Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa dhaleceeyey Qarax maanta Muqdisho ka dhacay
Muqdisho, Mon-March-18-2013 (SDN) – Qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Guriga loo yaqaano Fiyooraha oo ay deggan yihiin kooxaha Fanaaniinta ah ee Somaliya, ayaa inta la’ogyahay waxa ku dhintay 10 Qaraxan, ayaa waxa ku dhaawacmay Taliyiha nabadsugida Gobolka Banaadir iyo tiro kale oo dad ah, kuwaasi oo ku jiraan askar iyo dad rayid ah,…
