee uu isku hayo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C/Raxmaan Cirro. Xildhibaanku waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay wargeyska DAWAN, waxa kale oo xisbiyadda iyo xukuumadda u soo jeediyay inaan…

                Read More

                  Obama oo Sheegay in Israa’il ay ahaan doonto Saaxiibka ugu Weyn ee Maraykanku Xulufada la yahay

                  Israel 20 March (SDN) Madaxweynaha Wadanka Maraykanka Brack Xuseen Obama oo maanta booqasho uga bilaabantay Dalka Israa’iil ayaa sheegay in ameerikaanku ay sii ahaanayaan saaxiibka ugu weyn ee xulafada la ah dalka Israa’iil. Madaxweyne Obama oo israa’iil kala qayb geli doona xuska loo samaynayo sanadguuradii 65-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay dawladda Yuhuudda…

                  Read More

                    Taliyaha Ciidanka Booliska oo Digniin Culus u diray Dhalinyaro Kooxo kooxo habeenkii isku dila

                    Hargaysa 20.March (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Galabta digniin u diray Dhalinyaro uu Ku Sheegay inay Koox Koox isu laayaan Xiliyada Habeenkii Gaar ahaan Caasimada isla markaana ay Ciidamada Boolisku raacdo ugu jiraan Soo Qabashadooda . Taliyaha oo Khadka Telefoonka ugu Waramayay Shabakada Qurbe joog.Com ayaa ka dalbaday Waalidiinta…

                    Read More

                      Wasaarada Macdanta iyo Biyaha oo Shacabka ugu Baaqday iyadoo abaar xoogani dalka ka taagan tahay in hadana ay Sidii la rabay uga faa’iidaystaan Raxmaadka Gu’ga

                      Hargaysa 20 March (SDN  Masuuliyiinta Wasaarada Macdanta,Biyaha Iyo Tamarta ayaa Maant Ugu Baaqay Bulsho Weynta Somaliland in Sida ugu Haboon ay Uga Faa’iideystaan Biyaha Xilliga Roobabka Gu’ga,Raxmaadkaasi oo Haatan  La galay Xilligiisii. Wasiir Ku Xigeenka Macdanta, Biyaha iyo Tamarta C/Salaan Maxamed Xasan iyo Agaasimaha Waaxda Biyaha ee Wasaaradaasi C/Risaaq Jaamac Nuur oo Labadooduba Kulankaasi ka…

                      Read More

                        Shirweynihii Sadexaad ee Dalada SONSAF oo Hargaysa ka Furmay

                        Hargaysa 20 March (SDN) Wasiirka wasaarada Qorshaynta JSLand Dr. Sacad Cali shire ayaa maanta  uga furay magaalada Hargeysa ururka jilayaasha   aan dawliga ahayn ee(SonSaf),shir-wey-nahoodii saddexaad, kaasi oo ay ku soo dooranayaan hogaanka Cusub  ee Ururadaasi. Wasiirka Qorshaynta Dr.Sacad,oo kulankaas  ka hadlay ayaa ku bogaadiyay   Ururka SONSAAF wax-qabadka ay muujiyeen mudadii ay jireen , isaga oo…

                        Read More

                          Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe

                          Jowhar March 20 2013 (SDN)— Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Ujeedka wafdigaan ayaa waxaa lagu sheegay ukuurgalka xaaladaha kala duwan ee Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalkaasi iyadoo ay kormeereen xarumo dhowr ah. Waxaa Magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay maamulka…

                          Read More

                            R/wasaaraha Soomaaliya Saacid oo kulan La qaatay Qabiir Ka socda Qaramada Midoobay

                            Muqdisho March 20 2013 (SDN)— Raii’sal Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay Muqdisho qabiir madax banaan oo qaabislan dhinaca xuquuqul aadanaha oo ka socday Qaramada Midoobay kana mid ah gudi gaar ah qubaro ah oo ay Qaramada Midoobay u xilsaartay arimaha bini’aadanimada Soomaaliya. Qabiirkan oo lagu magacaabo Dr Shamsul Baari aya markii kulankoodu soo idlaaday…

                            Read More

                              Ururka Midowga Yurub oo Maaliyiin Doolar ugu Deeqay Howlgalka Nabad Ilaalinta AMISOM

                              Nairobi March 20 2013 (SDN)– Ururka Midowga Yurub ayaa go’aansaday inay bixiyaan taageero dheeraad ah oo ay siinayaan howlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya,kaasi oo ay sheegeen inuu door muhiim ka cayaarayo dib u soo celinta Nabadii iyo kala danbeyntii dalka ka jirtay. Midowga Yurub ayaa howlgalka AMISOM ku kordhiyay Lacag gaareysa €33 million,taasi oo…

                              Read More

                                Gudi Madaxweyne Faroole Uu Uxilsaaray Hoos U Dhaca Doolarka Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halka Ay Wax U Marayaan

                                Garoowe March 20 2013 (SDN)—Gudi dhawaan Madaxweynaha maamulka Puntland uu uxilsaaray qiimeynta hoos udhaca lacagta doolarka mareykanka ayaa waxa ay tafaasiil ka bixiyeen halka ay umarayaan qiimeynta ay ku hayaan lacagahaasi. Gudigan oo Madaxweynaha Puntland uxilsaaray soo ogaanshaha sababta keentay inuu doolarka hoos udhaco ayaa waxaa madax u ah Wasiir ku xigeenka Wasaarada maaliyada Puntland…

                                Read More

                                  R/wasaare Saacid oo sheegay in Ciidamada dowladda ay la wareegi doonaan Xudur

                                  Muqdisho March 20 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlayay deegaano ay Al Shabaab dhawaan gacanta ku dhigeen ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay dib u qabasan doonaan. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa tilmaamay in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegi doonaan Gacan ku heynta Magaalada Xudur ee…

                                  Read More