Fc Barcelona oo 4-0 Ku Hurguftey Ac Milan (UEFA) By Jaahuur.
Camp Nou-Barcelona-Mar-12-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay faqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Spain oo ay galabta ku kulmeen Barcelona iyo Ac Milan ciyaartan oo ka tirsaney koobka Yurub (UEFA). Ciyaartan oo runtii aad iyo aad loo wada sugaayey ayaa garoonka Kamp Nou Stadium waxaa ku soo xoomey dadweyne aan la soo koobi kareyn 80,000-kun kor u dhaafey iyo…
