Gudoomiye Xasan Cise:Inaanu Maxkamad dibedda ka furano Xukuumadaa nagu khasabtay(DHEGEYSO)

    Hargeysa Mar 17,2013(SDN)-Gudoomiyaha Ururkii Xaqsoor ee ku haray tartankii ururada siyaasada Somaliland Md Xasan Ciise ayaa manata  shir jaraaid oo uu Hargeysa ku qabtay uga hadlay wadahadal u socda ururkoodii iyo xukuumada Somaliland. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu ka hadlay dacwado ay ka furteen maxkamado dalka dibediisa ku yaal ka dib kolkii ay cadaalad dalka…

    Read More

      KULMIYE oo war-murtiyeed ka soosaaray dib-u-dhaca ku yimi Shirweynaha Xisbiga iyo waqtiga dib loogu riixay

      Hargeysa 17, 03, 2013 (SDN)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa shaaciyay xilliga la qaban doono shirweynaha caadiga ah ee xisbigaas, kadib markii uu dib uga dhacday inuu qabsoomo 31-ka bishan aynu ku jiro ee March. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed laga soosaaray kulan uu hoggaanka xisbigu maanta ku yeeshay Hargeysa, Shirweynaha caadiga ah ee…

      Read More

        Shirkada Isgaadhsiinta Somtel oo Xarun Cusub ka furatay Magaalada Bali Gubadle

        Balli Gubadle 17.March (SDN)  Gudoomiyaha Gobolka Hawd Ibraahin Xasan Cali ayaa maanta Xadhiga ka jaray Xarun ay Shirkada Isgaadhsiinta ee Somtell ka hirgalisay Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd . Munaasibad loo sameeyay xarunta ay shirkada isgaadhsiinta ee Somtel ku yeelanayso magaalada Baligubadle oo ay ka qayb galeen Madaxda Sare ee Shirkadaas,Salaadiin,Maamulka Degmada ayaa…

        Read More

          Ururka Qareenada Solla Ee Gobolka Sanaag oo ka Hadlay Eedaymo Dhowaan Looso Jeediyay Maxakamadaha Gobolka Iyo Racfaanka

          Ceerigaabo 17.March (SDN )  Shirkan Jar’aaid Ee Ururka Qareenada Somaliland Sola Ee Gobolka Sanaag Ay Maanta Ku Qabteen Magaalada Ceerigaabo Ayay Si Adag Ugaga Hadleen Heerarkii Garsoorka Iyo Maxkamadaha Gobolku Soo Mareen Waxanay Hala Kama Jiraan Ku Tilmaameen Eedaymo Dhowaan Shaqsiyaad Kamid Ah Bulshada Gobolka Sanaag Usoo jeediyeen Maxkamadaha Gobolka Iyo Racfaanka Waa Kan Gudomiyaha…

          Read More

            Maxkamada Sare ee Soomaaliya oo sii deysay Wariye Koronto Kiiskiisiina Laashay

            Maxkamada sare ee dalka ayaa sii deysay wariye Cabdi Casiis Koronto kadib markii ay dhageysatay kiiskiisa. Gudoomiyaha maxkamada sare Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf ayaa ku dhawaaqay sii deynta wariye koronto, isagoona tilmaamay in dhageysiga kiiska wariye Cabdi Casiis Koronto kadib ay maxkamada sare laashay kiiskii loo heystay wariye Koronto. Cabdi Casiis Cabdi Nuur Ibraahim “Koronto”…

            Read More

              Shirgudoonka Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo ku Taageeray inaan Somaliland ka qayb galin Shirka Loo qabanayo Somalia

              Hargaysa 17.March (SDN)  Shir gudoonada labaada ee Golaha  Guurtida Iyo wakiilada JSL ayaa maanta Ku taageeray  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland  Go’ aankii uu ku  Qaadacay  inaanay Somaliland  ka qayb galayn Shirka arriamaha Somalia lagaga hadlayo ee ay dawlada Ingiriisku dabada ka riixayso. Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ahna ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax…

              Read More

                Gudoomiyaha Ururka Xaqsoor oo Cadeeyay in Wada hadalada u socda iyaga iyo Xukuumadu inaanay Ujeedadoodu ahayn inay ku biiraan Xisbiga Kulmiye

                Hargaysa 17.March (SDN)Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedkii Xaqsoor ee Ku hadhay Marxaladii loogu soo Gudbayay Sadexda Xisbi Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Gurigiisa ayaa ka hadlay Wada hadalada u socda Ururka Xaqsoor iyo Xukuumada Somaliland,Dacwad uu Ururkoodu ka furtay Maxkamada Dalka dibadiisa ah,iyo Go’aankii uu Madaxweyne Siilaanyo ku qaadacay ka qayb galka…

                Read More

                  Agaasimaha Waaxda Dhulka ee Wasaarada Hawlaha Guud oo Mar kale ka hadlay War ku soo baxay Wargayska Hubaal

                  Hargaysa 17.March (SDN  Agaasimaha Waaxda dhulka iyo Gur-yaha ee wasaarada hawlaha Guud Inj,Maxamud Maal Cali , oo uu weheliyo isuduwaha Gobolka ee wasaarada hawlaha Guud, ayaa  been aan waxba ka jirin ku tilmaamay war ku soo baxay maalintii khamiistii wargeyska HUBAAL ee ka soo baxa hargeysa ,kaasi oo sheegaya inay wasaarada hawlaha Guud  Iibisay Gurigii…

                  Read More

                    Kulan lagaga hadlayay Kor u qaadka Nadaafada oo Hargaysa lagu qabtay iyo Xubno Wasiiro ah oo ka hadlay

                    Hargaysa 17.March (SDN) Kulan lagaga  hadlayey  Ku baraarujinta  Bulshada  nadaafada Guud iyo basrinta xashiishka, kana soo qayb galeen Wasiirka  wasaarada Diinta iyo Aw-qaafta sh. khaliil C/lahi Axmed, Wasiir-ku- xigeenka Amniga ee wasaarada arimaha Gudaha Mud,C/lahi Cismaan Abokor,Wasiir ku xigeenka Waxbarashada iyo tacliinta sare md. Cali Xaamud Jibriil,,Maayir ku xigeenka Casimada md. C/rashiid maxamed xaashi iyo…

                    Read More

                      Fanaanka Cabdi Jamac Qabojiye iyo Ikraan Caraale oo soo saray hees lagu amaanayo Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxmuud iyo Jaliyada Somaliland ee Uk oo Baaq ka soo sartay

                      London 17March 13(SDN) Fanaanka Cabdi Jamac Qaboojiye oo looga bartay Heesaha wadaniga Somaliland iyo Amaanta Madaxwaynaha Somaliland aya mar kaliya waxa lagu arkay isaga oo hees cusub u soo saray Madaxwaynaha Dawlada Fedralka Somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud taas oo asxaabtiisa ka yaabisay fariina u diray madaxda somaliland in go aan laga qaato fanaanka ….

                      Read More

                        Rar lala xiriirinayo Al Shabaab oo lagu soo qaba qabtay oo Howlgallo laga sameeyay Galkacyo

                        Galkacyo March 17 2013 (SDN)—Magaalada Gaalkacyo qeybta maamulka Puntland ayaa xalay waxaa ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ka sameeyeen howlgalo ballaaran oo ay dad badan kusoo qab-qabteen. Jaamac Maxamed Axmed taliyaha qeybta Booliiska maamulka Puntland ee Gobalka Mudug ayaa u sheegay Warbaahinta in tirada ay soo qabteen ay tahay dad aad ubadan balse ay si…

                        Read More

                          Madaxweynaha Cusub ee Shiinaha oo ku baaqay in wax laga qabto dhaaqaalo xumida ka taagan Caalamka

                          Bijin March 17 2013 (SDN)– Madaxweynaha Cusub ee dalka Shiinaha, Shiin Jinping ayaa sheegay in ay la dagaalmi doonaan Mashaakilaadka Adag ee ka taagan Qarada Aasiya, islamarkaana dhaqaalo koboc la sameyoo sanada soo aadan. Shiin Jinping oo ka hadlayay dhamaadkii Kulanka sanad laha ah ee ay yeeshaan Wafduuda Mataleysa Xisbiga hogaamiya dalkaasi ayaa waxa uu…

                          Read More

                            Mareykanka oo isku diyaarinaya weerar mustaqbalka uga yimaada Woqooyiga Kuuriya

                            Washington Mar 17,2013(SDN)-Mareykanka ayaa bilihii u danbeeyay si saaid ah ula socdey dhaqdhaqaaqa ciidan ee dalka Woqooyiga Kuuriya oo si xawli ah u dardar geliyay barnaamijkiisa gantaalada ridada dheer ee qaada hubka Nuclearka. Mareykanku waxa uu haatan bilaabay mashruuc difaac oo looga hortagayo weerar uga yimaada dalka Woqooyiga Kuuriya mustaqbalka. Gobolada Alaska iyo California ayaa…

                            Read More