Mashruucii Baanka Aduunkee Somaliland Wuxuu La Mid Noqdey; BARNAAMIJKII QIIMEE QOFKAAGA!!

    Munaasibad maalintay taariikhdu ahayd 11/3/2013 ka qabsoontay hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa ayaa waxaa lagu shaaciyay 56 ruux oo lagu sheegay ganacsadayaal oola yidhi waxay ku guulaysteen lacagihii deeqaha yaryar ee mashruucii baanka aduunku ku maalgalinayay ganacsatada Somaliland. Mashruucan oo soo bilaabmay bishii 11 aad ee dabayaaqadii sanadkii 2012 isla markaana lacag qadarkeeda lagu sheegay…

    Read More

      Maareeyaha Hay’adda Korontada Hargeysa oo Wasiir Xaabsade iyo Guddidiisa ku Tilmaamay Kuwo Xidhanaya Duub Aanay Lahayn

      Hargeysa Mar 20,2013(SDN)- Maareeyaha Hay’ada adeega  Korontada Hargeysa  Maxamed Axmed Aadan (Weli Xaawo) ayaa sheegay in aanay jirin awood uu wasiirka hawlaha guud  kaga qaadi karo xilkiisa isla markaana aanu shaqada kaga joojin Karin, isaga oo si adag ayaan darro ku tilmaamay in wasiirka Iyo guddida uu katirsan yahay indhaha ka laliyaan digreetaddii Madaxweynuhu Xilka…

      Read More

        Qaabkee Ayay Xukuumaddu u Hubisaa Badeecadaha Dalka Soo Gala iyo Tayadooda

        Hargeys Mar 2013(SDN)- Guddoomiyaha Hay’adda Dhowrista Tayada Somaliland Siciid Saleebaan Mire ayaa faahfaahin ka bixiyey Habka ay adeegsadaan marka ay baadhayaan Badeecadaha kala duwan ee wadanka la keenayo iyo waxyaabaha ay dagaalka kula jiraan Hay’addaasi. Guddoomiye Siciid Suleymaan Mire oo maalinta shalay qaarka mid ah warbaahinta dalka ugu warramayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inay…

        Read More

          Warshaddii Sibidhka oo Xukuumaddu Si Qarsoodi ah Ugu Wareejisay Saddex Qof oo Ganacsato Ah oo Midkood Ajanebi Yahay

          Hargeysa Mar 20,2013 (SDN) Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland , ayaa sifo aan sharciga waafaqsanayn ugu qeybisay hanta Ummadda ka dhaxaysay oo ku jirtay gacanta Xukuumadda , kadib markay Wershaddii Sibidhka ee Berbera ugu wareejisay dad gaar ah , kuwaas oo hadal la’aan loogu kala jaray sheerarkii iyadoo aan hantidaa qaranka ee suuqa madaw lagu kala goostay…

          Read More

            Maxkamada Gobolka Hargeysa oo maan Xukumeysa Boqor Raabi oo loo heysto booqasho uu Xamar ku tegay

            Hargeysa Mar 20,2013(SDN)-Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta soo gunaanadeysa dacwad lagu soo oogay mid ka mida Madax dhaqameedka Somaliland Boqor Raabi Cabdilaahi. Boqorka ayaa loo heysta in uu dhawaan booqday magaalada Muqdisho oo booqashadeeda hore xabsi ugu muteystay. Boqor Raabi ayaa ka mid ah madaxdhaqamedyada kooban e edhaliila xukuumada uu madaxweyne Axmed Siilaanyo hogaamiyo. Waana…

            Read More

              Barack Obama oo booqan doono Israel iyo Falastiin

              Washington March 20 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in uu u duulo  Israel markii ugu horeysay tan iyo markii dib loogu soo doortay hogaaminta Qaranka Maraykanka. Obama ayaa sidoo kale tagi doona dhulka Reer Falastiiniyiinta halkaasi oo laga yaabaa in uu kula kulmo Hogaamiyaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabas Abuu Masim. Inta…

              Read More

                Baraamijka Arimaha Bulshada gabadh Yar oo 12 sano jir ah oo qortay buug Af-Ingiriisi ah kana hadlaya nolosha da’yarta ku nool dalka Ingiriiska

                London 20March 13 waxa baraajikan soo diyaariyie Wariye Cabdi Xaafid Maxmuud isaga oo u waramaya qurbejoog.com ayaa waxa u yir Waxaa mahad leh Illaahay Subxaana Watacaalaah. Intaa kadib waxaan u mahad celinayaa qoyska Nuur C/llaahi Cismaan iyo xaaskiisa Mulki Cali iyo weliba gabadhooda Zeynab Nuur C/llaahi oo ah gabar 12 sano jir ah oo qortay…

                Read More

                  Somali deportations — some numbers

                  A few weeks ago, I did a story about the U.S. resuming deportations to Somalia. Because Immigration and Customs Enforcement wouldn’t release the number of people with deportation orders pending, I directed my query to the Executive Office for Immigration Review at Department of Justice, to see how many Somalis have been ordered deported by…

                  Read More

                    Gollaha Guurtida Somaliland oo fursad Qaaliya siiyay Dhalinyarada dalka iyo Xildhibaankii ugu da’ada yaaraa oo hawlgalaya

                    Hargeysa Mar 19,2013(SDN)-Xildhibaanka ugu da’da yar Golaha Gurtidda Somaliland Xildhibaan Siciid Maxamed Cismaan { Libaaxo } ayaa loo dhariyay Golaha Gurtidda Somaliland 28-Feb-2013. Xildhibaanka ayaa Abihii Marxuum Maxamed Cismaan{Libaaxo} wax uu ka mid ahaa rukanadii uu Gollaahaasi ku taagnaa intii la aasaasayba. Xildhibankan oo ka mid noqon doona Golaha Gurtidda ayaa noqonaya xildhibankii ugu da’da…

                    Read More

                      Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? Qormadii: 1aad Boobe Yuusuf Ducaale

                      “Duqii Maarkoos waa kaa, Waddadii dayacan koray, Jidka aaran-dubatadu, Ku danbeyso weeyaan, Dawga weeye loo maro, Sannadaha dul-saarka ah, Iyo nolosha daalka ah,   Dawga weeye loo maro, Duni aan tilmaannayn, Duuggeedu male yahay, Qof ku daaya mooyee, Qof ku doonayaa jirin.”   Maansadii Isa-sudhan ee Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale…

                      Read More

                        Kalfadhigii 2aad ee Golaha Deegaanka Berbera oo maanta Furmay iyo Maayarka Magaaladaas oo ka waramay Waxqabadkoodii

                        Berbera 19.March (SDN) Kalfadhigii labaad ee Golaha deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa Maanta ka furmay Xarunta Dawlada hoose ee Berbera. Fadhigan oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ahna Maayarka Magaaladaasi C.shakuur Maxamud Cidin isagoo Mudanayaasha Golaha deegaanka Warbixin ka siiyay waxyaabihii maamulkooda u qabsoomay Kalfadhigii Kowaad waxaanu Yidhi “Waxaanu Magaalada ku…

                        Read More

                          Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo Kormeer ku tagay Degmada Dacar Budhuq iyo Mudaharaad ay Shalay Sameeyeen ardayda wax ka dhigta dugsiga degmadaas

                          Hargaysa 19.March (SDN)  Shan Xildhibaan oo ka tirsan Gudi hoosaadyada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa maanta Kormeer hawleed ku tagay Degmada Dararweyne oo ay Maalintii Shalay Mudaharaad ka Sameeyeen Ardayda Wax ka barata Dugsiga Hoose dhexe ee Degmadaas. Xildhibaan Maxamed Aw Aadan Wayrax oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Deegaanka Caasimada oo Khadka Telefoonka  uga…

                          Read More