Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga oo ka hadlayA Doonyo lagu haystay Jabuuti oo la soo daayay(DHEGEYSO)

    Hargaysa 16.March (SDN) Wasiirka Wasarada Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Ee Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cisman Geeljire ayaa Maanta Cadeeyay in Dawlada Jabuuti aya Sii Deysay Saddex Doonyod oo ka mid ahaa Shan Doonyod oo Ciidamada Xeebaha ee   Dalkaasi ay gacanta ku hayeen. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/W.KALUUMAYSI.mp3″]

    Read More

      Hub ku Kujiray Baqaaro kuyaalla Madaxtooyada Soomaaliya oo la ogaaday in la xaday

      Muqdisho March 16 2013 (SDN)— Saanad Milatari ayaa lagala baxay Baqaaro kuyaalla Dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Warar hoose oo iminka soo shaacbaxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Baqaaro waa weyn oo kuyaalla dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya laga labaxay Saanad Milatari oo ay la heyd dowladda Soomaaliya. Illo Lagu kal soonaan karo oo aan kala xiriiray…

      Read More

        Diyaarada Yemen Airways oo Duulimaayo ka bilaabi doonta Magaalada Muqdisho (Sawirro)

        Muqdisho March 16 2013 (SDN)— Diyaarada Yemen Airways ayaa waxa lagu wadaa in dhawaan ay ka howl bilowdo magaalada Muqdisho sida ay sheegeen mas’uuliyiinta diyaarada, ka dib wafdi ka socda dalka Yemen oo muqdisho soo gaaray. Wafdigani ayaa waxaa ay kulan la qaateen wasiirka wasaarada warfaafinta, isgaarsiinta, gaadiidka cirka iyo dhulka ee xukuumada Soomaaliya Cabdulaahi…

        Read More

          Sadex doonyood oo ay Ciidamada Jabuuti soo daayeen iyo Laba kale oo aan War laga hayn

          Hargaysa 16.March (SDN) Wasiirka Wasarada Kaluumeysiga Iyo Khayraadka Badda Ee Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cisman Geeljire ayaa Maanta Cadeeyay in Dawlada Jabuuti aya Sii Deysay Saddex Doonyod oo ka mid ahaa Shan Doonyod oo Ciidamada Xeebaha ee   Dalkaasi ay gacanta ku hayeen . Wasiirka ayaa hadalkan ka Sheegay Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay…

          Read More

            Wasiirka Madaxtooyada oo Soo kormeeray Mashaariic hirgalintooda laga wado Gobolka Gebilay

            Hargaysa 16.March (SDN)   Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maanta Kormeer hawleed waxa uu ku tagay Gabyanka laga dhisayo dooxa Magaalada Arabsiyo iyo dhismaha Wadada  Kala baydh Ilaa Wajaale iyo Guriga Martida ee Magaalada Gebilay . Wasirka Madaxtooyada oo ay Wehelinayeen Maamulka Heer Gobol iyo Degmo ayaa soo indho indheeyay heerka uu…

            Read More

              R/wasaaraha oo maanta booqday xabsiga Dhexe ee Muqdisho (Warsaxaafadeed) (Sawirro)

              Muqdisho, 16, Mar, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa saaka kormeer shaqo ku tagay Xabsiga Dhexe oo maalmahaan ay ka soo wajeheen duruufo dhanka caafimaadka iyo nolosha la xariira. Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa ah mid dhisnaa mudo ku dhow boqol sano,…

              Read More

                Kulan lagaga hadlayay Wada Shaqayn buuxda oo dhex marta Maamulka Magaalada Boorama iyo Madaxda Laamaha dawlada oo boorama ka qabsoomay

                Boorama 16.March ( SDN) Kulan ay si wada jir ah uga qayb qaadanayeen Dawladaha Hoose ee degmada boorame iyo isu duwayaasha wasaaradaha iyo hay’adaha dawlada ee heer Gobol lagagana hadlayey iskaashiga labada dhinac ayaa ku qabsoomay manta magaalada boorame xarunta Gobolka awdal. Hadal uu kulankaasi ka jeediyey Mayorka Boorame Saleebaan Xasan xaddi ayaa waxa uu…

                Read More

                  Wasiirka Maaliyada oo ka Xog waramay Waxqabadkii u hirgalay iyo Qorshahooda ku talo gal

                  Hargaysa 16.March (SDN) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee JSL Md Cabdicasiis Maxamed Samaale oo maanta u waramay Warbaahinta Dawladda ayaa ka hadlay arimo ay ka mid yahiin Odoroskii Miisaaniyad sanadeedka Qaranka 2012 iyo hawlihii balaadhnaa ee wasaaradda u qabsoontay, halka sidoo kalena uu u mahad celiyey dhinacyadii la shaqeeyey wasaaradda oo ay ugu horeeyaan Ganacsatada Somaliland…

                  Read More

                    Shiinaha Oo Adkeynaya Ammaanka Xeebaha Gacanka Cadan Iyo Soomaaliya

                    Bijin March 16 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Badda dalka China ayaa wacad ku maray inay adkeyn doonaan ammaanka xeebaha gacanka Cadan iyo xeebaha Soomaaliya iyagoo kala dagaalami doonaan burcad badeeda sii baaheysa. Wakaalada wararka shiinaha Xinghua oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan ciidamada Badda dalkaasi,ayaa qortay warbixin ay ku tilmaameyso in Xukuumada Beejiin hamuun u…

                    Read More

                      Waqtiga la qabanayo Tartanka Xidiga oo si rasmi ah loo shaaciyay

                      Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo tartanka xiddigaha kubada cagta Soomaaliya kaas oo looga dhawaaqay shir saaka ka dhacay xarunta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha guddiga tartamada xiriirka ahna xubin guddiga fulinta Cali Cabdi maxamed (Cali shine) oo ku dhawaaqay mudeynta tartankan ayaa sheegay in xiriirka kubada…

                      Read More

                        Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo booqday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho

                        Muqdisho March 16 2013 (SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqasho ku tagay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo dhawaan cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliye Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka C/laahi Abyan Nuur iyo xubno kale. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa…

                        Read More

                          Dowladda Oo Sheegtay Inaan Lagu Deg Degi Karin Maamul U Sameynta Gobolada Dalka

                          Muqdisho March 16 2013 (SDN)– Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaan lagu deg degi karin maamul usameynta Gobalada dalka Soomaaliya xilli Magaalada Kismaayo uu ka socdo shir maamul loogu dhisayo Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo. Jaamac Axmed Maxamed wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in maamul Gobaleedka iminka la sameeyo…

                          Read More

                            Xukuumadda Soomaaliya oo wada qorshihii ay kuala wareegi laheyd Goobaha ay Al Shabaab gacanta ku hayaan

                            Muqdisho March 16 2013 (SDN)— Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan qorshooyin kala duwan oo ku aadan Gobalada iminka ay Shabaab ku sugan yihiin. Wasiirka Wasaarada Difaaca dalka Soomaaliya C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in Gobalada Shabaab gacantooda ku jira ay Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay wadaan qorshooyin ku aadan…

                            Read More

                              RAAD KULUULIDA XUKUUMADA SIILAANYO WAXA KASIIDARAN HABQANKA IYO KALA SOCODKA XUKUUMADIISA

                              Tan iyo intii uu xilka lawareegey madax weyne axmed siilaanyo dalka waxaad ku arkeysaa arimo cusub oo lagu jah wareerinaayo shacabka masaakiinta ah ee codkooda siiyey madaxweyne siilaanyo taas oo u muuqata kala fogaanshaha dadka reer somaliland oo qeybi uheysato inay sax sanyiin xukuumadu kuwa kalena mucaaridku. Hadaba mucaaridku waxaan qabaa inay wax toosinayaan balse…

                              Read More

                                Ururka Samafalka Saaxil Woman UK ayaa xaflad yabooh dhaqaale loogu ururinaayey Cisbitalka Dhimirka Berbera ku Qabtay Galbeedka London…

                                London 16March13 (SDN) Ururka Samafalka Saaxil Woman UK ayaa xaflad yabooh dhaqaale loogu ururinaayey Cisbitalka Dhimirka Berbera ku Qabtay Galbeedka London xafladan oo ay ka soo qayb galeen Masuulin ka kala socota Ururada somaliland ee uk iyo safiirka somaliland u fadhiya wadankan  Adan Cali Cawale ,furitaankii xaflada ayaa waxay lagu furay ayaado quraanka kariimka dumarka…

                                Read More