Xukuumadda oo sheegtay in wali ay baaritaano ku socdaan dadkii siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho
March 19, 2013”War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaalia oo laxiriira dhacdadii dilka ahayd ee kadhacday Magaalada Mogdisho March 14, 2013. Dhacdadaasi oo golaha wasiiradu u xilsaareen soo baaristeeda gudi Sadex xubnood ka kooban oo ka tirsan golaha wasiirada. Gudigaas oo laga sugayay inay golaha jawaab kusoo celiyaan maanta ooy taariikhdu tahay…
