Somali man jailed for illegal plant

    MEDINA — A Somali immigrant was sentenced to 90 days in jail Thursday for possessing an illegal stimulant contained in a plant native to his home country. Hassan Warsame, 36, of Portland, Maine, originally was charged with a first-degree felony for possessing more than four pounds of the plant. After a three-day trial, a common…

    Read More

      Global warming may have fueled Somali drought

      NAIROBI, Kenya — Global warming may have contributed to low rain levels in Somalia in 2011 where tens of thousands died in a famine, research by British climate scientists suggests. Scientists with Britain’s weather service studied weather patterns in East Africa in 2010 and 2011 and found that yearly precipitation known as the short rains…

      Read More

        Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay Shir uu uga qeybgalay dalka Sacuudiga

        Riyaad March 15 2013 (SDN)—Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo ka qeyb galay shirka wasiirada arimaha gudaha dalalka Jaamacada Carabta ayaa ka warbixiyey wax yaabihii looga hadlay shirkaasi Soomaaliyana ka qoseeyey. Wasiirka ayaa sheegay in wasiirada arimaha gudaha ee Jaamacada Carabta ay isla garteen sidii iskaashi looga yeelan lahaa…

        Read More

          Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho

          Muqdisho March 15 2013 (SDN)—Howlgalo balaaran ayaa ciidamada Booliska Soomaaliya waxa ay ka sameeyeen qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Degmooyinka Xamar Weyne, Xamar Jajab iyo xaafado tirsan degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa ciidamada Booliska dowlada federaalka waxa ay saakay ka sameeyeen howlagalo lagu soo qab qabtay dad aad u fara badan. Afhayeenka ciidamada…

          Read More

            Baaq Canbaarayn Xadhiga ” Boqor Raabi” Waxa Diraaya Qaar Kamida Dhalinta Malaysia “Aadista Xamar Uma Aragno Jariimad” Maxa Lisanka Lo Siiyay Shirkadaha Diyaradaha Ee Taga. Hadi Ay Xaaran Tahay Tagisteedu.!

            Ujeedo Baaq Canbaarayn Xadhiga Boqor Raabi. Qaar Ka Mida Dhalinyarada Wadanka Malaysia Ku Sugan Ee Wax Ku Baratay. Iyo Kuwo Hadda WaxBarashadu U Socotoba.Waxay Diraayaan  Baaq Canbaarayn Xadhiga Boqor Raabi.Ugu Horayn Dhamaan Dadka Magacyadoodu Hoos Ku Qoran Yihiin Waxay Cambaaraynaynaa Xadhiga Boqor Raabi Yussuf Cabdilaahi Kaasoo Mudo Dhawr Week Ahba Ku Xidhan Magaalada Hargeisa. Hadaba Hadii Aanu Nahay Dhalinyarada Magacyadoodu…

            Read More

              Maayarka ku Xigeenka Berbera oo Shacabka Magaaladaas ugu baaqay Bixinta Cashuuraha

              Berbera 14March (SDN) Ku xigeenka Maayerka magaalada  Berbera ee Gobolka Saaxil Mud, Baashe cabdillahi, ayaa  ugu baaqay Bulshada  gobolka saaxil inay  u guntadaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen howlaha haruumarineed ee gobolka,iskana xilsaaraan  hab-simi u bixinta cashuuraha kala duwan ee ku  waajibay oo laf-dhabar u ah  kob-cinta  dhaqaalaha gobolka iyo Guud ahaan dalka. Maayer-ku-…

              Read More

                Fanaaninta Somalida oo codsi u diraya Madaxwaynaha Somaliland oo ku sugan dalka Turkiga iyo Wafdiga uu Hogaminayo Inay wax ka qabtaa xadhiga Fananada Caanka Qamar Cabdilahi Barkhad (Harawo)

                London 14 March 13 (SDN)  waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa codsi fariina oo ay soo gudbiyeen fanaaninta somalida  ee ku dhaqan Daafaha Caalamka codsigaas  oo u qorna sida tan: Mudane Madaxwayne iyo Wafdigaga  aad Hogaaminaysid Anaga oo ah fanaaniinta somaliada waxaan idinka codsanaynaa in fananada Qamar Cabdilaahi Barkhad (Harawo ) ay ku xidhan tahay wadanka…

                Read More

                  Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo u Jawaabay Guddoomiye ku-xigeenka UCID(DHEGEYSO)

                  Hargeysa Mar 14,2013(SDN)-Afhayeenka Maddaxtooyada oo jawaab ka bixiyay Dhaliil uu Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Ucid Cali Guray u soo jeediyay Hogaaminta Madaxweynaha kuna tilmaamay Shakhsi aan Weligii Go’aan Qaadasho lahayn waxaa kale oo uu ka warbixinayay socdaalka Madaxweynaha iyo arrimo kale. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhuxullldhuxull.mp3″]

                  Read More

                    Golaha Wasiirada oo ka dooday falal dilal ah oo ka dhacay Muqdisho todobaadkan

                    Khamiis, March 14, 2013—-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixin ku aadan safarka R.waaaraha iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ay ku tageen degaanada Puntland iyo Galmudug…

                    Read More

                      Wasiirka Hawlaha Guud oo beeniyay in La iibiyay Guryo ku Yaal Xaafada Shacabka ee Hargaysa

                        Hargaysa 14.March (SDN) Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo Guriyeynta Mud, Axmed Cabdi maxamuud (xaabsade) ayaa   waxba kama jiraan ku tilmaamay  war lagu qoray wargayska HUBAAL  ee ka soo baxa magaalada Hargeysa cadadkiisii soo baxay maanta, kaas oo wargaysku ku sheegay in dhulkii loo yaqaanay Guryaha kal-kaaliyayaasha caafimaadka ee ku yaalay xaafada shacabka ee magaalada…

                      Read More

                        Marwo Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Garoonka Muqdisho kula kulantay Safiiro ka socda Caalamka

                        Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimasda dalka kulan ku yeeshay qaar kamid ah Safiirada wadamada daneeya Soomaaliya oo ay ku jiraan Yurub safiiradooda iyo Wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya. Kulanka oo ay saxaafada dibadjoog ka ahayd ayaa markii uu soo gabagaboobay kadib ayaa waxaa saxaafada la hadlay wasiirka arimaha dibada ee Xukuumada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf…

                        Read More

                          Dad Rayid ah oo Biyo la’aan iyo Gaajo ugu geeriyooday deegaano hoostaga gobolka Gedo

                          Baardheere March 14 2013 (SDN)– Dad Rayid ah ayaa Biyo la’aan iyo Gaajo ugu geeriyooday deegaano hoostaga Gobolka gobolka Gado ee Koofurta Soomaaliya. Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Labo Ruux oo mid haween tahay ay Biyo la’aan ugu geeriyoodeen deegaan hoostaga Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Mid…

                          Read More

                            Somaliland leader in Turkey for talks

                            Ahmed Mahamoud Silanyo, president of Somalia’s autonomous Somaliland region, paid a visit to Ankara on Tuesday for talks with Turkish officials. Silanyo had talks with Deputy Prime Minister Bekir Bozdağ and officials from the Ministry of Energy. He was also scheduled to meet with Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan on Tuesday; however, the meeting had…

                            Read More