Faah-Faahin Ka Soo Baxaysa Weerar Bam Oo Lagu Qaaday Guddoomiyha Degmada Waaberi
Muqdisho March 14 2013 (SDN)— Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay lagu qaaday hooyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Guddoomiyaha Degmada Waaberi Axmed Mayre Makaraan. Weerarka oo ahaa bambada nooca gacanta laga tuuro ayaa lagu qaaday Guddoomiyaha Degmada Waaberi gurigiisa iyadoo khasaaro dhaawac uu ka dhashay. Axmed Mayre Makaraan oo warbaahinta lahadlay…
